Sports News

Jamie Vardy Oo Xalay Taariikh Ka Dhigay Horyaalka Ingiriiska Isaga Oo Kulankii Tobnaad Oo Xihdiidh Ah Gool Dhaliyay, Vardy Oo Jabiyay Rekoodhkii Ruud van Nistelrooy Iyo Leicester City Oo Hogaanka Horyaalka Gacanta Ku Dhigtay

0 Visits: 909 | Sunday November 22, 2015 - 11:23:47
Xidiga xulka qaranka England iyo kooxda Leicester City ee Jamie Vardy ayaa xili ciyaareedkan taariikh ka dhigaya horyaalka Ingiriiska, wuxuuna noqday gool ma gafaha cusub ee Premier Leaque-ga kaas oo xalay kulankiisii tobnaad oo xidhiidh ah gool ka dhaliyay. Xidigan hogaaminaya gool dhalinta Premier…

Read More »

Guushii Kulankii El-Clasico-da, Bandhigii Sergi Roberto, Isku Taagidii Jamaahiirta Madrid Ee Andres Iniesta, In Uu Messi Kursiga Kaydka Ku Reebay Iyo Waxyaabihii Uu Luis Enrique Ka Yidhi Guushii Ay Barcelona Ka Gaadhay Real Madrid

0 Visits: 1102 | Sunday November 22, 2015 - 11:20:17
Tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaa farxad wayn ka muujiyay guushii ay kooxdiisa Barcelona ka gaadhay dhigeeda ay sida wayn u xifiltamaan ee Real Madrid, kulankii El-Clasico-da ee Santiago Bernabeu xalay ka dhacay. Haddaba anaga oo hore idiinku soo gudbinay waxyaabihii uu Benitez ka yidhi…

Read More »

Tababare Manuel Pellegrini Oo Qirtay In Guuldaradii Xalay Kooxdiisa Manchester City Ka Soo Gaadhay Liverpool In ay Ahayd Guuldaradii Ugu Xumayd Ee Soo Gaadhay Waayihiisa Tababaranimo Ee Citizens

0 Visits: 997 | Sunday November 22, 2015 - 11:15:39
Tababaraha kooxda Manchester City ee Manuel Pellegrini ayaa qirtay in guuldaradii xalay kooxdiisa ka soo gaadhay kooxda Liverpool in ay ahayd guuldaradii ugu xumayd waayihiisa tababaranimo ee kooxda Etihad Stadium ka dhisan. Liverpool ayaa 30 kii daqiiqo ee ciyaarta ugu horeeyayba 3:0 hogaanka ciyaarta…

Read More »

Hordhac: Manchester City vs Liverpool: Silva Oo Aan Qatar La Galin Doonin Xili Sturridge iyo Aguero Ay Ciyaari Doonaan

0 Visits: 1037 | Saturday November 21, 2015 - 10:42:48
Kooxda hogaamineysa horyaalka Ingiriiska ayaa gurigeeda kusoo dhaweyn doonta kooxda kaalinta 10-aad iyadoo Jurgen Klopp uu mar kale soo booqan doono Etihad Stadium waana markiisii labaad madama uu Champions League kaga hor yimid kooxdaan.

Read More »

Hordhac: Real Madrid vs Barcelona (El-Clasico): Lionel Messi Oo Fursad Yar Heysta & BBC Oo Wada Diyaar Ah

0 Visits: 1198 | Saturday November 21, 2015 - 10:40:24
Kulankii ugu horeeyay El-Clasico xili ciyaareedka 2015-2016 ayaa caawa ka dhacaya garoonka Santiago Bernabeu markaasna Real Madrid ayaa martigalin doonta kooxda ay xifaaltamaan ee Barcelona.

Read More »

Hordhac: Juventus vs Ac Milan: Kulanka Ugu Weyn Serie A-da Oo Ka Dhici Doona Magaalada Turin

0 Visits: 1007 | Saturday November 21, 2015 - 10:37:48
Kooxda difaacaneysa horyaalka Talyaaniga balse haatan fadhisa kaalinta 7-aad ee horyaalka ayaa gurigeeda kusoo dhaweeneysa dhigeeda Milan waana kulanka ugu weyn horyaalka Serie A-da talyaaniga.

Read More »

Hordhac: Watford vs Man United: LVG Oo Dhibaato Weerar La'aan Ah Ay Lasoo Daristay, Ayuu Guul Ka Sugayaa?

0 Visits: 985 | Saturday November 21, 2015 - 10:34:27
Manchester United ayaa booqan doonta kooxda Watford kulanka ugu soo horeeya maanta kaas oo soo gali doona xiliga qadada waxaana ay kooxdaan hami ka leedahay iney si kumeel gaar ah hogaanka horyaalka u qabato iyadoo heysata fursado saacado ah oo ay ku naaloon karto waase hadii ay guul gaarto.

Read More »

Hordhac: West Brom vs Arsenal: Wiilkii La Masia – Hector Bellerin – Waa Soo Laabtay Wenger Oo Guul U Baahan Galabta

0 Visits: 1060 | Saturday November 21, 2015 - 10:31:35
Arsenal ayaa dooneysa iney kusii jirto qaab ciyaareedkeda quruxda badan ee ay ka wado horyaalka Ingiriiska marka ay u martiso West Brom waana kulan u xasaasi ah Wenger madama uu doonayo inuu ka faa'ideysto culeeska Heysta Manchester City taasoo Etihad kusoo dhaweyn doonta Liverpool si uu kali ugu…

Read More »

21-Xaqiiqo Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Kulanka Adag Ee El-Clasico

0 Visits: 1293 | Saturday November 21, 2015 - 10:28:59
Maanta waxaa dunida kubada cagta laga hadal hayaa kulanka adag ee dhexmari doona caawa kooxaha Real Madrid iyo Barcelona kaas oo lagu magaceeyay El-Clasico.

Read More »

Kulankii Saaxibtinimo Ee Dhexmari Lahaa Belgium & Spain Oo La Kansalay Iyadoo Laga Cabsi Laga Qabo Weeraro Argagixiso Oo Ka Dhaca Brussels

0 Visits: 1066 | Tuesday November 17, 2015 - 11:00:29
Xiriirka Belgiumka ayaa ku qasbanaaday inu aqbalo talooyin dhanka amaanka ah oo kaga yimid dowladda kuwaas oo ku wargaliyay iney jirto cabsi laga qabo in weeraro argagixiso ay ka dhacaan Brussels.

Read More »

Wadamada Ka Qeyb Galaya Euro 2016 Oo Caawa Dhameystirmi Doona, Wadamada La Sugayo & Waqtiga La Qabanayo Isku Aadka

0 Visits: 956 | Tuesday November 17, 2015 - 10:58:24
Inkastoo ay ka harsan tahay inuu qabsoomo koobka Euro 2016 wax ka badan lix bilood hadana caawa ayaa la filayaa iney dhameystirmaan dhamaan 23-ka kooxood ee soo maray isreeb-reebka iyadoo France ay ku noqon doonto 24.

Read More »

Arin Ugub Ah: Ciidamo Hubeysan Oo Caawa Lagu Arki Doono Gudaha Garoonka Wembley

0 Visits: 1083 | Tuesday November 17, 2015 - 10:56:29
Saraakiil ciidan ayaa la geyn doonaa garonka Wembley Stadium halkaas oo ay ka dhici doonto ciyaarta saaxibtinimo ee dhexmareysa xulalka England iyo France.

Read More »

Hordhac: England vs France: Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Saaxibtinimo Ee Caawa Wembley Ka Dhici Doona

0 Visits: 1062 | Tuesday November 17, 2015 - 10:54:36
Sida rajada laga qabo caawa waxaa qabsoomi doona kulan saaxiibtinimo oo dhexmari doona England iyo France hadii aysan dhicin qalalaasaha laga cabsi qabo wuxuuna kulankaan kusoo aadayaa xili kaliya laga joogo afar maalin weerarkii ka dhacay Paris halkaas oo ay ku naf waayeen in ka badan 120-qof.

Read More »

Macallimiin loo tababarayo kubbadda Laliska

0 Visits: 1005 | Tuesday November 17, 2015 - 10:31:28
Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada Muqdishotababar heer caalami ah uga furaymacallimiin cusuboo loo tababarayo xirfadda macalinimo ee kubadda Laliska. Tababarkaan oo socon doona 12 maalin, waxaa ka qeyb galaya 15 macallin oo ka kala yimid magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka.

Read More »

Xiddigaha France Oo Qiyaar Loo Siiyay Inay Ka Baaqdaan Kulanka Saaxiibtinimo Ee Habeen Danbe Ka Dhacaya Wembley.

0 Visits: 975 | Monday November 16, 2015 - 10:11:24
Xiddigaha kooxda France ayaa ciyaar loo siiyay inay ka baaqdaan kulanka habeen danbe ee saaxiibtinimo ee ay la ciyaarayaan England, waxaana nin waliba uu go'aansaday inuu ciyaarta ka qeybgalo oo sidii qorshuhu ahaa ay wax walba u socdaan.

Read More »

Ka Dib CR7 Iyo Leo Messi, Waa Kuma Xiddiga Seddexaad Ee Uu Zinedine Zidane Ugu Jecel Yahay?

0 Visits: 1459 | Monday November 16, 2015 - 10:07:31
Zinedine Zidane ayaa shaaca ka qaaday xiddiga seddexaad ee uu ugu jecel yahay ka dib Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Read More »

Cesc Fabregas Oo Aan Habeenkii Indhaha Isa Saarin Qaab Ciyaareed Xumida Chelsea Darteed.

0 Visits: 975 | Monday November 16, 2015 - 10:05:12
Cesc Fabregas ayaa qirtay inuu si weyn uga walwalsan yahay hoos u dhaca soo wajahay kooxdiisa Chelsea taasii ay ku hogaamisay inay habeenkii hurdo la'aani ku dhacdo.

Read More »

Real Madrid Oo Cristiano Ronaldo U Ogolaaneysa Inuu Ka Tago Garoonka Bernabeu Balse Shuruud Adag Ku Xirtay

0 Visits: 956 | Monday November 16, 2015 - 10:03:37
Sida ay qorayaan warbixino ka imaanaya Ingiriiska kooxda Real Madrid ayaa diyaar u ah iney Cristiano Ronaldo u ogolaato inuu isaga hayaamo kooxda balse waa in miiska loo saaro lacagahii ay xidigaan kusoo iibsatay sanadkii 2009.

Read More »

Imissa Lacag Ah Ayuu Doonayaa Lionel Messi Si Uu Ugu Wareego Premier League? Kooxaha London-se Miyeey Bixin Karaan?

0 Visits: 991 | Monday November 16, 2015 - 10:01:41
Xiddiga afarta jeer ku guuleystay abaalmarinta FIFA Ballon d'Or Lionel Messi ayaa u furan inuu u wareego Ingariiska ka dib markii ay isku dhaceen waaxda canshuuraha dowlada Spain, sida ay oqrtay maanta jariirada Ingariiska ee Daily Star.

Read More »

Sawiro: Filimkii Cristiano Ronaldo Oo Lagu Soo Bandhigay London – Ferguson, Mourinho, Ancelotti Iyo Xiddigo Hore Oo Soo Xaadiray.

0 Visits: 1476 | Tuesday November 10, 2015 - 11:59:22
Ninkii berri u heysan jiray ruqsada inuu farxad ka dhaliyo Manchester United ayaa soo laabtay waxaana uu u soo labista sida James Bond. Cristiano Ronaldo ayaa ku soo noqday England xalayto waxaana ay dib ugu midoobeen gogosha cas macalinkiisii hore ee Old Trafford Sir Alex Ferguson iyadoo ay aheyd soo…

Read More »