SUUQA KALA IIBSIGA: Manchester City Oo 55 Milyan Euro Ku Dalbaneysa Xiddig Ka Ciyaara Bundesliga.

0
Monday January 04, 2016 - 12:49:26 in Sports News by
  • Visits: 765
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SUUQA KALA IIBSIGA: Manchester City Oo 55 Milyan Euro Ku Dalbaneysa Xiddig Ka Ciyaara Bundesliga.

    Manchester Cityayaa dalab 55 milyan euro ka gudbineysa kubadsameeyaha khadka dhexe ee kooxda Schalke Leroy Sane, sida ay qortay jariirada Jarmalka ee Bild.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester Cityayaa dalab 55 milyan euro ka gudbineysa kubadsameeyaha khadka dhexe ee kooxda Schalke Leroy Sane, sida ay qortay jariirada Jarmalka ee Bild.

Warbixinta wargeyska ayaa sheegaya in City ayaa diyaar u tahay inay dalab ka gudbiso 19 jirkaan kaasoo dhaliyay afar gool islamarkaana caawiye ka ahaa afar kale 17 kulan oo Bundesliga ah oo uu saftay xilli ciyaareedkan.

55 milyan euro ayaana ka dhigi doonta Sane xiddiga Jarmalka ee ugu qaalisan taariikhda ka dib Mesut Ozil oo ay Arsenal 2013kii kula soo wareegtay 50 milyan euro.

Maalintii khamiistii, maamulaha guud ee Schalke Horst Heldt ayaa sheegay in kooxda Bundesliga ka dhisan inaysan qorsheyneynin inay iibiso 19 jirkaan.

"Ma dooneyno inaan iibino, Leroy isna ma doonayo inuu kooxda ka tago” ayuu Heldt u sheegay jariirada Bild. "Xitaa Man City ma heysato lacagta laga bixin karo”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip