SAWIRRO: Xiddigaha Liverpool Oo Tareen Ku Soo Gaaray London Ka Hor Kulanka Finalka Ee Capital One Cup Ee Maanta.

0
Sunday February 28, 2016 - 11:54:32 in Sports News by
  • Visits: 741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Xiddigaha Liverpool Oo Tareen Ku Soo Gaaray London Ka Hor Kulanka Finalka Ee Capital One Cup Ee Maanta.

    Taageerayaasha Liverpool ayaa si muxibo ah ugu tilmaama garoonka Wembley inuu yahay "Anfield-ka Koonfurta England" marka loo fiiriyo sida joogtada ah ee ay u booqdaan garoonkaan sannadihii ugu danbeysay, ciyaartoyda Reds ayaana tareen ku yi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taageerayaasha Liverpool ayaa si muxibo ah ugu tilmaama garoonka Wembley inuu yahay "Anfield-ka Koonfurta England" marka loo fiiriyo sida joogtada ah ee ay u booqdaan garoonkaan sannadihii ugu danbeysay, ciyaartoyda Reds ayaana tareen ku yimid caasimada dalka Ingariiska.

Kooxda Jurgen Klopp ayaa Manchester City kula kulmeysa aargada hoosteeda finalka Capital One Cup ee maanta, waxaana ay ku jireen jawi raaxo leh iyagoo tareenka ku sugayay xaruntiisa.

Guul ay gaaraan ayaa la micno noqoneysa in ninka Jarmalka ah uu qaado koobkiisii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkiisa ugu horeeya, waxaana uu carabka ku adkeeyay muhiimada koobkaan.

gfgf

4344

"Guul ayaa ina caawin doonta” ayuu yiri. "Kulankaan waa final, waana qeyb ka mid ah taariikhda. Marka aan dib u eegno, dadku ma xusuustaan inaan kaalinta sagaalaad kaga jirnay horyaalka, laakiin waxa ay xusuusan doonaan inaan ku guuleysanay Carling Cup.”

Kloppayaa ahaa maskaxdii ka danbeysay inay Liverpool kala dhantaasho kooxda taajiriinta reer Manchester kulankii ka dhacay Etihad Stadium, waxaana uu rajeynayaa inay jug sidaas u xoogan u geystaan finalka Capital One Cup

6468708

Adam Lallana
Nathaniel Clyne
James Milner

Mamadou Sakho

Martin Skrtel
Jordan Henderson



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip