Muxuu Ryan Giggs Ka Yiri Bilad Sharafeedkii Uu Xalay Ku Gudoomay Xafladii Abaalmarinada Sanadka Ee Horyalka Ingiriiska ?

0
Monday April 25, 2016 - 10:38:54 in Sports News by
  • Visits: 657
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Ryan Giggs Ka Yiri Bilad Sharafeedkii Uu Xalay Ku Gudoomay Xafladii Abaalmarinada Sanadka Ee Horyalka Ingiriiska ?

    Ryan Giggs ayaa ka hadlay abaalmarintii uu xalay ka helay halkii lagu bixinayay abaalmarinada sanadlaha ah ee horyaalka Premier legaue markaasoo lagu abaalmariyay xidigaan wax qabadkiisii iyo waayihiisii ciyaareed kadib 25 sano guuradii ka soo wareeg

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ryan Giggs ayaa ka hadlay abaalmarintii uu xalay ka helay halkii lagu bixinayay abaalmarinada sanadlaha ah ee horyaalka Premier legaue markaasoo lagu abaalmariyay xidigaan wax qabadkiisii iyo waayihiisii ciyaareed kadib 25 sano guuradii ka soo wareegtay markii uu Man United u saftay kulankisii ugu horeeyay.

Giggs ayaa ugu horeyan abaalmarinta u hibeeyay awoowgiiis oo dhawaan geeriyooday kadibna wuxuu ka hadlay abaalmarinta wuxuuna yiri "Sharaf bey ii tahay inaan gudoomo abaalmarintaan, waxaan farxadaan la wadaagi doonaa nafteyda, qoyskeyga, saaxiibadedyii kooxda, shaqalaha iyo qof waliba oo ku lug lahaa”.

"Nasiib ayaan ku lahaa inana ku guuleysto abaalmarinta xidiga da’ayraka ugu fiican horyaalka laakin waxaa wax khaas ah ii ahaa ku guuleysiga xidiga sanadka ee horyaalka, tana waxay noqon doontaa wax igu weyn”.

Ryan giggs

Ryan Giggs ayaa wax laga weydiyay la shaqeynta macalin Loius Van gaal wuxuuna ku jawaabay "Wada shaqeyn fiican, xiriir aad u weyn ayaa naga dhexeeya, waxbana intaa kama duwana”.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip