Theo Walcott Miyay Uga Dhamaatay Arsenal? Tababare Arsene Wenger Oo Mugdi Geliyay Mustaqbalka Ciyaaryahanka.

0
Sunday April 24, 2016 - 13:47:06 in Sports News by
  • Visits: 652
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Theo Walcott Miyay Uga Dhamaatay Arsenal? Tababare Arsene Wenger Oo Mugdi Geliyay Mustaqbalka Ciyaaryahanka.

    Theo Walcott ayaa wajahaya mustaqbal aan la hubin oo Arsenal ah ka dib markii Arsene Wenger uu diiday inuu xaqiijiyo haddii xiddiga garabka ka ciyaara uu ku sii neegaanayo Emirates Stadium xagaagan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Theo Walcott ayaa wajahaya mustaqbal aan la hubin oo Arsenal ah ka dib markii Arsene Wenger uu diiday inuu xaqiijiyo haddii xiddiga garabka ka ciyaara uu ku sii neegaanayo Emirates Stadium xagaagan.

Walcott ayaa noqday xiddig saaxiib la ah kursiga keydka Gunners ka dib markii uu soo baxay da’ yarka Alex Iwobi iyadoo kulankiisii ugu danbeysay ee uu ku soo bilowdo ay aheyd dhamaadkii Febraayo kulankii ay la ciyaareen Manchester United.

Soo laabashada Danny Welbeck ayaa sidoo kale sii yareysay fursada Walcott, waxaana laga yaabaa in xiddiga reer England uu boos ka waayo kooxda Roy Hodgson ee Euro 2016 haddii uu boos joogta ah heli waayo ka hor dhamaadka xilli ciyaareedkan.

theo1_1500x1000_2818713a

Markii la weydiiyay tababaraha Faransiiska haddii uu Walcott baxayo xagaaga, waxa uu ku jawaabay: "Ma aqaano weli.

"Kuma jiri jawi suuqa kala iibsiga ah waqti xaadirkaan, laakiin waxa uu soo maray waqti xun. Si wanaagsan ayuu uga jawaabay sababtoo ah waxa uu yiri: ‘Okay, waxaan u shaqeyn doonaa si adag iyo si ka badan sidii hore.’

"Xitaa marka uu bedel ku soo galo haatan waad arki kartaa inuu dhiiran yahay islamarkaana uu ciyaarta diirada saarayo. Aan aragno sida uu ku dhameysto xilli ciyaareedka.”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip