Sports News

SUUQA KALA IIBSIGA: Eden Hazard Oo Go'aan Ku Gaaray Inuu Chelsea Isaga Tago.

0 Visits: 848 | Thursday January 07, 2016 - 10:53:43
Eden Hazardayaa go'aan ku gaaray inuu doonayo inuu isaga tago Chelsea dhamaadka xilli ciyaareedkan sida ay saaka qortay jariirada Daily Mail. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa kalsooni ku qabta inay hogaaminayaan ceyrsashadfa xiddiga reer Belgium laakiin waxa ay tartan adag kala kulmayaan kooxaha…

Read More »

Luis Enrique: Garsoorayaasha Waa Inay Joojiyaan Inay Kubada Cagta U Bedelaan Kubada Xooga Mareykanka.

0 Visits: 762 | Thursday January 07, 2016 - 10:52:07
Tababare Luis Enrique ayaa soo jeediyay in garsoorayaasha ay ku guuldareysteen inay hubiyaan inay ciyaartaan tahay kubada cagta oo aysan aheyn ciyaarta xooga ee Mareykanka intii ay socotay kulankii ay 4-1 kaga badiyeen Espanyol lugta hore ee wareega 16ka ee Copa del Rey.

Read More »

Leo Messi Oo Barbareeyay Pedro Mar Kale: Wuxuu Shabaqa Soo Taabtay Dhamaan Lixda Tartan Ee Xilli Ciyaareedkan Ee Barcelona.

0 Visits: 859 | Thursday January 07, 2016 - 10:50:27
Haddii aad u maleysay inaysan harin rikoor uu jabiyo Leo Messi, waad qaldan tahay. Magaca xiddiga reer Argentina ayaa galay taariikhda mar kale xalayto, labadii gool ee uu ka dhaliyay Copa del Rey lugta hore ee wareega 16ka ee ay la ciyaareen Espanyol ayaa la micno ah inuu shabaqa soo taabtay dhamaan…

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Dalabkii Manchester United Ay Ka Gudbisay Sadio Mane Oo La Soo Diiday.

0 Visits: 880 | Thursday January 07, 2016 - 10:48:14
Manchester United ayaa ku guuldareysatay dalabkoodii ay ku doonayeen Sadio Mane bishaan Janaayo iyadoo Southampton aysan dooneynin inay fasaxaan xiddiga reer Senegal inta uu socdo xilli ciyaareedkan.

Read More »

Luis Suarez Oo Bilaabay Dagaal Ciyaartoyda Barcelona Iyo Espanyol Ku Dhexmaray Afaafka Hore Ee Qololkooda Labiska.

0 Visits: 798 | Thursday January 07, 2016 - 10:45:34
Ka dib kulankii ay xamaasadiisa xumeyd ee Copa del Rey ee u dhaxeeyay Barcelona iyo Espanyol ee ku dhawaaday 4-1 oo ay ku badisay kooxda Luis Enrique ayaa waxaa jiray dagaal labada dhinac ku dhex maray wadada loo maro qolalka labiska.

Read More »

The Sun Oo Saadaalisay Sida Ay U Muuqan Doonto Shaxda Man City Marka Guardiola Uu Yimaado, Lionel Messi Iyo Paul Pogba Oo Ka Dhex Muuqda. Su'aasha Ayaase Ah Ma Dhici Doontaa?

0 Visits: 1005 | Thursday January 07, 2016 - 10:43:43
Pep Guardiola ayaa u sheegay Manchester City inuusan dooneynin shaqo iska socota ilaa iyo inta noloshiisa ka dhiman balse uu doonayo tartankii ugu adkaa ee noloshiisa. Wargeyska The Sun ayaana qoreysa saaka in taasi ay tahay sababtii ay madaxda City uga iibiyeen tababaraha ugu fiican caalamka qorshahooda…

Read More »

Hordhac Kulanka Lugta Hore Ee Semi-finalka Capital One Cup Stoke v Liverpool – Shaxda Macquulka Ah, Waqtiga La Ciyaarayo Iyo Waxyaabaha Ka Cusub.

0 Visits: 792 | Tuesday January 05, 2016 - 12:26:33
Kulanka: Stoke City v Liverpool Garoonka: Britannia Stadium Waqtiga: 11pm Saacada Geeska Afrika Labada kooxood ayaa laga badiyay kulamadoodii Premier League waxaana ay caawa isku arkayaan lugta hore ee semi-finalka Capital One Cup oo ka dhaceysa garoonka Britannia Stadium. Stoke ayaa hal jeer ku guuleysatay…

Read More »

Zizou: Tababarihii Ugu Horeeyay Ee Faransiis Ah Ee Taariikhda Real Madrid, Hadaba Wadamadee Ayay U Dhasheen Macalimiintii Real Madrid Soo Martay.

0 Visits: 927 | Tuesday January 05, 2016 - 12:21:44
Zinedine Zidane ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee France u dhashay ee taariikhda Real Madrid. Kooxda Los Blancos ayaa waxaa hore u soo martay 24 tababare oo ajnabi ah laakiin midkoodna kama imaanin dalka Faransiiska.

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Wargeysyada Ingariiska Saaka Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Bisha Janaayo.

0 Visits: 883 | Tuesday January 05, 2016 - 12:19:10
Suuqa kala iibsiga dalka Ingariiska ayaa furan maalintii afaraad, welina ma jiraan saxiixyo waa weyn oo ay sameeyeen kooxaha ugu waa weyn Premier League, laakiin waxaa jira ciyaartoy badan oo lala xiriirinayo. Hadaba waxaan saaka idiin soo uruurinay wararkii ugu danbeeyay ee ay wargeysyada Ingariiska…

Read More »

WARBIXIN: Shan Waxyaabood Oo Sabab U Ahaa In Real Madrid Ay Shalayto Ceyriso Tababare Rafael Benitez.

0 Visits: 846 | Tuesday January 05, 2016 - 12:11:52
1. Si dhab ah dib looguma soo dhaweynin:Inkastoo uu xiriir lasoo lahaa Real Madrid, Benitez marnaba ma aheyn tababare ay doonayeen taageerayaasha. Ciyaartoyda iyo taageerayaashaba waxa ay ka xumaayeen in Carlo Ancelotti la diro, magacaabistii Benitez iyadana kama aysan caawinin inay xanuunka ka yareyso…

Read More »

Jurgen Klopp Oo Xiddigahiisa Guuldareystay Ku Yiri Kaliya Seddex Eray Ka Dib Guuldaradii Ka Soo Gaartay West Ham.

0 Visits: 818 | Monday January 04, 2016 - 12:56:52
Halkii uu tababare Slaven Bilic ugu baaqayay xiddigahiisa West Ham inaysan kala badbadanin, Jurgen Klopp ayaa kaliya seddex erey ku yiri xiddigahiisa guuldareystay ee Liverpool dhamaadkii ciyaarta, sida ay qortay saaka jariirada Daily Mirror.

Read More »

Oliver Giroud Oo U Jawaabay Alan Shearer Oo Dhawaan Sheegay In Arsenal Ay Seddex Saxiix U Jirto Inay Hanato Premier League Xilli Ciyaareedkan.

0 Visits: 750 | Monday January 04, 2016 - 12:54:50
Olivier Giroud ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay hadalkii Alan Shearer ee ahaa in Arsenal ay u baadan tahay saxiixyo cusub si ay ugu guuleysato Premier League xilli ciyaareedkan.

Read More »

Mustaqbalkiisa, Kulankii Xalayto Iyo Wax Walba Oo Rafael Benitez Kaga Hadlay Shirkiisii Jaraa'id Ee Ka Dib Kulankii Ay Real Madrid Barbaraha La Gashay Valencia.

0 Visits: 752 | Monday January 04, 2016 - 12:53:15
Tababare Rafael Benitez ayaa saxaafada soo hor fariistay ka dib barbarihii ay kooxdiisa Real Madrid garoonka Mestalla Stadium kula gashay kooxda Valencia, waxaana wax laga weydiiyay mustaqbalkiisa, qaab ciyaareedka kooxdiisa iyo dareenkiisa ku aadan ciyaartii xalayto.

Read More »

Zidane-ka Afrika' – John Obi Mikel Oo Qabsaday Twitter Ka Dib Wacdarihii Uu Dhigay Kulankii Crystal Palace.

0 Visits: 731 | Monday January 04, 2016 - 12:51:58
Waqti dheer kuma aysan qaadanin taageerayaasha Chelsea inay helaan geesigooda cusub ka dib markii ay waayeen Jose Mourinho. Guus Hiddink ayaa si ku meel gaar ah u yimid kooxda si uu u badbaadiyo xilli ciyaareedkooda laakiin waa waji ay yaqaaneen John Obi Mikel xiddiga noqday ninka cusub ee laga jecel…

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Manchester City Oo 55 Milyan Euro Ku Dalbaneysa Xiddig Ka Ciyaara Bundesliga.

0 Visits: 755 | Monday January 04, 2016 - 12:49:26
Manchester Cityayaa dalab 55 milyan euro ka gudbineysa kubadsameeyaha khadka dhexe ee kooxda Schalke Leroy Sane, sida ay qortay jariirada Jarmalka ee Bild.

Read More »

Kaadh CAS Muu Ahayn, Wuxuu Ahaa Dagaal Xadhig Lagu Mutaysan Karo, Garsoore Hore Howard Webb Oo Ugu Danbayn Si Faah Faahsan Usharaxay Dhacadadii Xumayd Ee Nigel de Jong Iyo Xabi Alonso Ee Finalkii Koobkii Aduunka Ee 2010- Kii

0 Visits: 880 | Monday January 04, 2016 - 12:46:43
Garsoorahii hore ee ree England eeHoward Webb ayaa ugu danbayn si furan uga hadlay dhacdadii layaabka lahayd ee finalkii koobkii aduunkii 2010 kii dhex martayNigel de Jong oo Holland u ciyaarayay iyoXabi Alonso oo xulka qaranka Spain ka tirsanaa. Waxay ahayd dhacdo qof kasta oo daawanayay la yaabay…

Read More »

Mateo Kovacic Oo 26 Sano Kadib Noqday Ciyaartoygii Ugu Horeeyay Ee Real Madrid Ah Oo Kaadhka Cas Oo Toos Ah Ku Qaatay Mestalla Stadium, Xidigee Ugu Danbeeyay?

0 Visits: 743 | Monday January 04, 2016 - 12:42:46
Real Madrid ayaa xalay markale iska lumisay fursad qaali ahayd oo ay kaalinta labaad kaga soo gali lahayd kala saraynta La Ligaha kadib markii ay barbaro 2:2 ah la soo gaashay kooxda Valencia kulan xiiso badnaa oo Mestalla Stadium ku dhex maray labada kooxood.

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Koox Weyn Oo Ivanovic U Soo Bandhigtay Wado Uu Kaga Baxsado Chelsea Bishaan Janaayo.

0 Visits: 709 | Monday January 04, 2016 - 12:40:35
Kooxda AC Milan ayaa diyaar u ah inay bishaan Janaayo dalab ka gudbiso daafaca midig ee kooxda Chelsea Branislav Ivanovic iyagoo raadinaya inay xoojiyaan daafaciida, sida ay ku warameyso jariirada Ingariiska ee Daily Mirror.

Read More »

Wayne Rooney Iyo Willian Oo Hogaaminaya Kooxdii Isbuucaan Ugu Fiicneyd Horyaalka Premier League.

0 Visits: 657 | Monday January 04, 2016 - 12:36:25
Leicester City ayaa seegtay rigoore iyagoo ku guuldareystay inay shabaqa soo taabtaan kulankii seddexaad iyagoo barbaro la galay kooxda Bournemouth, halka Manchester United iyo Manchester City ay guulo gaareen.

Read More »

Man United Oo Bixineysa Lacagta Lagu Burburin Karo Qandaraaska Neymar Ee Barcelona Iyo Wararkii Kale Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta Oo Isniin Ah.

0 Visits: 682 | Monday January 04, 2016 - 12:34:12
Suuqa kala iibsiga Ingariiska ayaa fursan maalintii seddexaad iyadoo weli aysan jirin heshiisyo rasmi ah oo ay gaareen kooxaha waa weyn, waxaana la filayaa in maanta ay Liverpool ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Red Star Belgrade Marko Grujic, hadaba waxaan maanta idiin soo uruurinay wararkii…

Read More »