Luis Suarez Oo Bilaabay Dagaal Ciyaartoyda Barcelona Iyo Espanyol Ku Dhexmaray Afaafka Hore Ee Qololkooda Labiska.

0
Thursday January 07, 2016 - 10:45:34 in Sports News by
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Luis Suarez Oo Bilaabay Dagaal Ciyaartoyda Barcelona Iyo Espanyol Ku Dhexmaray Afaafka Hore Ee Qololkooda Labiska.

    Ka dib kulankii ay xamaasadiisa xumeyd ee Copa del Rey ee u dhaxeeyay Barcelona iyo Espanyol ee ku dhawaaday 4-1 oo ay ku badisay kooxda Luis Enrique ayaa waxaa jiray dagaal labada dhinac ku dhex maray wadada loo maro qolalka labiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka dib kulankii ay xamaasadiisa xumeyd ee Copa del Rey ee u dhaxeeyay Barcelona iyo Espanyol ee ku dhawaaday 4-1 oo ay ku badisay kooxda Luis Enrique ayaa waxaa jiray dagaal labada dhinac ku dhex maray wadada loo maro qolalka labiska.

Sida uu garsooraha ciyaarta ku sheegay warbixintiisa ciyaarta, waxaa dagaalkaas bilaabay ciyaaryahanka Barcelona Luis Suarez.

Warbixinta garsoore Martinez Munuera ayaa lagu sheegay in Suarez uu ku sugayay ciyaartoyda Espanyol inay soo koraan jaranjarada wadad geyneysa qolkooda labiska, islamarkaana uu dhowr jeer iyaga ku yiri: "Halkaan ayaan idin kugu sugayaa. Imow halkaan. Waxaad tihiin qashin.”

Garsooraha ayaana sheegay inay taasi keentay inay faraqa isku dhegaan ciyaartoyda labada kooxood, waxaana kala fujiyay ilaaliyayaasha garoonka iyo shaqaalaha tababarka ee labada kooxood.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip