Wararka

Madaxweyne William Ruto oo xaqiijiyay in taliyaha ciidamada qalabka sida ee Kenya uu ku dhintay shil diyaaradeed

0 Visits: 41 | Thursday April 18, 2024 - 17:31:42
Madaxweyne Ruto iyo taliyaha geeriyoodayImage caption: Madaxweyne Ruto iyo taliyaha geeriyooday Madaxweynaha Dalka Kenya William Ruto oo goordhow qalabka warbaahinta kala hadlay shacabka ayaa xaqiijiyay geerida taliyaha ciidamada qalabka sida janaraal Francis Ogollaoo ku dhintay shil diyaaraddeed oo…

Read More »

DFSoo ka Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya

0 Visits: 49 | Thursday April 18, 2024 - 13:35:51
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowlada iyo Shacbka dalka Kenya kaga Tacsiyadeysay geerida ku timid Taliyihii Ciidanka Difaaca Kenya kaas oo shil diyaarad maanta u geeriyooday. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in Wasaaradda ay uga tacsiyeenayso, Wasaaradda…

Read More »

Wasiir Maareeye oo dalka Morocco uga qeyb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa

0 Visits: 41 | Thursday April 18, 2024 - 13:33:58
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa, oo lagu qabtay magaalada Rabat ee Dalka Morocco. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa dib-u-habeynta iyo horumarinta nolosha Beeraleyda…

Read More »

Midowga Yurub oo ansixiyay $116.9m si kor loogu qaado ammaanka Soomaaliya

0 Visits: 59 | Thursday April 18, 2024 - 13:19:11
Midowga Yurub ayaa ansixiyay $74.4 milyan oo dollar oo loogu talo galay qarashka ku baxaya wareejinta mas'uuliyadda amniga ee ciidamada ATMIS oo Soomaaliya ka baxaya dhammaadka sanadkan 2024. Sidoo kale, Midowga Yurub ayaa sheegay inuu $42.5 milyan ku taageeri doono ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed,…

Read More »

Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo daahfuray shir looga hadlayo la dagaalanka fekerka xagjirka ah

0 Visits: 56 | Thursday April 18, 2024 - 13:05:38
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha ka hortagga iyo la dagaallanka afkaarta xagjirka ah ee rabshadaha wadata, kaas oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Qaran ee Tubsan. Ra'iisul Wasaare ku xigeenka ayaa…

Read More »

UK oo kordhisay taageerada ciidamada amniga Soomaaliya oo ay ku bixinayso 2.75 milyan oo gini

0 Visits: 44 | Thursday April 18, 2024 - 12:21:11
Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku yaboohday lacag dhan 2.75 Milyan oo Giniga Istarliinka ah si loogu xoojiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ee dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab. Maalgelintan, oo loo soo marinayo Sanduuqa Trust ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), ayaa bixin…

Read More »

Ciidanka Booliiska ilaalada Xeebaha Soomaaliyeed oo tababbar ku qaatay Markab dagaal oo laga leeyahay Spain

0 Visits: 38 | Thursday April 18, 2024 - 12:07:21
Ciidanka Ilaalada Xeebaha Booliiska iyo Hawlgalka Ciidamada Badda Midowga Yurub ee Soomaaliya loona yaqaano (ATALANTA) ayaa fuliyay layli mideysan ay ku qaateen Markabka dagaalka lagu magacaabo (CANARIAS) ee Dalka Spain gudaha biyaha Soomaaliya. Layligaan ayaa xambaarsanaa qaababka la dagaalanka burcad-badeedka,…

Read More »

Shirka Golaha wasiiradda XFS oo lagu ansixiyey Saddex heshiis oo wada galeen Soomaaliya iyo Tansaaniya

0 Visits: 49 | Thursday April 18, 2024 - 11:14:51
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Tansaaniya. Heshiisyada ay goluhu meel-mariyeen ayaa kala ah, heshiis iskaashi oo u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya…

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabbilay Cabdillaahi oo guul taariikhi ah ka soo hooyay tartanka Orodka qaarada Afrika

0 Visits: 56 | Thursday April 18, 2024 - 11:12:31
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Cabdulaahi Jama Mohamed oo kaalinta labaad ku guuleystay billadda qalinka ah tartanka orodka 5000m ee Ciyaaraha Guud ee Qaramada Afrika, oo lagu qabtay dalka Ghana. Madaxweynaha ayaa ku…

Read More »

Tirada dadka ku nool Somaliland oo la shaaciyay

0 Visits: 42 | Thursday April 18, 2024 - 10:29:45
Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in tirada dadka ku nool deegaanadeedu ay gaadhay 6.2 milyan. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta ka qabsoomay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in tirada dadka Somaliland ay korodhay oo ay 6 milyan kor u dhaaftay.…

Read More »

Hawlgal ka dhan ah Alshabaab oo ka dhacay gobolka Jubada Hoose

0 Visits: 70 | Thursday April 18, 2024 - 10:16:45
Ciidanka Maamulka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyey Agagaarka degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Ciidanka oo webiga uga gudbay dhanka kale ayaa khasaare kala duwan gaarsiiyay sida la sheegay Xubno ka Tirsan Alshabaab ,. Weerarkaas ayaa waxaa ka dhashay Dhimasho…

Read More »

Xiisada ka taagan Bariga Dhexe oo ka sii dartay Xilli Israel ay ku hanjabtay weerar Aargudasho ah

0 Visits: 62 | Thursday April 18, 2024 - 09:22:04
Xilli aad loo hadal hayo weerar Israel kaga aar-goosanayso Iran ayaa waxaa soo baxayo inay maamulayaasha Milliteriga Iran bilaabeen hawlgalo iyo Taatiko Milliteri si looga hortago Duullaanka xilli kasta Israel laga filan karo. Guud ahaan qeybaha Ciiddamada Iran ayaa la sheegay in Heegan Buuxa la geliyey,…

Read More »

HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 18-4-2024

0 Visits: 60 | Thursday April 18, 2024 - 08:42:04
.

Read More »

Puntland oo sheegtay inay kalsoonidii kala noqotay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka

0 Visits: 73 | Wednesday April 17, 2024 - 13:10:27
Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo horjeeda go'aannada ay Puntland ka qaadatay xiriirka dowladda federaalka. Puntland waxay sheegtay in xildhibaanadaas aysan Puntland ku matali karin Muqdisho. Wasiirka warfaafinta…

Read More »

Nin dil ka geystay degmada Deyniile oo la baadi goobayo

0 Visits: 71 | Wednesday April 17, 2024 - 13:03:41
Gudoomiye Kuuxigeenka Amniga Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho Cali Cabdi Faarax oo weriyayaasha la hadlayay ayaa sheegay in ciidamada amaanku ay baadi goobayaan nin ku eedeysan dilka labo qof oo ehel ahaa oo lagu dilay degmada Deeyniile ee gobolka Banaadir. Waxa degmada Deyniile lagu dilay labo…

Read More »

Sucuudiga oo sheegay in caalamka uu ku guul-daraystay xalka dagaalka Qaza

0 Visits: 71 | Wednesday April 17, 2024 - 13:00:01
Sucuudiga iyo Pakistan ayaa si wadajira ugu baaqay xabbad-joojin degdeg ah oo laga gaadho dagaalka ka socda marinka Qaza, iyada oo Sucuudiguna uu soo jeediyey in xaaladda gobolka la dejiyo, isaga oo aan soo hadal qaadin weerarkii Iran ay ku qaaday Israa'iil. Wasiirka arrimaha debedda ee Sucuudiga…

Read More »

Sawirro: DF oo si weyn u maamuustay wiil Soomaaliya u soo hooyey guul cajiib ah

0 Visits: 65 | Wednesday April 17, 2024 - 12:54:42
Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha, ahna Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Cabdullaahi Jaamac Maxamed oo ah Orodyahan Soomaaliyeed oo guul ka soo hooyey, billad qalin ahna Soomaaliya ugu soo guuleystay orodka 5000 ee mitir. Tartanka uu ku soo baxay…

Read More »

Somaliland oo eedeyn yaab leh u jeedisay Fanaanadda Ugbaad Aragsan

0 Visits: 70 | Wednesday April 17, 2024 - 12:48:41
Somaliland ayaa war rasmi ah kasoo saartay xarigga fanaanadda caanka ah Ugbad Aragsan oo ay xalay xabsiga Hargeysa ay u taxaabeen ciidamada Booliska ee maamulkaasi. Qoraal kasoo baxay booliska ayaa waxaa looga hadlay xarigga fanaanadda, waxaana Somaliland ay u jeedisay eedeymo yaab leh. Booliska ayaa…

Read More »

Maamul goboleedkii ugu horreeyay oo qaadcay shirka uu iclaamiyay Xasan Sheekh

0 Visits: 71 | Wednesday April 17, 2024 - 12:42:40
Maamul goboleedka Puntland ayaa si cad u diiday ka qayb-galka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu iclaamiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo la filayo inuu magaalada Muqdisho ka dhaco inta u dhexeyso 20 illaa 21-ka bishan April ee sanadka 2024-ka. Wasiirka warfaafinta Puntland,…

Read More »

HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 17-4-2024

0 Visits: 76 | Wednesday April 17, 2024 - 08:26:25
.

Read More »