Jurgen Klopp Oo Xiddigahiisa Guuldareystay Ku Yiri Kaliya Seddex Eray Ka Dib Guuldaradii Ka Soo Gaartay West Ham.

0
Monday January 04, 2016 - 12:56:52 in Sports News by
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jurgen Klopp Oo Xiddigahiisa Guuldareystay Ku Yiri Kaliya Seddex Eray Ka Dib Guuldaradii Ka Soo Gaartay West Ham.

    Halkii uu tababare Slaven Bilic ugu baaqayay xiddigahiisa West Ham inaysan kala badbadanin, Jurgen Klopp ayaa kaliya seddex erey ku yiri xiddigahiisa guuldareystay ee Liverpool dhamaadkii ciyaarta, sida ay qortay saaka jariirada Daily Mirror.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkii uu tababare Slaven Bilic ugu baaqayay xiddigahiisa West Ham inaysan kala badbadanin, Jurgen Klopp ayaa kaliya seddex erey ku yiri xiddigahiisa guuldareystay ee Liverpool dhamaadkii ciyaarta, sida ay qortay saaka jariirada Daily Mirror.

Ereyadaas ma ahan kuwa halkaan lagu daabici karo, xaqiiqdiina adiga ayaa go’aansan kara wixii ay ahaayeen laakiin waa seddex erey oo aad u xun xun sida ay sheegeyso Mirror.

Xaqiiqda ah in Reds ay difaacan weysay kubada, islamarkaana ay awoodi weysay inay gooldhaliso islamarkaana khadka dhexe ay eber ka noqdeen kulankii 2-0 looga badiyay Upton Park, uma baahnid inaad caaqil tahay inaad qiyaasto waxa ay noqon kareen.

51 sanno ka dib ayay West Ham markii ugu horeysay labada kulan ee xilli ciyaareedka ay ka badisay kooxda Liverpool.

"Kaliya seddex eray ayaan ku iri ciyaartoyda ciyaarta ka dib” ayuu yiri tababaraha Jarmalka. "Laakiin waa inaan dib u hadalno mar kale sababtoo ah ma aysan aheyn ciyaartii ugu xumeyd ee aan nolosheyda arko.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip