Daawo : Kaliya Turkiga Ayay Ka Jirtaa : Ciyaartooy Gaarka Cas Siiyay Garsoore , Sidee Ayay Ku Dhacday ?.

0
Monday February 22, 2016 - 12:17:57 in Sports News by
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Kaliya Turkiga Ayay Ka Jirtaa : Ciyaartooy Gaarka Cas Siiyay Garsoore , Sidee Ayay Ku Dhacday ?.

    Galatasaray’s v Trabzonspor, 21 February, 2016 Trabzonspor's Salih Durin shows referee red card, gets sent off

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Galatasaray’s v Trabzonspor, 21 February, 2016 Trabzonspor's Salih Durin shows referee red card, gets sent off

Xiddig ka ciyaara horyalaka Turkiga gaar ahaan kooxda Trabzonspor ayaa sameeyay hab aan horay looga arag garoomada yurub .

Ka dib markii kaarka cas la siiyay ayuu ka soo hor jeestay go`aankaas balse arin la yaab leh .

Ka dib markii kaarka cas uu ka dhacay garsooraha ayuu Salih Dursun soo qaatay kaarkii isaga oo ka careysnaa cayrinta saaxibkiisa Luis Pedro Cavanda ayaa waxa uu u taagay garsoorihii.

Kulankaas ayay kooxdaas la ciyaareysay Calatasaray waxaana looga badiyay 2/1 xilli sedex laacib ay ka qaateen kaarka cas,

Halkaan Laacibtv.net ka daawo dhacdadaas




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip