Imisa Ayaa Laga Yaabaa In Kubada Cagta Laga Ganaaxo Daafaca Liverpool Ee Mamadou Sakho Kadib Markii Ku Guuldareystay Inuu Ku Baaso Tijaabadi Daroogada ?

0
Sunday April 24, 2016 - 14:00:46 in Sports News by
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imisa Ayaa Laga Yaabaa In Kubada Cagta Laga Ganaaxo Daafaca Liverpool Ee Mamadou Sakho Kadib Markii Ku Guuldareystay Inuu Ku Baaso Tijaabadi Daroogada ?

    Daafaca dhexe ee kooxdaLiverpool Mamadou Sakho ayaa laga yaabaa inuu la kulmo ganax hal sano ah oo laga saaro kubada cagta kadib markii uu guul dareystay inuu ku baaso tijaabadii daroogada ka manuuca ah ciyaartooyda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca dhexe ee kooxdaLiverpool Mamadou Sakho ayaa laga yaabaa inuu la kulmo ganax hal sano ah oo laga saaro kubada cagta kadib markii uu guul dareystay inuu ku baaso tijaabadii daroogada ka manuuca ah ciyaartooyda.

Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay in daafaceeda ay ku socoto baarotaan ay ku hesyo xiriirka kubada cagta yurub ee Uefa, waxyana jariirada Mirros Sport fahansan tahay in xidigaa uu tijaabadaan ku guuldareystay kadib kulankii ay guusha ka gaareen kooxda kooxda Manchester United eeEuropa League bishii hore.

Sakho

Baaritaanado ku socda xidigaan ayaa lagu sheegay inuu yahay nuuca loo yaqaano "B Sample” waxayna maamulka kooxda oo uu ku jiro maclain Klopp ay go’aansadeen ineysan u soo dooran xidigaan kulankii ay la ciyaareen Liverpool kooxda Newcastle ee ku dhamaaday 2-2 da.

Sidoo kale waxaa macquul ah in Sakho uu wajaho ganaax, lix bilood, 12 bilood ilaa labo sano taasoo keeni karta in xidigaan uu seego tartanka qaramada qaarada yurub ee Euro 2016.

Sakho ayaa uga soo biiray Liverpool lacag dhan £18 milyan oo pound wuxuuna kaga yimid Paris Saint-Germain.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip