WARBIXIN: Real Madrid Oo Bilaa Ronaldo Ah – Waa Sidee Natiijooyinka Real Madrid Markii Uu Ka Maqnaa Xiddiga Reer Portugal CR7.

0
Saturday April 23, 2016 - 13:24:29 in Sports News by
  • Visits: 647
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WARBIXIN: Real Madrid Oo Bilaa Ronaldo Ah – Waa Sidee Natiijooyinka Real Madrid Markii Uu Ka Maqnaa Xiddiga Reer Portugal CR7.

    Todobadii xilli ciyaareed ee uu Cristiano Ronaldo joogay Real Madrid waxa uu seegay kaliya 46 kulan, waxaana waxaana weeraryahanka uu seegi doonaa kulan kale maanta marka ay Los Blancos booqatoEstadio de Vallecas si ay u wajahayaan kooxda tababare Pa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Todobadii xilli ciyaareed ee uu Cristiano Ronaldo joogay Real Madrid waxa uu seegay kaliya 46 kulan, waxaana waxaana weeraryahanka uu seegi doonaa kulan kale maanta marka ay Los Blancos booqatoEstadio de Vallecas si ay u wajahayaan kooxda tababare Paco Jemez ee Rayo Vallecano.

Intii ay socotay ciyaartii ay 3-0 kaga badiyeen bartamihii isbuuca kooxda Villarreal, Ronaldo ayaa waxaa soo gaaray dhaawac yar oo muruqa ah oo uu ku seegayo kulanka Rayo waana talaabo ka hortag ah laakiin waxa uu garoomada ku soo laaban doonaa kulanka muhimka ah ee Champions League ee ay habeenka talaadada la ciyaarayaan Manchester City.

46dii kulan ee uu Ronaldo seegay kulamo tan iyo markii uu Real Madrid ku soo biiray, kooxda waxa ay badisay 32 kulan, waxa ay barbaro gashay shan kulan, waxaana laga badiyay sagaal kulan.

14613472542407

Waa ay yar tahay in la nasasiiyo, waxa kaliya ee xiddiga Real Madrid u diida kara inuu garoonka soo galo waa dhaawac.

Kooxda Zidane ayaa rajeyneysa inay cadaadiska horyaalka La Liga ku sii hayaan kooxda Barcelona, kooxda ayayna tahay inay cadeyso inay noolaan karaan Ronaldo la’aantiis haba noqoto waqti yar.

Natiijooyinkii Real Madrid intii uu Ronaldo ka maqnaa”

2009/10

  1. Sevilla 2-1 Real Madrid (Liga)
  2. Real Madrid 4-2 Valladolid (Liga)
  3. Real Madrid 2-3 Milan (Champions)
  4. Sporting 0-0 Real Madrid (Liga)
  5. Alcorcón 4-0 Real Madrid (Copa)
  6. Real Madrid 2-0 Getafe (Liga)
  7. Milan 1-1 Real Madrid (Champions)
  8. Real Madrid 1-0 Alcorcón (Copa)
  9. Atlético 2-3 Real Madrid (Liga)
  10. Real Madrid 1-0 Racing (Liga)
  11. Valencia 2-3 Real Madrid (Liga)
  12. Deportivo 1-3 Real Madrid (Liga)
  13. Real Madrid 3-0 Espanyol (Liga)

2010/11

  1. Levante 2-0 Real Madrid (Copa)
  2. Racing 1-3 Real Madrid (Liga)
  3. Real Madrid 2-0 Hércules (Liga)
  4. Real Madrid 0-1 Sporting (Liga)
  5. Real Madrid 2-3 Zaragoza (Liga)

2011/12

  1. Real Madrid 6-2 Dinamo Zagreb (Champions)
  2. Ajax 0-3 Real Madrid (Champions)
  3. Real Madrid 5-1 Ponferradina (Copa)

2012/13

  1. Real Madrid 3-0 Alcoyano (Copa)
  2. Osasuna 0-0 Real Madrid (Liga)
  3. Atlético 1-2 Real Madrid (Liga)
  4. Real Sociedad 3-3 Real Madrid (Liga)
  5. Real Madrid 4-2 Osasuna (Liga)

2013/14

  1. Real Madrid 4-1 Galatasaray (Champions)
  2. Real Madrid 4-0 Valladolid (Liga)
  3. Olimpic Xativa 0-0 Real Madrid (Copa)
  4. Real Madrid 2-0 Olimpic Xativa (Copa)
  5. Real Madrid 4-2 Villarreal (Liga)
  6. Getafe 0-3 Real Madrid (Liga)
  7. Real Madrid 3-0 Elche (Liga)
  8. Real Sociedad 0-4 Real Madrid (Liga)
  9. Borussia Dortmund 2-0 Real Madrid (Champions)
  10. Real Madrid 4-0 Almería (Liga)
  11. Real Madrid 2-1 Barcelona (Final de Copa)
  12. Celta 2-0 Real Madrid (Liga)
  13. Real Madrid 3-1 Espanyol (Liga)

2014/15

  1. Real Sociedad 4-2 Real Madrid (Liga)
  2. Cornellá 1-4 Real Madrid (Copa)
  3. Real Madrid 5-0 Cornellá (Copa)
  4. Real Madrid 2-1 Sevilla (Liga)
  5. Real Madrid 4-1 Real Sociedad (Liga)

2015/16

  1. Cádiz 1-3 Real Madrid (Copa)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip