
TACSI TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN BAHDA WARG EYSA MUQDIASHO
TACSI TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN BAHDA WARG EYSA MUQDIASHO
waxaa ay kaga Tacsiyadeynayaan Geeridii ku Timid C/qaadir Bacol oo ka mid ahaa Howladeennada inta badan Wargeysyada Muqdisho sida Xiddigta Banaroama Sanca Press iyo qaar kale ayaa waxaa uu ku Geeriyooday M/Mu qdisho 03-da Febarayo 2025-ka waxayna qoyska iyo qaraabada uu ka baxay leeyihiin alle ha idinka samir siiyo , iyagoo marxuumka u rajeyey in alle jnnatul fardowzo uu ka waraabiyo AamiinAaamiin Aamiin
INNAALILLAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN ,,


0 


TACSI TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN BAHDA WARG EYSA MUQDIASHO
TACSI TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN BAHDA WARG EYSA MUQDIASHO waxaa ay kaga Tacsiyadeynayaan Geeridii ku Timid C/qaadir Bacol oo ka mid ahaa Howladeennada inta badan Wargeysyada Muqdisho sida Xiddigta Banaroama Sanca Press iyo qaar kale ayaa waxaa