Kulankii Saaxibtinimo Ee Dhexmari Lahaa Belgium & Spain Oo La Kansalay Iyadoo Laga Cabsi Laga Qabo Weeraro Argagixiso Oo Ka Dhaca Brussels

0
Tuesday November 17, 2015 - 11:00:29 in Sports News by
  • Visits: 1074
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulankii Saaxibtinimo Ee Dhexmari Lahaa Belgium & Spain Oo La Kansalay Iyadoo Laga Cabsi Laga Qabo Weeraro Argagixiso Oo Ka Dhaca Brussels

    Xiriirka Belgiumka ayaa ku qasbanaaday inu aqbalo talooyin dhanka amaanka ah oo kaga yimid dowladda kuwaas oo ku wargaliyay iney jirto cabsi laga qabo in weeraro argagixiso ay ka dhacaan Brussels.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiriirka Belgiumka ayaa ku qasbanaaday inu aqbalo talooyin dhanka amaanka ah oo kaga yimid dowladda kuwaas oo ku wargaliyay iney jirto cabsi laga qabo in weeraro argagixiso ay ka dhacaan Brussels.

Xili dambe oo isniintii shalay aheyd ah ayey go’aansadeen xiriirka in kulankii ay Spain la ciyaari lahaayeen gabi ahaanba la baajiyo sababo dhanka amaanka ah.

"Kulankii aan la laheen Spain gabi ahaanba waa la kansalay” Ayaa lagu soo qoray bogga rasmiga ah ee xiriirka FA-ga Belgiumka ay ku leeyahiin twitter-ka sidoo kalana warbixinta waxey ku shaaciyeen in golaha adeegaanka dowladda ay ka heleen la talino dhanka amaanka ah taasoo keentay iney qaataan go’aankaas iyadoo laga cabsi qabo iney dhacaan weeraradii ka dhacay Paris dhawaan.

Brussels
Dhanka kalana xiriirka ayaa ka xumaaday in kulankaan muhiimka ah la kansalo iyagoo og in taagerayaal badan oo goostay tikidhada ay madax xanuun ka qaadi doonaan go’aankaan.

Sidoo kalana madama kulankaan aan la daawan doonin isbuucaan gudahiisa ayey warbixin kasoo saari doonaan Xiriirka sida laga yeelayo dadkii goostay tikidhada ciyaartaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip