Wadamada Ka Qeyb Galaya Euro 2016 Oo Caawa Dhameystirmi Doona, Wadamada La Sugayo & Waqtiga La Qabanayo Isku Aadka

0
Tuesday November 17, 2015 - 10:58:24 in Sports News by
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadamada Ka Qeyb Galaya Euro 2016 Oo Caawa Dhameystirmi Doona, Wadamada La Sugayo & Waqtiga La Qabanayo Isku Aadka

    Inkastoo ay ka harsan tahay inuu qabsoomo koobka Euro 2016 wax ka badan lix bilood hadana caawa ayaa la filayaa iney dhameystirmaan dhamaan 23-ka kooxood ee soo maray isreeb-reebka iyadoo France ay ku noqon doonto 24.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inkastoo ay ka harsan tahay inuu qabsoomo koobka Euro 2016 wax ka badan lix bilood hadana caawa ayaa la filayaa iney dhameystirmaan dhamaan 23-ka kooxood ee soo maray isreeb-reebka iyadoo France ay ku noqon doonto 24.

Ilaa iyo haatan waxaa xaqiijiyay iney tartankaan usoo baxeen 21-xul iyadoo xulka Jamhuuriyadda Ireland uu noqday xulkii ugu dambeeyay ee xaqiijiya madama ay xalay ku garaaceen (2-0) xulka Bosnia Herzegovina.

Jonathan Walters oo ka tirsan Stoke City ayaana labada gool u dhaliyay iyadoo mid ka mid ah uu ahaa rigoore loo dhigay qeybta hore ciyaarta.

Caawa waxaa dhici doona laba kulan oo ah kuwii ugu dambeeyay (Denmark vs Sweden) (Ukraine vs Slovenia).

Xulka Sweden kulankii ay martigaliyeen lugtii hore waxey ku badiyeen 2-1, halka Ukraine ay si raaxo leh (2-0) ku dubatay dhigeeda.

Sweden




Dhamaan Xulalka Soo Gudbay:

Spain

Germany

Italy

England

Portugal

Belgium

Wales

Ireland

Slovakia

Turkey

Iceland

Czech Republic

Russia

Switzerland

Austria

Croatia

Poland

Romania

Hungary

Albania

Nothern Ireland

Xulalka La Filayo?

Denmark

Sweden

Slovenia

Ukraine

Goorma Ayaa La Qaban Doonaa Isku Aadka?

Isku aadka Koobka Euro 2016 waxaa la qaban doonaa 12-ka December Xaflad ka dhici doona magaalada Paris (Palais des Congrès de la Porte Maillot).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip