Imissa Lacag Ah Ayuu Doonayaa Lionel Messi Si Uu Ugu Wareego Premier League? Kooxaha London-se Miyeey Bixin Karaan?

0
Monday November 16, 2015 - 10:01:41 in Sports News by
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imissa Lacag Ah Ayuu Doonayaa Lionel Messi Si Uu Ugu Wareego Premier League? Kooxaha London-se Miyeey Bixin Karaan?

    Xiddiga afarta jeer ku guuleystay abaalmarinta FIFA Ballon d'Or Lionel Messi ayaa u furan inuu u wareego Ingariiska ka dib markii ay isku dhaceen waaxda canshuuraha dowlada Spain, sida ay oqrtay maanta jariirada Ingariiska ee Daily Star.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddiga afarta jeer ku guuleystay abaalmarinta FIFA Ballon d'Or Lionel Messi ayaa u furan inuu u wareego Ingariiska ka dib markii ay isku dhaceen waaxda canshuuraha dowlada Spain, sida ay oqrtay maanta jariirada Ingariiska ee Daily Star.

Laakiin xiddiga Barcelona ayaa dalbanaya lacag aysan awoodin xitaa kooxaha boorsooyinka waa weyn ee Ingariiska ee Manchester City, Manchester United, Chelsea iyo Arsenal.

28 jirkaan ayaa la fahamsan yahay inuu daneynayo inuu u dhaqaaqo London iyadoo Gunners lagu sheegay inay tahay kooxda uu doonayo haddii uu ka tago Barcelona.

5648a033b9312_Messi
Laakiin heshiiska uu doonayo ayaa ka dhigeysa inuu sannadkii mushahar ahaan u qaato 18 milyan ginni ka dib canshuurta, taasoo la micno ah in mushaharkiisa isbuuclaha uu noqon doono 600 kun ginni.

Haatan waxa uu La Liga ku qaadanayaa sannadkii 14 milyan ginni, waxaana qandaraaskiisa Barcelona lagu burburin karaa 175 milyan ginni.

Messi ayaa la joogay Barcelona tan iyo 2001, waxaana uu hore u sheegay inuu doonayo inuu ciyaaraha kaga fariisto kooxda reer Catalan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip