{XUSKA IYO XUSUUSTA WARGEYSKA M.TIMES 30 SANO JIRSADAY} KA MAHAD CELINTA DADAALKAAS INTII GACANTA KU LAHYED MACAAMIL IYO HOWLADEENNADABA.

0
Wednesday November 18, 2026 - 22:16:18 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    {XUSKA IYO XUSUUSTA WARGEYSKA M.TIMES 30 SANO JIRSADAY} KA MAHAD CELINTA DADAALKAAS INTII GACANTA KU LAHYED MACAAMIL IYO HOWLADEENNADABA.

    WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PEPAR AYAA 30 JIRSADAY KA DIB MARKII LAGA SOO BILAABO XILLAIGA AASAASKIISA ILAA HADDA Munaasabd lagu Maamuusayey 30 Jirsiga wargeyska M.TIMES ee Maalinlah ah oo Madax bannaan kana soo Baxa M.Muqdisho 18-KA Novembar Maant

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PEPAR AYAA 30 JIRSADAY KA DIB MARKII LAGA SOO BILAABO XILLAIGA AASAASKIISA ILAA HADDA Munaasabd lagu Maamuusayey 30 Jirsiga wargeyska M.TIMES ee Maalinlah ah oo Madax bannaan kana soo Baxa M.Muqdisho 18-KA Novembar Maanta oo kale waa XUS IYO XUSUUS 2026-ka Xafalad lagu Maamuusayey 32 guurada wargeysan oo ka dhacday Xarunta Wargeyska ee M.Muqdisho Caawa18-KA Nivembar 2026-ka . Waxaa Masuuliyinta iyo Marti sharafka xafaddaa ka soo qeyb galeen ayaa ka soo jeediyeedn hadallo u badan Hambalyeynta iyo Dhiirri gelinta Maamul ka 30 Sano iyo dadaalka ah iyo 2 Sano oo Juhdi ah oo ay dhabarka u rit een Maamulka iyo howladeennada Wargeyskaani 2 sano oo dadaaalkiisa howleed uu maamulka wargeyska iyo how laadeenadiisa ku ka dhigeysa 32 sano xilliga oo aanay dad ka ku sugnaayeen barakicii ugu weynaa ee muqdisho ka dhacay iyo gobollada dalka itIisa badneyd oo meel la isu raadiyo aysan jirin . xag gaadiid iyo Isgaarsiinba ma Jirin Dalka oo kaafin kartay Maamulka ayaa Faahfaahin dheeraad ah ka bixieyy arrtintaas Xus iyo Xusuus ayey inoo tahay Maanta oo kale inaan ka dhaadhicino Macaamisheena dadaalkeena .2 sano oo la diyaariney QorshihiiIsa Shaqo iyo Shaqaale iyo Xaruu mihaha Wargeyska Maadaama hal Xarun aysan ku filneyn in laga howl galo xilliga oo xummaa dartiis, iyadoo intaa raacisay in dhibaatooyin Dagaallo iyo Degennaan la'aanba Dalka ka jirtay xilliaa awgiis, waxana si dhaqsi ah u xirmayay xaafadda xafiiska ka furan yahay loona baahanaaday meel kale duwan si looga nabad galo waxa dhacya sidaas daradeed baan waqti dheeri ahi ay inagu qaadatay u diyaar gaowgaa Aas-aasidda wargeyska M. Times, sidoo kale Dadka ka howl bilaabayeyna waxay ku kala sugnaayen meelo kala duwan si degdeg looga heleynin way adkeyd, si aan ugu dhabeyno fekerkeenna ayaa nagu qaadatay mudadaas dheer inaan Bilowno howlaha wargeys ka anagana juhdigaas ayaan ku darsanay mudda sano oyinka ah. waxaayna sida saxda ahi ay tahay 30 hase yeeshee Maanta 32 Jir anaga dadaalkaa u galnay noo noqoneyso. Maanta oo kale waxay mudan tahay in xusuus gaar ah inagu leeyihiin dadaalka dadkii ka soo qeyb qayb qaatay oo in badan oo ka mid ah ay geeriyoodeen aanan ugu Tacsiyad eynayno Ehelka iyo Qaraabadooda inta noolna aan ugu Mahad Celneyno oo inagoo leh Ajar iyo Xasanadda alle ha idinkugu bedello inta dhimatayn alle ha u naxariisto sidaa waxaa tiri Milkiilaha Wargeyska M.Times Marwo Biibto oo ka cudur daaratay qaladaad badan oo laga heli karo wargeyska haba ugu badnaadaano xagga cadadaka oo aan in badan dareemeyno in uu qalad inagaga yimis sababtoo ah marka aan xuseyno iyo dhalashada sannadka cusub oo isa saaran awgiis . waxaan in yar hadda naga xigta haddii alle idmo sanadka cusub oo bil iyo 12 maalmood kaliya aan rajeyneyno in uu curto markaas ayuu misna noqonayaa 33 sano ahaan inta laga gaarayo bisha maanta oo kale ah 18ka novebar 2027-da alle hanagu gaarsiiyo nabad , barwaaqo iyo qeyr fara badan if iyo aakhiraba Aamiin. Ka MA DAALO MAHAD CELINTA HOWLADEENNADA JIILASHA KALA DIWAN EE WARGEYSKA SOO MARAY IYO HEY'AFIHII QAAR KA MID AH OO GARABKA NAGU SIIYEY SABAABAHA WARGEYSKA UU U SOO BAXAY :- W aa Xilli loo Baahnaa walibana Dhinaca deegaan ahaan aan ka howlbilownay, sidoo kale Bulshada oo u baahi qabtay in ay aaraadooda u soo gudbiayan bulshada taasoo dadka badankis aysan heli jirin.
waxaan kale oo aan quudareyneynay iyoadoo uusan wargeys maalile ah xilaagaa uusan ka jirin Deegaanka Waqooyiga Muqdisho .
wargeyska ayaa ahaa mid ka qeyb qaatay wacyi gelinta bulshada lana soo shaqeeyey hey,adaha Dalka ka jiray oo curdin ahaa biolowga wargeyskan la jaan qaaday taasoo keenta afkaar is weydaarsi taasoo lagu ciil baxay loona helay cod xor ah sababtayna in dalku yeesho heylkal siyaasadeed oo maanta muuqdo waxaana bulshada loogu gudbiyey maqaallo iyo riwaayado qoraaleed lagu dareen siinayo dhibaatooyin , Aafoyinka colaadda aan dhamma adka laheyn ee dalka jiray ay leedahay iyo sida looa baaqsan karo
siminaaro. dagaallada, Aafooyin ka Dabiiciga marka laga reebo haddana dhibaatada dalka ka dhaleysa ayaa waxaa ay Masaakiinta u yihiin kuwo la Deriska noqday ayna dareemayeen Caburin waa waxa uu u taagan yahay Wargeyskaani Annag oo dhowreyana Anshaxa Saxaafadda u degsan iyo Sharciga Dalka iyo Dhaqanka Umadda Soomaaliyeed iyo Diinteyna sharafta badan ina Fareyso intaba. ayaan gacan ku siinaynay in ah hadlaan oo y caburks iska saaraan
Waxaan u Mahad Celinayaa Aasaasayaasha wargeyskaan gacanta inta gacanta igu siisey ,Md, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe} Tifaaftiraha Wargeyskan xilligi la dhidbayey, Maxamed Xasan Gaarweyn {Jeeri} Faalooyin Qoraasare ah qeybo badan sida Raadiyo Reer Hebel ku soo Xasuuso Akhriste waxaa la yaab leh fekerka qoraha iyo Xilligaas oo aanay jirin wax Raadiyo ah oo xor ah ama cid gaara leedahay oo aan ka aheyn 3-da Raadiyo ee kala ah mid Madaxweynaha Xilligaasi Md.Cali Mahdi Maxamed Taageerayey, Mid kii ku hadalyey Codka Jen.Maxamed Xasan Faarax Ceydid Alle ha u Naxariistee oo Codka Shacabka ahaa Raadiyo Muqdishowga Daraad daraad iyo Shalay ah iyo mid uu Lahaa Cismaan Caato oo La Dhihi Jiray Codka Nabadda alle ha AUN,
waxaana aad Adkaa in cid kasta ay sameeyesato Raadiyo u gaar ah waxana la yaab ah sida uu u Asiibay Qoraaga weyn ee Maxamed Xasan {Jeeri} in la arki doono Raadiyo Beleedyo ama Raadiyo Ganacsto sameeysatay sida hadda ka Jirta Radiyo {X} Raadiyo {Z} Raadiyo {R} …….iwm..

C/laahi C/raxmaan C/llaahi Yaroow {Alif} Artistaha caan baxay ee Soomaaliyeed ee Qaasatan Wargeyskaan lagu yaqiin Doolligaama {Jiirka} hadlaya oo ilaa iyo haatan uu yahay Astaanka Wargeyska mid ka mid ah.

Aweys Xuseen Xasan {A.Shiino}, Sheekadi Jaceylka ee Jamaaka ku soo Xusuuso, Maxamed Shiil Xasan {Shiil } Qoraa sare ah, Bashir Cali Xuseen Qoraa Fanka iyo Suugaanta,Maxamed Maxamuued Nurey { Jimcaale} Riporter iyo Qoraa Faallooyin, Prof. Yexye Sh. Caamir ku soo Xusuuso Qoraalkii Dheeraa ee Juuj Vs Wamaa Juuj oo ahaa mid si weyn dadka ay u Xiiseyna yeen,Cawil Daahir Salaad Qoraa Shekooyinka Riwaayadeed iyo Jaceylba leh AUN

F alastin Axmed Xaaji {PLO} Qoraa Sheeko ku soo Xusuuso Furriin iyo Fursad Caanshaq,C/laahi Galkacal Qoraa Sheekooyinka Jaceylka ah,Aadan Macallin C/laahi {Aadaamo} Qoraa Sheekooyin ku soo Xusuuso Sheekadii Gobeey Nin Gayaa Ha Guursado, Al Ustaad C/lle Nuuraddiin Axmed Alle ha u Naxariistee Qoraa Sheekooyinka Jaceylka ku soo Xusuuso Sheekadii Aniga iyo Jaceyl, Cali Sh. Cabdi Alle ha u Naxariistee Qoraa Sheeko,Cali Maxamed Ci smaan {C.Ameeriko} Qoraa Sheeko Jaceyl ah, Ibraahin Daa’uud Muudeey {Weynax} Qoraa Sheekadii ku soo Xusuuso Sheekadii Caanshaqii Cirooaha AUN, Madiino Axmed Jimcaale Qora Faalooyin iyo sheeko Riwaayadeed iyo wararka Raadintooda {Ku soo xusuuso Sheekadi Faadumo Soonqaad, Ustaad Barre Sh.Cabdullaahi {Bangaladeesh} ku soo Xusuuso Sheekadii Guumeystii Geel Badan, Maxamed Cali Maxamuud {Madka} Qoraa Sheekooyin, Maqaalad ku soo Xusuuso Sheekadii Damac Adduun, Saciido Sh.Axmed {VIP} Qoraa Sheeko ku soo Xusuuso Sheekadii Garyaqaan Jaceyl, Cabdi Xasan Aq-laaq Qoraa Maqaalaad Taxane ah,Muuse Maxamed Cismaan Qoraa Maqaalaad Taxane ah iyo Diyaariya Hal Xiraalaha Wargeyska iyo Sameenta Wararka iyo War eysiyada, Muxuddiin Cabdi Calasoow qoraa maqaalaad ku soo xusuuo Tooshaka siyaasadda iyo Talada Dalka AUN

Sh. Cali Cumar Maxamuud Dhinaca Diiniyadda Qoraalada la xiriira, iyo Maqaaladka Siyaasaddaba AUN ,Sh.Maxamed Kulmiye Axmed Dhinaca Diiniyadda Qoraalada la xiriira,C/laahi Maxamed Cumar {Mucjis} Dhinaca Diiniyadda Qoraalada la xiriira,Sh.Xuseen Maxamed Maxamuud {Koofile} Dhinaca Diin iyadda Qoraalada la Xiriira, C/qaadir Maxamed Calasoow{Calas} wararka iyo maqaladka wargeyskan AUN , Abshir Cali Warsame {Shire} Qoraalada Diiniyada la XiriiraAUN ,Yaaquub C/aahi Guure Dhinaca Diiniyadda Qoraalada la Xiriira iyo Howlaha diyaarinta Wararka, Daa’uud Maxamed Salaad Qeybaha Farsamada iyo Maqaalaad diyaarinta, C/qaadir Cabdi Caddaan {Daadiroow} Dhinaca Isboortiga,Naasir Cali Cumar,{Al-Cimra} Dhinaca Isboorti ga iyo Farsamada Wargeyska iyo Wararka, C/laahi Maxamed Jiroow Maqaal Qore ahna Warar Raadiye AUN ,Mahad Caraboow Cali,Wararka Wargeyska Diyaarinteeda,C/fitaax Maxamuud Salaad {Deyeeshe} Farsamayaqaan iyo Qoraalka iyo Warar Diyaariyev,Nuurto Cali Cumar Wararka iyo Faalooyinka, Axmed C/laahi Maxamed {Al-Axmed},Qoraa Faalooyinka Wargeys,Farxiyo Cali Qaajo Maqalaadka, Safiyo Cali Sheekh {Safoon} Wararka Boggaga Caaf imaadka , Fowsiyo Sh.Xasan Sheekooyinka Jaceylka, Leylo Cali Saalax Faalooyinka Wargeyskan, Shukri Axmed Leyte Axmed Ra’yiga iyo Hal Xiraalaha iyo Wararka Wargeyska Doonistooda,Ganeey Qoraa Maqalaadka Siyasada Aadan Shuuke Maqaalaadka iyo Wararka Deegaanada ka dhaca,Nimco Cali Cumar howlaha Xafiiska iyo Diyaarinta Dukumintiyada Wararka,Maxamed Xasan Xuseen Farsamada Qeybahooda kala duwan, Xasan Xuseen Nuur Qeybta Garaacista Wararka,Cali Muuse Sheekh Jeeblaha weyn AUN Halxiraalaha iyo Ra’yiga Dadweynaha,Jabriil Maxamuud Nuur {Jabra},Farsama-yaqaanka 1-aad ee Wargeyskaan, ahna Diyaariye Maqaalaad iyo Dhisaha Wararka Wargeyska AUN ,C/laahi Maxamed Salaad {Dalle} Farsamayaqaankii 2aad ee Wargeyskaan ahna Diyaariyahan Wargeyska Warar iyo Habeyntaba,Md.C/fitaax Maxamuud Salaad {Diyeeshe} Farsama Yaqaanka 3aad ee xagga Diyaarintna Wargeyska Md,Najiib Cali Cumar Farsama Yaqaankii 4aad ee Wargeyskaan ahna Farsmada Guud ee Qalabka iyo Diyaarinta Wargeyskan, Naasir Cali Cumar Farsmayaqaanka Wargeyska ee Xilligaan C/qaadir Cabdi Calsoow {Yuurree} Daabacadda Wargeyskan iyo Farsamada Qalabka Rogista, Qadro C/laahi Cali Dabaabacaada Wargeyska iyo Diyaarintiisaba

MAHAD CELIN

Waxaan si qaas ah ugu Mahad Celinayaa Wariiye Cali Muuse Cabdi Ganacsade, iyo Xaaji Muxuddiin Yuusuf AUN 2daba way geeiyoodeen , waxaa kale oo aan si qaas ahnugu Mahad Celinayaa Hey’adda Adra-Saacid, Masuuliyiiinteed Shirkadda Banaadir,Sh.C/qaadir Cosoble Cali oo gacan ka geystay dhinacyo badan oo xagga wargeyska Baahidiisa ah, Cismaan Xuseen Axmed {Waryeel,Hibo Maxamed Faaraxa {Hibo Dhageey} sidoo kale Macallimiintii naadiga W.M.Times Isboortiga iyo Ciyaartooydii Naadiga soo martay iyo Taagerayaashoodaba guud ahaan guddiga isboortiga Naadiga Dhamman waan u mahad celinayaa.


Waxaa kale oo aan Mahad gaar ah u celinayaa Dhallainyarada iyo Odayaashii Iibisa {Suuq Geynta Wargeyskaan oo ilaa maalintii ugu horeysay ilaa haatan Iibiyaan oo isugu jirto in geeroyootay in weli howlahaas ku jirta oo nool waxaana xusuus mudan Md.Makaraan Xasan Toxoow AUN, Qaasin Axmed Nucaan.AUN, Shabeeloow AUN ,Diimoow,Huutuu,Muuse,Maxamed Jaceeloow, Daanyeeroow,kuwo kale oo fara badan iyo intii gacanka geystay Socoshada Howlaha Wargeyskaan Guud ahaan waxaan leeyahay waad ku Mahadsan tihiin wax wada qabashada howlaha Wargeyska Dhankiina waxanad nagula Ciiddaan Sanad Guuradiisa 32-aad Dadaalkiina wa mid Muuda waxaana idiin Rajeynayaa guulo inta aan gaarnay ka badan Musutaqbalka Insha Allaah.  
Waxaa kale oo aan Mahad gaar ah u celinayaa Dhallainyarada iyo Odayaashii Iibisa {Suuq Geynta Wargeyskaan oo ilaa maalintii ugu horeysay ilaa haatan Iibiyaan oo isugu jirto in geeroyootay in weli howlahaas ku jirta oo nool waxaana xusuus mudan Md.Makaraan Xasan Toxoow AUN, Qaasin Axmed Nucaan.AUN, Shabeeloow AUN ,Diimoow,Huutuu,Muuse,Maxamed Jaceeloow, Daanyeeroow,kuwo kale oo fara badan iyo intii gacanka geystay Socoshada Howlaha Wargeyskaan Guud ahaan waxaan leeyahay waad ku Mahadsan tihiin wax wada qabashada howlaha Wargeyska Dhankiina waxanad nagula Ciiddaan Sanad Guuradiisa 32-aad Dadaalkiina wa mid Muuda waxaana idiin Rajeynayaa guulo inta aan gaarnay ka badan Musutaqbalka Insha Allaah. 

Wargyeskaani waxaa uu Jecel yahay inuu ku Talaabsado Horumar sida Maanta uu yahay ka Wanaagsan, waxaana Mustaqbalka Rajeyneynaa inaan ka dhabeyn doono Hamigeyna Maadaama Xaaladda adag lagu jiro ay tahay mid adadayg u baahan waxaana Alle ka Baryeynaa in Ummadda Soomaaliyeed uu Qalbigooda isku soo Dumo Nabad waartana dhex dhigo sida xaalka hadda yahayna Isbedelwanaagan oo Umadda Mahadiso Alle inoo Keeno Aamiin Aamiin.

Sidoo kale Munaasabadaa ayaa waxaa ka hadleen Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, Maxmed Xasan {Xuurshe}, Sh. Muuse Maxamed Cismaan, Fowsiyo Sh. Xasan, C/qaadir Maxamed Calasoow {Calas} iyo marti shaf kale iyagoo Maamulka ugu Mahad Dhammaan Ka Soo Qeybgalayaasha Inta Gacanta Ka Geystay Dadaalka Wargeyska Bilow Min Xilligaan . Xaawo Axmed Jimcaale AUN, Hibo Maxamed Faarax iyo Xasan Maxamed Jimcaale, {Geesdiir}, Maxamed Cali Nuur AUN,Qaasin Xuseen Jimcaale, Qoyska Sahro Maxmuud Ow Axmed, Cismaan Xuseen Ow Axmed {Waryeel} dadkaas oo iga taageeray xiligii adkaa deegaameynta wargeyska

Maanta oo kale Maalinta la Soo saaray Nuqulkii ugu horeeyey Waregyska M.Times Isniin 18-ka Novebar oo1996-dii. aheyd xilligii dhidibbaada loo Taagay, Wargeyskaan Maalinlah ah ee MOGADISHU TIMES DAILYY NEWSPEPAR Maanta Laga Joogo 32 laakiin 2 sano xuskiisa ah oo 2 sano oo la diyaariney Qorsh ihiiIsa Shaqo iyo Shaqaale iyo Xaruumihiisaba Maadaama Hal Xarun aysan ku filney Xaawo Axmed Jimcaale AUN

WAXAA DIYAARISAY:-FARXIYO C/CASIIS C/LAAHI


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip