Zidane-ka Afrika' – John Obi Mikel Oo Qabsaday Twitter Ka Dib Wacdarihii Uu Dhigay Kulankii Crystal Palace.

0
Monday January 04, 2016 - 12:51:58 in Sports News by
  • Visits: 736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Zidane-ka Afrika' – John Obi Mikel Oo Qabsaday Twitter Ka Dib Wacdarihii Uu Dhigay Kulankii Crystal Palace.

    Waqti dheer kuma aysan qaadanin taageerayaasha Chelsea inay helaan geesigooda cusub ka dib markii ay waayeen Jose Mourinho. Guus Hiddink ayaa si ku meel gaar ah u yimid kooxda si uu u badbaadiyo xilli ciyaareedkooda laakiin waa waji ay yaqaaneen John

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waqti dheer kuma aysan qaadanin taageerayaasha Chelsea inay helaan geesigooda cusub ka dib markii ay waayeen Jose Mourinho. Guus Hiddink ayaa si ku meel gaar ah u yimid kooxda si uu u badbaadiyo xilli ciyaareedkooda laakiin waa waji ay yaqaaneen John Obi Mikel xiddiga noqday ninka cusub ee laga jecel yahay Stamford Bridge.

Xiddiga reer Nigeria ayaa si weyn loogay amaanay baraha bulshada iyadoo taageerayaasha Chelsea ay si wacan u buunbuuniyeen ka dib qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee uu soo bandhigay kulankii ay 3-0 kaga badiyeen Crystal Palace.

Qaar ayaa ku tilmaamay in Mikel uu yahay Zidane-ka Afrika inkastoo Zidane uu asal ahaanba ka soo jeedo Afrika.

Waxaana halkaan idin kugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah waxyaabihii ay taageerayaasha Chelsea ka yiraahdeen John Obi Mikel.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip