Halkee La Kala Marayaa Gooldhalinta Champions League Ee Xilli Ciyaareedkan? Cristiano Ronaldo Oo La Qaban La' Yahay.

0
Wednesday February 24, 2016 - 11:17:07 in Sports News by
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkee La Kala Marayaa Gooldhalinta Champions League Ee Xilli Ciyaareedkan? Cristiano Ronaldo Oo La Qaban La' Yahay.

    Leo Messi ayaa labo gool ku darsaday goolashiisa halka Thomas Muller uu dhaliyay goolkii shanaad ee xilli ciyaareed ee Champions League kulamadii xalayto la ciyaaray lugta hore ee wareega 16ka kooxood.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Leo Messi ayaa labo gool ku darsaday goolashiisa halka Thomas Muller uu dhaliyay goolkii shanaad ee xilli ciyaareed ee Champions League kulamadii xalayto la ciyaaray lugta hore ee wareega 16ka kooxood.

Labada ciyaaryahan ayaase si weyn uga durugsan inay soo qabtaan xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo kaasoo gooldhalinta ku hogaaminaya 12 gool oo 11 ka mid ah uu ka dhaliyay wareega group-yada taasoo aheyd rikoor cusub.

Lugta labaad ee kulanka Roma, Cristiano Ronaldo waxa uu isku dayi doonaa inuu sii dheereysto labo rikoor kale oo uu ka heysto Champions League, isagoo haatan ah xiddiga abid ugu goolasha badan koobkaan oo ku haya rikoor 89 goolal ah, iyo rikoorka goolasha ee hal xilli ciyaareed la dhaliyo Champions League waxaana uu 17 gool uu ku dhigay rikoorkaas xilli ciyaareedkii 2013-14.

1456265803_787378_1456266065_noticia_normal

Gooldhalinta Champions League ee xilli ciyaareedkan:

12 gool: Cristiano Ronaldo (Real Madrid)

7 gool: Lewandowski (Bayern Munich)

6 goool: Dzyuba (Zenit St. Petersburg), Müller (Bayern Munich)

5 gool: Hernandez (Bayer Leverkusen), Giroud (Arsenal), Messi (Barcelona), Suarez (Barcelona), Willian (Chelsea)

4 gool: Benzema (Real Madrid), Griezmann (Atlético Madrid), Mehmedi (Bayer Leverkusen)

3 gool: Aboubakar (FC Porto), Di María (Paris SG), Doumbia (CSKA Moscow), Draxler (VfL Wolfsburg), Gaitan (Benfica), Hulk (Zenit St. Petersburg), Ibrahimovic (PSG), Milicevic (Ghent), Pardo (Olympiakos), Alexis Sánchez (Arsenal), Sterling (Manchester City), Stindl (Mönchengladbach), Teixeira (Shakhtar Donetsk)




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip