Sports News

Cristiano Ronaldo Oo Sheegay In QALAD Laga Fahmay Hadalkii Bahdilaada Ku Ahaa Ciyaartoyda Kooxdiisa Madrid Iyo Ronaldo Oo Hadalkiisa Dib U Saxay

0 Visits: 695 | Sunday February 28, 2016 - 12:02:51
Xidiga xulka qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa saxaafada la hadlay markii uu soo dhamaaday kulankii Madrid Derby ee xalay ka dhacay Santiago Bernabeu wuxuuna Ronaldo cadho ka muujiyay guuldaradii kooxdiisa ka soo gaadhay Atletico Madrid balse Ronaldo ayaa sidii aanu idii…

Read More »

SAWIRRO: Jose Mourinho Oo Ku Soo Laabtay Galbeedka London Isagoo Ciyaar La Daawaday Caawiyihiisa Uu Jecel Yahay Rui Faria.

0 Visits: 811 | Sunday February 28, 2016 - 12:01:25
Jose Mourinho ayaa ku qaatay galabnimadii shalayto galbeedka London iyadoo tababaraha reer Portugal uu daawaday kooxda Fulham oo la ciyaareysa kooxda ay horyaalka heerka labaad ee Ingariiska ku xafiiltamaan ee Middlesbrough.

Read More »

Jurgen Klopp Oo Si Dadban U Duray Man City Isagoo Sheegay Inuusan U Baahneyn Lacag Badan Si Uu Koobab Ugu Guuleysto.

0 Visits: 639 | Sunday February 28, 2016 - 11:58:31
Jurgen Klopp ayaa sheegay inuusan u baahneyn lacag inuu dhiso koox awooda inay la tartanto Manchester City. Macalinka Liverpool ayaa isku dayi doona inuu hanto koobkiisii ugu horeysay ee Reds isagoo doonaya inuu guul ka gaaro kooxda Manuel Pellegrini finalka Capital One Cup ee maanta ka dhacaya Wembley.

Read More »

Alexis Sanchez: Arsenal Waajib Ayay Ku Tahay Inay Maanta Garaacdo Manchester United.

0 Visits: 667 | Sunday February 28, 2016 - 11:57:25
Alexis Sanchez ayaa sheegay in kulanka kooxdiisa Arsenal ay maanta la ciyaareyso Manchester United inay tahay kulan ay ku qasban yihiin inay badiyaan.

Read More »

Roberto Firmino Oo Dhiirogelin Dheeri Ah U Helaya Inuu Ku Qaado Capital One Cup Maanta Iyadoo Aabihiisa Uu Safar 10 Kun Kiilomitir U Soo Galay Si Uu Daawado.

0 Visits: 640 | Sunday February 28, 2016 - 11:56:17
Weeraryahanka reer Brazil Roberto Firmino qoyskiisa ayaa wax walba la ah – garoonka Wembley maanta waxa uu heli doonaa dhiirogelin dheeri ah oo uu koobkiisii ugu horeysay kula guuleysto kooxda Liverpool.

Read More »

SAWIRRO: Xiddigaha Liverpool Oo Tareen Ku Soo Gaaray London Ka Hor Kulanka Finalka Ee Capital One Cup Ee Maanta.

0 Visits: 737 | Sunday February 28, 2016 - 11:54:32
Taageerayaasha Liverpool ayaa si muxibo ah ugu tilmaama garoonka Wembley inuu yahay "Anfield-ka Koonfurta England" marka loo fiiriyo sida joogtada ah ee ay u booqdaan garoonkaan sannadihii ugu danbeysay, ciyaartoyda Reds ayaana tareen ku yimid caasimada dalka Ingariiska.

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Edinson Cavani Oo Dagaal 30 Milyan Ginni Ah Ka Dhex Bilaabaya Chelsea Iyo Manchester City.

0 Visits: 1095 | Sunday February 28, 2016 - 11:52:43
Edinson Cavani ayaa ku dhow inuu bilaabo dagaal 30 milyan ginni ah oo loo galo isaga marka uu suuqa kala iibsiga xagaaga furmo sida ay qortay jariirada The Sun on Sunday.

Read More »

Lionel Messi: Waan Ogeyn In Arsenal Aysan Na Celin Karin Qeybtii Labaad Ee Ciyaarta.

0 Visits: 738 | Wednesday February 24, 2016 - 11:30:00
Lionel Messi ayaa la hadlay kanaalka isbaanishka ee TV3 ka dib markii uu dhaliyay labadii gool ee ay kooxdiisa Barcelona xalayto kaga badisay Arsenal kulankii Emirates Stadium ee lugta hore ee wareega 16ka Champions League.

Read More »

Muxuu Arsene Wenger Ka Yiri Guuldaradii Xalayto Ka Soo Gaartay Arsenal Kooxda Barcelona & Rajadooda Inay U Gudbaan Wareega 8da Champions League?

0 Visits: 637 | Wednesday February 24, 2016 - 11:28:29
Mucjisada Lionel Messi ayaa Arsenal ka dhigtay mid u baahan natiijo mucjiso leh si ay ugu soo baxaan wareega sideed dhamaadka ee koobka Champions League.

Read More »

Telefishin Turki Ah Oo Joojiyay Tabinta Ciyaartii Emirates Stadium Ee Xalayto Ka Dib Aflagaadooyin Ay Kala Kulmeen Jamaahiirta Arsenal.

0 Visits: 685 | Wednesday February 24, 2016 - 11:26:05
Labadii gool ee uu Messi ka dhaliyay Arsenal ayaa ah waxyaabihii ugu waa weynaa ee looga hadlayo guushii ay Barcelona gaartay, laakiin Turkiga sheeko kale ayaa qabsatay.

Read More »

Lionel Messi Oo Jecel Inuu Dhibo Arsenal – Sideed Gool Ayuu Ka Dhaliyay Shan Kulan Uu Ka Horyimid Champions League.

0 Visits: 658 | Wednesday February 24, 2016 - 11:24:03
Lionel Messi ayaa cadeeyay inuu jecel yahay inuu dhibka ku sii badiyo Arsenal ka dib markii uu xalayto ka dhaliyay goolkiisii 7aad iyo 8aad ee uu shabaqa ka soo taabto kooxda Gunners.

Read More »

"Intaan London Ugu Tago Ayaan Wajiga Ka Dharbaaxi Lahaa" – Jawaabtii Twitter Ay Ka Bixiyeen Rigooradii Uu Messi Ku Galay Mathieu Flamini Islamarkii Uu Ciyaarta Soo Galay.

0 Visits: 632 | Wednesday February 24, 2016 - 11:19:02
Dad badan Arsenal kama aysan fileynin inay guul ka helayaan kooxdii ugu cadcadeyn guusha lugta hore ee wareega 16ka Champions league ee Barcelona, laakiin waxa ay ka filayeen inay dagaal fiican soo bandhigto. Ciyaarteeda inteeda badana waa ay soo bandhigeen. Mathieu Flamini isaga dadaalkaas kama qeyb…

Read More »

Halkee La Kala Marayaa Gooldhalinta Champions League Ee Xilli Ciyaareedkan? Cristiano Ronaldo Oo La Qaban La' Yahay.

0 Visits: 655 | Wednesday February 24, 2016 - 11:17:07
Leo Messi ayaa labo gool ku darsaday goolashiisa halka Thomas Muller uu dhaliyay goolkii shanaad ee xilli ciyaareed ee Champions League kulamadii xalayto la ciyaaray lugta hore ee wareega 16ka kooxood.

Read More »

"Maxaa Diidaya?" – Cristiano Ronaldo Oo U Furan Fekerka Ah Inuu Noqdo Jilaa Kubada Cagta Ka Dib.

0 Visits: 666 | Tuesday February 23, 2016 - 12:36:10
Xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu ka fiirsan doono inuu noqdo jilaa marka waayihiisa ciyaareed uu soo dhamaado. Xiddiga reer Portugal ayaa sannadkii hore soo saaray filim isaga laga sameeyay oo loogu magacdaray 'Ronaldo' waxaana uu sheegay inuu ka fiirsan doono inuu raaco…

Read More »

Rafa Benitez Oo Magacaabay Labo Xiddig Oo Arsenal Ah Oo Dhaawici Kara Barcelona Laakiin Mesut Ozil Kuma Jiro.

0 Visits: 613 | Tuesday February 23, 2016 - 12:19:49
Rafael Benitez ayaa ka warqaba sida ay u adag yihiin kooxda Barcelona. Mid ka mid ah sababihii uu u waayay shaqadiisa Real Madrid bishii Janaayo, kaliya todobo bilood markii uu bedelay Carlo Ancelotti ayaa aheyd guuldaradii ceebta aheyd ee 4-0 ee ka soo gaartay kooxda Luis Enrique ee ciyaartii ka dhacday…

Read More »

Waa Kooxdee Kooxda British-ka Ah Ee Uu Lionel Messi Rikoor Gooldhalin Fiican Uu Ka Heysto, Kuwee Ayuusan Weli Shabaqa Ka Soo Taabanin?

0 Visits: 608 | Tuesday February 23, 2016 - 12:18:20
Lionel Messi ayaa rikoor gooldhalin fiican ka heysta Arsenal marka loo eego kooxaha kale ee Britain. Weeraryahanka Barcelona ayaa lix gool ka dhaliyay Gunners afar kulan oo uu ka horyimid, sida lagu sheegay istaatistiko lagu daabacay worldfootball.net.

Read More »

Usain Bolt Oo Ku Qoslay Sheegashada Ah In Daafaca Arsenal Hector Bellerin Uu Ku Garaaci Karo Tartan Orod Ah.

0 Visits: 669 | Tuesday February 23, 2016 - 12:16:37
Usain Boltayaa ku qoslay sheegashada aheyd in daafaca kooxda Arsenal Hector Bellerin inuu ku garaaci karo tartan orod ah. Warbixin ay qortay BBC sannadkii hore ayaa sheegeysay in Bellerin uu ka orod badan yahay ninka lixda jeer bilada dahabka ku guuleystay ciyaaraha Olimbikada 40ka mitir ee ugu horeeya.

Read More »

Jamaahiirta Arsenal Oo Twitter Ku Soo Bandhigay Sida Ay Uga Careysan Yihiin In Thierry Henry Uu Sawir La Galay MSN.

0 Visits: 583 | Tuesday February 23, 2016 - 12:14:49
Thierry Henry ayaa carro xoogan kala kulmay taageerayaasha kooxda Arsenal markii uu sawir saaxiibtinimo la galay Lionel Messi, Luis Suarez iyo Neymar.

Read More »

Daawo : Kaliya Turkiga Ayay Ka Jirtaa : Ciyaartooy Gaarka Cas Siiyay Garsoore , Sidee Ayay Ku Dhacday ?.

0 Visits: 579 | Monday February 22, 2016 - 12:17:57
Galatasaray’s v Trabzonspor, 21 February, 2016 Trabzonspor's Salih Durin shows referee red card, gets sent off

Read More »

Muuqaal : Mohamed Salah Oo Dhaliyay Gool La Mid Ah Midkii Frank Lampard Ee Barcelona , Cajiib Ayuu Ahaa

0 Visits: 597 | Monday February 22, 2016 - 12:14:45
kooxdiisa Roma u dhaliyay gool cajiib ahaa xilli uu ahaa midkii labaad ee kulankaas Palermo oo ay ku badiyeen 5 gool oo nadiif ah .

Read More »