Qiimeynta CIyaartooyda Kulankii Meryside Derby, Ayaa Gacanta Ugu Weyn Ku Lahaa Gumaadkii Loo Geystay Everton ?

0
Thursday April 21, 2016 - 11:22:39 in Sports News by
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimeynta CIyaartooyda Kulankii Meryside Derby, Ayaa Gacanta Ugu Weyn Ku Lahaa Gumaadkii Loo Geystay Everton ?

    Wey ceebeysteen, gumaadeen, xasuuqeen, Liverpool ayaana wax axsaan ah u falin dariskooda waxana ka xishoo waayeen caruurta daawaneysa kulanka ee ay jaarka yihiin iska ilow waayeelada cudurada qaba ee Everton taageera, hadaba ayaa masuul ka ahaa gumaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wey ceebeysteen, gumaadeen, xasuuqeen, Liverpool ayaana wax axsaan ah u falin dariskooda waxana ka xishoo waayeen caruurta daawaneysa kulanka ee ay jaarka yihiin iska ilow waayeelada cudurada qaba ee Everton taageera, hadaba ayaa masuul ka ahaa gumaadka loo geystay Everon ?

Liverpool

Mignolet 6
Qalad ayuu galay ciyaarta bilowgeeda, malaheyn shaqo badna uu qabto.

Clyne 7
Xoog iyo orod, kulan fiican

Lovren 7
Wuu maamulay daafaca kooxdiisa.

Sakho 7
Goormaa u danbeysay gool uu dhaliyo ? Waayadaan wuu soo dhigtay !

Moreno 7


Ugu danbeyn wuxuu cadeynayaa sababta uu aaminsan yahay Klopp.

Lucas 7
Shaqo adag, qibrad ayuu kooxda ku caawiyay.

Milner 8 Xidigii garoonka.
Hal abuur aanan cadi aheyn.

Lallana 7
Dhowr fursad ayuu seegay laakin cadaadis ayuu saaray Blues ka.

Firmino 7
Deganaa, xirfad iyo tayo heer caalami ah.

Coutinho 7
dhibaato ayuu u geystay Everton

Origi 7
Qaab ciyaareedkii noloshiisa yuu ku jiraa, dhaawac ayuuse ku baxay.

Badalka:Sturridge 7 (Origi 54) Allen 7 (Firmino 66)

Reds

Everton

Joel 7
Waxaa dilay daafacyadiisa.

Oviedo 5
Wuxuu u muuqday mid hurda.

Stones 6
Qaladkiisa ayuu ahaa goolka koowaad, mid kamid ah xidigihii ugu fiicnaa kooxdisa.

Funes Mori 4
Casaan, go;aan doqonimo ah.

Baines 6
Taam ma uusan aheyn, qamaar uu ku qasaaray Martinez

McCarthy 6
Shaqo badan ayaa u taalay laakin ma uusan qaban.

Barry 5
Badal ayaa lagu saaray waqtigii nasashada, kulan xun.

Lennon 5
Garoonka miyuu ku jiray ?

Barkley 5
Tayo luntay !

Mirallas 6
Shaqo fiican ayuu qabtay laakin qalqalkiisa ayaa badan.

Lukaku 6
Nin baahan buu u muuqday laakin malaheyn nasiibkiisii.

Badalka:Besic 6 (Barry 46) Cleverley 6 (Barkley 58) Pienaar 6 (Stones 61)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip