
WARBIXINTA GUUD XUSKA WARGEYSKA M.TIMES IYO XUSUUSTA HOWADEENNADA QAAR OO 30 SANO JIRSADEEN.
saxsane waa kan :-
wargeyska M. Times Daily News Pepar ayaa 30 jirsaday ka dib markii laga soo bilaabo xillaiga aasaaskiisa ilaa hadda 1996 ilaa 2026
Munaasabd lagu Maamuusayey 30 Sano Jirsiga wargeyska M.TIMES ayaa ka dhacday Xarunta Wargeyska ee M.Muqdisho, Wargeyska M.Times waa Mid Maalinle Madax Bannaan kana soo Baxa M/Muqdisho Maalin Isniin ah oo 18-K Novembar 1996-dii taasoo laga joogo Muddo 30 sano ah Maanta oo ah Arbaco 18-ka Nov.2026
Waxaa Xusid iyo Xusuus Mudan in Wargeyskaani uu soo maray Marxalado kala duwan ,waxaan xafladihii hore iyo midda maanta ahba ay ka dharagsan yihiin macaamiisha iyo Akhisatyaashaba inay maammada qudbadeheeda ay markastab ku sheegto in 2 sano oo dheeri ku ah soo saaristiisa ah taasoo maanta sida ay ku timid faafhfaahin dheeraad ah ka bxisay ayaa sheegtay inay raadinaayeen dadka u qalma oo wargeyskaani lagu Aamini karo, Waxaan alle mahadii ah in Waqtiba haa qaadatee aan helnay Suxuufiyintii ugu mudnaa inay ka howlagalaan waxayna ahaayeen kuwo lagu in ay si dhaqsi ah u soo saaraan wargeys tayo leh oo muddo gaaban hawada u qabsaday macluumadkiisa iyo murtida uu xanbaarsanaa awgeed.
iyadoo uu dalk xiligaa ku jiray dagaallo iyo Kala qax sababay in muddadaasi dheer agu qaadatay aana ku darsanay inta aan ka hwlgaleynay oo noqatay 32 sano. Maamulka Wargeyskaani ka ayaa Halkaa ka soo jeedisay Mahad celin iyo Bogaadin ay u hayaan shaqsiyaadkii dadaalka ka soo u soo galay xiliyadii kala duwanaa oo ay kaga qeyb qaateen, qeybaha kal duwan leh howlaha adeeggayada sida Wariiyayaashii ka soo shaqo bilobeen ilaa kuwa haatan weli ku guda jiraba waxaa xusid mudan in wargeyskaani ay ka soo farcanmeen wargeysyo dhow ahoo ay Maamada fangareysay kuwa iyda eedahay iyo ku badan oo ay saaciddayb.Halka ay sheegtay in xarunta wargeyskaani ay haayeen kuwo badan loogana guuri karo haddii shaqaaqo yimaado si aysan howlaha wargeysyada u baaqan.
wargeyska dan jire Press, Axad iyo Khamiisle ah ahaa ayaa soo baxay 2-da Febaraayo 1997-dii, halka wargeyska xog-waaran uu soo baxay Maalin jimco ah oo 30 juun 1997-dii, iyadoo Al-shareeca Al islaamiyaha uu soo Bishiiba mar ahaa , halka wargeys ku hadla codka haweenka saxaafadda la soo saaray 1999-kii SOWPA PRESSi
waayoo ururkii ugu hoerryey oo ay yeeshaan haween saxaafaada M/Muqdisho ayaa Maamada loogu doortay guddoomiye hoyga Marwo Biibto, fanaannaddii weyneyd ee Seynab Xaaji Cali Siigaale{Baxsan} ee Deg. H/Wadaag. AUN Wargeyso Idaacadaha Xigaa jiray shaqaalaa gabdha iyo kuwa wargeysyada ayaa sameysteen URURKAAS Dumar leeyihiin ayaan gacan ayka geysteen howladeennada wargeys kaan iyo maamulka oo isugu jiraan arimah, sportoga, jaceylka iyo Siyaadaaba iyo Amnigaba Towfiiq Press, cawil daahir iyo m.c. nuur socdaal Hayin Press Xasan Sakuura. Jamhuuriya Press, Kaah Press, M.Muxyaddiin Wiil la yiraahdo,AL Amni wal Difaac Cornel Raage coon AUN iyo ciidamo badan , Ileys Press Md.Ilyaas, Qalin Press, Banaadir Xiddigta JIMCAALE, Aweys Foodeey iyo NUUR QAMADI Waahahaya Press Maxamuud X.Adduunyo, {Garyaqaan Ress,Saciido VIP}, {Duqaad Press - M. Shiil} Dawo-Jaceyl Press Nuurto Cali Cumar, Mogtimes Sports press ,Naasir{Alimra}Codka Xorriyadda Press Shariif M.Maxamed,jeylaani Cariif Qaasin, Waqti Press {Salaad Fiidoow Dhuxul} iyo kuwo Wargeyska ASSALAAM {JEN Faarax Qare} kale oo badan Waliba waxaa intaa dheereeyd in qeybtii cilladku timaado wargeyda waaweynaa inaan qaar ka mid ku gacan siin jirnay inaan xarunteena ugu daabacno sida Wargeysyada BANORAMA PRESS, SANCA PRESS, B/AFRIKA PRESS , WOMDU Press,SOWJO PRESS Wargeyka Xiriirka Olombicada Somaliyeed ee COS iyo kuwo kale
laalyaal kama daalo Mahad Celinta howladeennadajiilasha kala diwan ee wargeyska soo maray iyo hey'adihi garab ka inagu siiyey
waxa y aheyd xilli loo baahnaa walibana dhinaca deegaan ahaan aan ka howlbilownay sidoo kale bulshada oo u baahi qabtay inay aaraadooda u soo gudbiyana bulshada taasoo dadka badanka intiisa badan aysan heli jirin saxafadda madax Bannaan oo argtidoo ay ku cabbiraan oo Maalinle awooddaa alahaa ah
Dhanka kale Milkiilah W.M.Times waxay xustay inay tartan saxaafiyiinta afrika ee waddamada XASARADAHA COLAADEED KA JIRAAN HAWEENKA KA HOWLGALA .
tartan dalalka afrika ee gabdhaha ka howlgaa dalalka qalalaaha kajiro ka gashay Kaalinta 2aad iyadoo sheegtay in hal waddan kaliya la rabay hase yeeshee dalka Ruwanda gabar ka soco ay ku guuleysatay maadaama dalkaasi uu soo maray halis colaadeedka ugu weyn ee dal ka dhaco waxaayna aheyd sanadka 2014-kii bisha Oktoober Xilliga la ii soo jawaabay ayey tiri Maamo BIIBTO waxaana la igu war geliyey in tartamada kale laga faa,iideysan karo anigana aanan ka qeyb gelin waloow sharuudihii loo baahnaa aan buuxiyey, waxaana kaga mahad celinayaa Ururkaada SAXAAFIYIINTA SOOMAALIYEED EE { NUSOJ} Maxamed Ibraahin Bakistaan iyo URURKA SAXAAFADDA IDAACADAH IYO URURRADA ISU TAGAY EE {SIMHA} Xasan Cali Geeseey waana ugu mahad celinyaa bay tiri Maamo Biibto dadaalkooda.
MAHAD CELINTA INNAGU GACANTA SIISEY XAGGA AGABKA IYO…. DEEN KMG XAFIISEEDYADA.
Waxaan si qaas ah ugu Mahad Celinayaa Wariiye Cali Muuse Cabdi Ganacsade, iyo Xaaji Muxuddiin Yuusuf AUN 2daba way geeiyoodeen , waxaa kale oo aan si qaas ah ugu Mahad Celinayaa Hey’adda Adra-Saacid, oo aan iloobi karin ka dib markii wargeyskaan oo sandkii 1997-DII 30 ajuun weerar lagu soo qaaday gaarigooda lana doonayey in la qaarijiyo ay ka badbaadiyeen heya;dda saacid ee M.Muqdisho ka hwlagasha taageero badbaadina ayna siiyeen ilaaladooda ka dib markii ay dabeleydii naga Difaaceen waan ugu mahad celinayenaa haddaanu nahay Bahd wargeyskan inagoo 5 ruux ay ayaa waxaa naga soo gaaray dhaawacyo in badan Isbitaalk keyasaneey looga jiray . sidoo kale Maamulka Isbitaal Keynaneey Drs.Miino Xasan Shibbis iyo shaqaalaha DIitoorrada Axmed Taajir, M.Xamuud Macaalin, Sabriye =C/hi Xuseen iyo kalkaaliyayaashaba way noo dadaaleen ajar alle haka siiyo inta dhimayana AUN insha allaah.
Marwo Biibto ayaa ka dhawaajisay in Xilligii la weeraray Maamulka iyo Howladeennada Wargeyska Xaafadda Isgoyska Waddad Mirinaayo ayaa Mar qura aan ka warhelanay 3 dableey oo na weearaseynesa waxaayna na gaarsiiyeen dhawacyo culus iyo mid fudud intaba Maalintaas waxey aheyd jimco 7 Saac 30 xilli Duhur ah Juun 1997-dii oo uu soo baxay wargeyska 3aad ee WARGEYSKA XOG-WARRAN PRESS cadakiisa 1aad ee aan soo saarno ka maamul ahaan dhaawac ayaa gacanta Midig iga soo gaaray halka Gabaryar oo aan habaryar u ahaah tababbarna qaadaneysay oo la yiraahdo Nasro Cali Cumar dhaawaca ugu culus uu soo gaaray kana haaleyshay Sinta Bidix ka Burburtay taasoo isibaatala 4 Qalliin looga sameeye muddo 4 bilood ahna ku jirtay Sidoo Tifaaftire Maxamuud Axmed Xasan Xuusrshe ayaa isagan firirirada muraaydaha soo gaareen, halka Darawlkeena Ciise Booc alle ka badbaadiyey Tacshiiraddaasi .
Sidoo kale kale Masuuliyiiinteed Shikadda Banaadir,Sh.C/dir Cosoble Cali oo gacan ka geystay dhinacyo badan oo xagga wargeyska Baahidiisa ah, Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel,Hibo Maxamed Faaraxa {Hibo Dhageey} sidoo kale Macallimiintii Naadiga W.M.Times Isboortiga iyo Ciyaartooydii Naadiga soo martay iyo Taagerayaashoodaba guud ahaan guddiga isboortiga Naadiga Dhamman waan u mahad celinayaa. 1998 iIaa 2000 oo Aan Koobka Wiilasha K. Koleyga Koobka J/Daa,uud hantinay iyo koobab kale oo Munaasabdo iyo tartamo rasmi ah qeygaha kala duwan ee ciyaaraha dalka kaalin wax ku ool ah aan ka gaarnay Waxaana kooxihii kala duwanaa ee Naadiga Mogadishu Times { Kooxaha heerka 2aad K/koleyga K/2aad, kaalinat K/Gacanta J.Daa;uud 2aad, kaalinat K.Cagta S/C kaalina3aad Lacibiiantii iyo Macallimiintaii iyo Guddiga Isboortiag Naadiga waan ugu mahad celinayaa dadaalkooda G.Naadiga Yuusuf Cismaan Ciil Axmed{Carrbeey}, Naadiga k.Kowleyga Macaalin Saacid Baariyoow, Axmed Faanto AUN, Macallin K.Cagta Axmeddeey Hilwle, Naadiga K/MIISKA Macallin Axmed Cali, Macallinimiinta K/Gacanta {Hand Bolka} Macallin Shiino Laacibiibtii guud ahan naadiga soo martay Hambalyo ayaan leeyanahay Sawir qaade {Fotto Baasaale} iyo guud ahaanba laacibiintii soo martay Naadiga W.M.Times oo guulaha noo soo hooyeen Mahad Ballarn ayaa u celineynaa
Waxaan u Mahad Celinayaa Aasaasayaasha wargeyskaan gacanta inta gacanta igu siisey ,Md, Maxa muud Axmed Xasan {Xuurshe} Tifaaftiraha Wargeyskan xilligi la dhidbayey, Maxamed Xasan Gaar weyn {Jeeri} Faalooyin Qoraasare ah qeybo badan sida Raadiyo Reer Hebel ku soo Xasuuso Akhriste waxaa la yaab leh fekerka qoraha iyo Xilligaas oo aanay jirin wax Raadiyo ah oo xor ah ama cid gaara leedahay oo aan ka aheyn 3-da Raadiyo ee kala ah mid Madaxweynaha Xilligaasi Md.Cali Mahdi Maxamed Taageerayey, Mid kii ku hadalyey Codka Jen.Maxamed Xasan Faarax Ceydid Alle ha u Naxariistee oo Codka Shacabka ahaa Raadiyo Muqdishowga Daraad daraad iyo Shalay ah iyo mid uu Lahaa Cismaan Caato oo La Dhihi Jiray Codka Nabadda alle ha AUN,
waxaana aad Adkaa in cid kasta ay sameeyesato Raadiyo u gaar ah waxana la yaab ah sida uu u Asiibay Qoraaga weyn ee Maxamed Xasan {Jeeri} in la arki doono Raadiyo Beleedyo ama Raadiyo Ganacsto sameeysatay sida hadda ka Jirta Radiyo {X} Raadiyo {Z} Raadiyo {R} …….iwm..
C/laahi C/raxmaan C/llaahi Yaroow {Alif} Artistaha caan baxay ee Soomaaliyeed ee Qaasatan Wargeyskaan lagu yaqiin Doolligaama {Jiirka} hadlaya oo ilaa iyo haatan uu yahay Astaanka Wargeyska mid ka mid ah. Sidoo ale artiste M.shaacir Akiila iyo Ifka Arts
Aweys Xuseen Xasan {A.Shiino}, Sheekadi Jaceylka ee Jamaaka ku soo Xusuuso, Maxamed Shiil Xasan {Shiil } Qoraa sare ah, Bashir Cali Xuseen Qoraa Fanka iyo Suugaanta,Maxamed Maxamuued Nurey { Jimcaale} Riporter iyo Qoraa Faallooyin, Prof. Yexye Sh. Caamir ku soo Xusuuso Qoraalkii Dheeraa ee Juuj Vs Wamaa Juuj oo ahaa mid si weyn dadka ay u Xiiseynayeen,Cawil Daahir Salaad Qoraa Shekooyinka Riwaayadeed iyo Jaceylba leh AUN, Qoraa Sare Ceydiid.KU SOO XUSUUSO SHEEKADII SAFARKII ROOMA , qoraa Muqtaar Lovy Sheekooyin badan oo Jaceyl ah , Falastin Axmed Xaaji {PLO} Qoraa Sheeko ku soo Xusuuso Furriin iyo Fursad Caanshaq,C/laahi Galkacal Qoraa Sheekooyinka Jaceylka ah,Aadan Macallin C/laahi {Aadaamo} Qoraa Sheekooyin ku soo Xusuuso Sheekadii Gobeey Nin Gayaa Ha Guursado, Al Ustaad C/lle Nuuraddiin Axmed Alle ha u Naxariistee Qoraa Sheekooyinka Jaceylka ku soo Xusuuso Sheekadii Aniga iyo Jaceyl, Cali Sh. Cabdi Alle ha u Naxariistee Qoraa Sheeko,Cali Maxamed Cismaan {C.Ameeriko} AUN Qoraa Sheeko Jaceyl ah, Ibraahin Daa’uud Muudeey {Weynax} Qoraa Sheekadii ku soo Xusuuso Sheekadii Caashaqii Cirooaha AUN, Madiino Axmed Jimcaale Qora Faalooyin iyo sheeko Riwaayadeed iyo wararka Raadintooda {Ku soo xusuuso Sheekadi Faadumo Soonqaad, Ustaad Barre Sh.Cabdullaahi {Bangaladeesh} ku soo Xusuuso Sheekadii Guumeystii Geel Badan, Maxamed ,Cali Maxamuud {Madka} Qoraa Sheekooyin, Maqaalad ku soo Xusuuso Sheekadii Damac Adduun, Saciido Sh.Axmed {VIP} Qoraa Sheeko ku soo Xusuuso Sheekadii Garyaqaan Jaceyl, Cabdi Xasan ,Nuuraddiin Macallin Muqtaar{Diinoow} Riports
Sidoo kale Munaasabadaa ayaa waxaa ka hadleen Gud. wargeyka Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, Maxmed Xasan {Xuurshe}, Sh. Muuse Maxamed Cismaan, Fowsiyo Sh. Xasan, C/hi Maxamed Cumar {Mucjis} iyo marti sharaf kale iyagoo Maamulka ugu Mahad Celiyey Dhammaan Ka Soo Qeybgalayaasha Inta Gacanta Ka Geystay Dadaalka Wargeyska Bilow ilaa Xilligaan, Hibo Maxamed Faarax iyo Xasan Maxamed Jimcaale, {Geesdiir}, Maxamed Cali Nuur AUN,Qaasin Xuseen Jimcaale, C/Kariin , Caddoow iyo Sahro Maxmuud Ow Axmed, Cismaan Xuseen Ow Axmed {Waryeel} dadkaas oo iga taageeray xiligii adkaa deegaameynta wargeyska Maanta oo kale Maalinta la Soo saaray Nuqul kii ugu horeeyey Waregyska M.Times Isniin 18-ka Novebar oo1996-dii. aheyd xilligii dhidibbaada loo Taagay, Wargeyskaan Maalinlah ah ee MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR
W/D:-FARXIYO C/CASIIS C/LAAHI


0 


WARBIXINTA GUUD XUSKA WARGEYSKA M.TIMES IYO XUSUUSTA HOWADEENNADA QAAR OO 30 SANO JIRSADEEN.
.