Zizou: Tababarihii Ugu Horeeyay Ee Faransiis Ah Ee Taariikhda Real Madrid, Hadaba Wadamadee Ayay U Dhasheen Macalimiintii Real Madrid Soo Martay.

0
Tuesday January 05, 2016 - 12:21:44 in Sports News by
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zizou: Tababarihii Ugu Horeeyay Ee Faransiis Ah Ee Taariikhda Real Madrid, Hadaba Wadamadee Ayay U Dhasheen Macalimiintii Real Madrid Soo Martay.

    Zinedine Zidane ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee France u dhashay ee taariikhda Real Madrid. Kooxda Los Blancos ayaa waxaa hore u soo martay 24 tababare oo ajnabi ah laakiin midkoodna kama imaanin dalka Faransiiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Zinedine Zidane ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee France u dhashay ee taariikhda Real Madrid. Kooxda Los Blancos ayaa waxaa hore u soo martay 24 tababare oo ajnabi ah laakiin midkoodna kama imaanin dalka Faransiiska.

Ilaa iyo haatan Real Madrid waxaa tababare ka soo noqday: Seddex u dhalatay Argentina (Carniglia, Di Stéfano iyo Valdano), seddex Ingariis ah (Arthur Johnson, Robert Firth iyo Michael Keeping), labo Jarmal ah (Heynckes iyo Schuster), labo Netherlands u dhalatay (Beenhakker iyo Hiddink), labo Serbian ah (Boskov iyo Antic), labo Uruguay ah (Enrique Fernández iyo Héctor Scarone), labo Portugal u dhalatay (Queiroz iyo Mourinho), labo Talyaani ah (Capello iyo Ancelotti).

Iyadoo tababarayaal u kala dhashay Brazil(Luxemburgo), Chile (Pellegrini), Hungary(Hertzka), Macedonia(Miljanic), Wales(Toshack) iyo Paraguay (Fleitas).

1451936498_869745_1451936583_noticia_grande

22 tababarayaal oo Isbaanish ah ayaa iyadana soo maray Bernabeu iyadoo Zidane uu marayo wadadii ay soo mareen rag waa weyn oo ciyaaryahan iyo tababare isku soo noqday: García Remón, Camacho, Del Bosque, Valdano, Di Stéfano, Molowny, Amancio, Miguel Muñoz…




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip