SUUQA KALA IIBSIGA: Eden Hazard Oo Go'aan Ku Gaaray Inuu Chelsea Isaga Tago.

0
Thursday January 07, 2016 - 10:53:43 in Sports News by
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SUUQA KALA IIBSIGA: Eden Hazard Oo Go'aan Ku Gaaray Inuu Chelsea Isaga Tago.

    Eden Hazardayaa go'aan ku gaaray inuu doonayo inuu isaga tago Chelsea dhamaadka xilli ciyaareedkan sida ay saaka qortay jariirada Daily Mail. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa kalsooni ku qabta inay hogaaminayaan ceyrsashadfa xiddiga reer Belgi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Eden Hazardayaa go'aan ku gaaray inuu doonayo inuu isaga tago Chelsea dhamaadka xilli ciyaareedkan sida ay saaka qortay jariirada Daily Mail. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa kalsooni ku qabta inay hogaaminayaan ceyrsashadfa xiddiga reer Belgium laakiin waxa ay tartan adag kala kulmayaan kooxaha Bayern Munich iyo Real Madrid.

Kooxda heysata horyaalka Faransiiska ayaa ku tijaabin doonta Chelsea dalab 45 milyan ginni ah laakiin Blues ayaa aaminsan inuu Hazard u qalmo lab jibaarka lacagtaas

Hazard ayaa lagu waramayaa inuu u sheegay u sheegay saxiibadiisa ku dhow dhow inuu go’aan ku gaaray inuu isaga tago Stamford Bridge dhamaadka xilli ciyaareedkan, waxaana ay u badan tahay inuusan go’aankiisa ka laaban doonin.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip