Macallimiin loo tababarayo kubbadda Laliska

0
Tuesday November 17, 2015 - 10:31:28 in Sports News by
  • Visits: 1013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Macallimiin loo tababarayo kubbadda Laliska

    Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada Muqdishotababar heer caalami ah uga furaymacallimiin cusuboo loo tababarayo xirfadda macalinimo ee kubadda Laliska. Tababarkaan oo socon doona 12 maalin, waxaa ka qeyb galaya 15 macallin oo ka kal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS ayaa magaalada Muqdishotababar heer caalami ah uga furaymacallimiin cusuboo loo tababarayo xirfadda macalinimo ee kubadda Laliska. Tababarkaan oo socon doona 12 maalin, waxaa ka qeyb galaya 15 macallin oo ka kala yimid magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka. Maxamed Xuurshe Xasan Eenowoo ka tirsan masuuliyiinta GOS ayaa sheegay in taabarkanuu ka mid yahay qorsahaguddigu ay ku horumarinayo xiriirada iyo gobollada dalkasi loo helo macalimiinsoo saarta ciyaartoytayo leh. Qar ka mid ah macalimiinta ayaa laga keenay gobollada dalka.

MacalinGeorge Appaddooo ka mid ah tababarayaasha ayaa tilmaamayin markii labaad uu soomaaliya tababar ka bixinayo muhiimadii koowaadna ay tahay sidii kubadda laliska Soomaaliyau horumari lahayd.

Ugu dambeyn waxaa seminaarka furay wasiirka ku xigeenka wasaaradda dhalinyarda iyo IsboortigaCusmaan Aadan Dhuuboow , waxuuna ammaan u soo jeediyay guddiga Olombikada Soomaliyeeedoo isu keenay macalinmiin doorna siiyaydhanka maamulka goboleedyada , waxuuna macallimiintakula dardaarmayin ay ka faa’idaysataan fursaddan qaaliga ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip