Sports News

WARBIXIN: Real Madrid Oo Badisay Todobo Ka Mid Ah Sideed Jeer Kulamada Yurub Ka Dib Barbaro 0-0 Ah Oo Ay Galeen Lugta Hore Iyagoo Marti Ah.

0 Visits: 608 | Wednesday April 27, 2016 - 12:46:46
Real Madrid ayaa awoodi weysay inay gool ku dhaliso Etihad Stadium xalayto, waxaana ay Spain ku soo laabanayaan iyagoo wata barbaro 0-0 ah ka hor lugta labaad ee semi-finalka Champions League ee ay isbuuca danbe la ciyaarayaan kooxda Manchester City. Xitaa haddii aan wax fiican loo arkin barbaro goolal…

Read More »

Juventus Oo Ceshaneysa Paul Pogba Islamarkaana Xagaaga La Soo Wareegeysa Seddex Xiddig Oo Heer Caalami Ah Si Ay Ugu Guuleystaan Champions League.

0 Visits: 628 | Wednesday April 27, 2016 - 12:45:02
Kooxda hanatay horyaalka Serie A ayaa qorsheyneysa inay ceshato Paul Pogba islamarkaana ay la soo wareegto seddex xiddig oo heer caalami ah xagaagan marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Read More »

Zinedine Zidane Oo Ka Warbixiyay Xaalada Cristiano Ronaldo Iyo Karim Benzema Iyo Haddii Ay Taam U Noqonayaan Lugta Labaad Ee Bernabeu.

0 Visits: 655 | Wednesday April 27, 2016 - 12:43:50
Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ka hadlay rajada uu ka qaba in Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema ay taam u noqdaan kulanka lugta labaad ee semi-finalka Champions League ee ay isbuuca danbe la ciyaarayaan kooxda Manchester City.

Read More »

Ku Soo Laabashadiisa England, Xusuusto Uu Ka Heysto Man City, Muhiimada Ugu Weyn Ee Kulankaan Iyo Wax Waliba Uu Gareth Bale Ka Hadlay Ka Hor Kulanka UCL Ee Man City

0 Visits: 679 | Monday April 25, 2016 - 10:43:42
Gareth Bale ayaa sheegay iney farxad u tahay ku soo laabashada dalka ingiriiska ka hor kulanka adag ee lugta labaad ee Champions league ee ay la leeyihiin kooxda Manchester City oo ay ku soo booqan doonaan garoonka Erihad Stadium.

Read More »

RIKOOR: Barcelona Oo Noqotay Kooxdii Ugu Horeysay Ee TAARIIKHDA La Liga Lagu Abaalmariyo Gool Ku Laadyadii Ugu Badnaa

0 Visits: 832 | Monday April 25, 2016 - 10:42:09
Xili ciyaareedkaan 2015/16 waxaa taariikha ka dhigay horyaalka La Liga kooxda maclain Luis Enrique ee Barcelona kadib markii ay noqdeen kooxdii ugu horeysay ee taariikhda horyaalka dalka Spain ee hesha 19 gool ku laad hal xili ciyaareed.

Read More »

Muxuu Riyad Mehrez Ka Yiri Guushii Uu Xalay Ka Soo Hooyay Xafladii PFA Player Of The Year Ee Abaalmarinata Sanadka ?

0 Visits: 644 | Monday April 25, 2016 - 10:41:02
Xidiga ugu fiican horyaalka ingiriiska ee Riyad Mehrez ayaa durbaba ka hadlay guushii weyneyd ee uu xalay kasoo hooyay tartanka abaalmarinta xidiga sanadka ee horyaalka ingiriiska ee PFA Player Of The Year uu ku garaacay xidigo shan ah uu la tartamayay.

Read More »

Muxuu Ryan Giggs Ka Yiri Bilad Sharafeedkii Uu Xalay Ku Gudoomay Xafladii Abaalmarinada Sanadka Ee Horyalka Ingiriiska ?

0 Visits: 653 | Monday April 25, 2016 - 10:38:54
Ryan Giggs ayaa ka hadlay abaalmarintii uu xalay ka helay halkii lagu bixinayay abaalmarinada sanadlaha ah ee horyaalka Premier legaue markaasoo lagu abaalmariyay xidigaan wax qabadkiisii iyo waayihiisii ciyaareed kadib 25 sano guuradii ka soo wareegtay markii uu Man United u saftay kulankisii ugu horeeyay.

Read More »

Imisa Ayaa Laga Yaabaa In Kubada Cagta Laga Ganaaxo Daafaca Liverpool Ee Mamadou Sakho Kadib Markii Ku Guuldareystay Inuu Ku Baaso Tijaabadi Daroogada ?

0 Visits: 652 | Sunday April 24, 2016 - 14:00:46
Daafaca dhexe ee kooxdaLiverpool Mamadou Sakho ayaa laga yaabaa inuu la kulmo ganax hal sano ah oo laga saaro kubada cagta kadib markii uu guul dareystay inuu ku baaso tijaabadii daroogada ka manuuca ah ciyaartooyda.

Read More »

Man United Oo Xagaagan Kooxda Ka Ceyrineysa Xidiga Lagu Hungoobay Ee Memphis Depay

0 Visits: 718 | Sunday April 24, 2016 - 13:59:15
Manchester United ayaa dooneysa iney meesha ka saarto xidigii ay £25 ka milyan oo pound ay kasoo bixisay xagaagii eeMemphis Depayinkastoo uu kooxda joogay wax ka yar hal sano ka hor.

Read More »

Ivan Rakitic Oo Beeniyay Inuu Real Madrid Ku Taageerau Hanasha Champions League

0 Visits: 697 | Sunday April 24, 2016 - 13:58:11
Sida aan warkii hore idiinku soo gudbinay xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Ivan Rakitic ayaa beeniyay inuu ku taageeray Real Madrid hanashada horyaalka Champions league oo ay kooxdiisa kaga hartay gacmaha Champions league.

Read More »

Mourinho Oo Heshiis U Saxiixay Man United, Jovetic Oo Looga Gacan Haatinayo Chelsea & Wararkii Kale Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska Maanta Oo Axad Ah.

0 Visits: 617 | Sunday April 24, 2016 - 13:50:08
Maalinwanaagsan meel walba oo joogtaan akhristayaasheena sharafta leh, waxaan idiin soo gudbineynaa sida aad inooga barateen maalin walba wararkii ugu waa weyn ee ay qoreen wargesyayda maanta oo Axadah, xuquuqda iyo sugnaanshaha wararkaan waxaa ka mas'uul ah wargeysyada magacooda uu ku hor qoran…

Read More »

Sporting Gijon Oo Ka Carootay Rigoorooyinkii Loo Dhigay Barcelona Xalayto & Gerard Pique Oo Jawaab Ka Bixiyay.

0 Visits: 632 | Sunday April 24, 2016 - 13:48:49
Barcelonaayaa loo dhigay islamarkaana dhalisay seddex gool ku laad kulankii xalayto ee Sporting Gijon, waxaana ay taasi keentay inay ka caroodaan kooxdii martida ku aheyd Camp Nou.

Read More »

Theo Walcott Miyay Uga Dhamaatay Arsenal? Tababare Arsene Wenger Oo Mugdi Geliyay Mustaqbalka Ciyaaryahanka.

0 Visits: 645 | Sunday April 24, 2016 - 13:47:06
Theo Walcott ayaa wajahaya mustaqbal aan la hubin oo Arsenal ah ka dib markii Arsene Wenger uu diiday inuu xaqiijiyo haddii xiddiga garabka ka ciyaara uu ku sii neegaanayo Emirates Stadium xagaagan.

Read More »

Jamie Carragher Oo Ka Sheekeeyay Qaladkii Ugu Weynaa Abid Ee Uu Sameeyay Arsene Wenger: "Haddii Uu Talabadaan Qaadi Lahaa Wuxuu Ku Guuleysan Lahaa EPL"

0 Visits: 692 | Saturday April 23, 2016 - 13:29:29
Halyeeyga Liverpool Jamie Carragher ayaa aaminsan in ku guuldareysigii Arsene Wenger ee inuu la soo wareego Luis Suarez inay aheyd qaladkii ugu weynaa ee uu sameeyay waayihiisa tababarenimo ee Arsenal.

Read More »

Waa Maxay Sababta Aysan Harry Kane & Dele Alli U Awoodi Doonin Habeen Danbe Inay Soo Qaataan Abaalmarinada PFA Haddii Ay Ku Guuleystaan?

0 Visits: 707 | Saturday April 23, 2016 - 13:27:47
Mauricio Pochettino ayaa ka mamnuucay ciyaartoydiisa inay ka qeybgalaan xaflada cashada ee abaalmarinta PFA ee habeenka axada.

Read More »

WARBIXIN: Real Madrid Oo Bilaa Ronaldo Ah – Waa Sidee Natiijooyinka Real Madrid Markii Uu Ka Maqnaa Xiddiga Reer Portugal CR7.

0 Visits: 643 | Saturday April 23, 2016 - 13:24:29
Todobadii xilli ciyaareed ee uu Cristiano Ronaldo joogay Real Madrid waxa uu seegay kaliya 46 kulan, waxaana waxaana weeraryahanka uu seegi doonaa kulan kale maanta marka ay Los Blancos booqatoEstadio de Vallecas si ay u wajahayaan kooxda tababare Paco Jemez ee Rayo Vallecano.

Read More »

Rasmi: Neymar Oo Seegi Doonta Tartanka Qaramada America Ee Xagaagan Ka Dhici Doona Mareykanka, Maxay Tahay Sababta ?

0 Visits: 695 | Thursday April 21, 2016 - 11:24:58
Neymar ayaa seegi doona tartanka Copa America ee xagaagan ka dhici doona dalka Brazil kadib markii ay kooxda Barcelona iyo xulka Brazil isku af garteen in xidigaan uu ka qeyb qaato kaliya tartanka Olympic-da aduunka oo ka dhici doona dalka Brazil.

Read More »

Qiimeynta CIyaartooyda Kulankii Man United Vs Crystal Palace, Imisa Ayaa Lagu Qiimeeyay Xidig Waliba ? Waxaa Qoray: Abdirahman Qoslaaye

0 Visits: 660 | Thursday April 21, 2016 - 11:23:39
Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Crystal Palace kuwaasoo ku soo booqday garoonka Old Trafford waxayna kaliya hal dhibic u soo jirsadeen kaalinta afaraad iyagoo u dagaalamaya afarta sare iney ku dhameystaan, hadaba kumaa ahaa xidigii garoonka ?

Read More »

Qiimeynta CIyaartooyda Kulankii Meryside Derby, Ayaa Gacanta Ugu Weyn Ku Lahaa Gumaadkii Loo Geystay Everton ?

0 Visits: 642 | Thursday April 21, 2016 - 11:22:39
Wey ceebeysteen, gumaadeen, xasuuqeen, Liverpool ayaana wax axsaan ah u falin dariskooda waxana ka xishoo waayeen caruurta daawaneysa kulanka ee ay jaarka yihiin iska ilow waayeelada cudurada qaba ee Everton taageera, hadaba ayaa masuul ka ahaa gumaadka loo geystay Everon ?

Read More »

Canqowga Kama Jabin Divock Origi Iyadoo La Sugayo Natiijada Baaritaankiisa & Jurgen Klopp Oo Ka Hadlay.

0 Visits: 704 | Thursday April 21, 2016 - 11:21:02
Jurgen Klopp ayaa meesha ka saaray cabsidii laga qabay in Divock Origi uu jab ka soo gaaray canqowga kulankii ay Liverpool 4-0 ku xaaqday deriskooda Everton, iyadoo weeraryahanka lagu sameyn doono baaritaano dheeri ah si loo ogaado inta uu gaarsiisan yahay dhaawaciisa.

Read More »