Muuqaal : Mohamed Salah Oo Dhaliyay Gool La Mid Ah Midkii Frank Lampard Ee Barcelona , Cajiib Ayuu Ahaa

0
Monday February 22, 2016 - 12:14:45 in Sports News by
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuqaal : Mohamed Salah Oo Dhaliyay Gool La Mid Ah Midkii Frank Lampard Ee Barcelona , Cajiib Ayuu Ahaa

    kooxdiisa Roma u dhaliyay gool cajiib ahaa xilli uu ahaa midkii labaad ee kulankaas Palermo oo ay ku badiyeen 5 gool oo nadiif ah .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kooxdiisa Roma u dhaliyay gool cajiib ahaa xilli uu ahaa midkii labaad ee kulankaas Palermo oo ay ku badiyeen 5 gool oo nadiif ah .

Muuqaal : Mohamed Salah Oo Dhaliyay Gool La Mid Ah Midkii Frank Lampard Ee Barcelona , Cajiib Ayuu Ahaa

Mohed Salah ayaa xalay

Salah ayaa goolkiisii 1-aad dhaliyay daqiiqaddii 60-aad ka dib markii uu keligiis uu ku noqday goolhayaha halka laba daqiiqo ka dib uu dhalyay gool-ka labaad

salaah

Goolkaas labaad oo cajiib ahaa ayaa waliba ahaa mid hab caqliyeeysan uu ku dhaliyay oo gees ah.

Goolkaan oo kale waxaa Barcelona ka dhaliyay Frank Lampard sanadkii 2006-dii .





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip