Ivan Rakitic Oo Beeniyay Inuu Real Madrid Ku Taageerau Hanasha Champions League

0
Sunday April 24, 2016 - 13:58:11 in Sports News by
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ivan Rakitic Oo Beeniyay Inuu Real Madrid Ku Taageerau Hanasha Champions League

    Sida aan warkii hore idiinku soo gudbinay xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Ivan Rakitic ayaa beeniyay inuu ku taageeray Real Madrid hanashada horyaalka Champions league oo ay kooxdiisa kaga hartay gacmaha Champions league.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aan warkii hore idiinku soo gudbinay xidiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Ivan Rakitic ayaa beeniyay inuu ku taageeray Real Madrid hanashada horyaalka Champions league oo ay kooxdiisa kaga hartay gacmaha Champions league.

Rakitic ayaa bartiisa Twitter ka ku soo qoray hadal uu ku beeninayo arintaan wuxuuna yiri "Dad ayaa u baahan iney iska badalaan turjubaankooda, nasiib wacan ayaan u rajeynayaa Luka laakin kuma taageerin Real Madrid iney hanato Champions leagueā€¯.

ivan-rakitic

Warkaan ayaa markii hore layaab ku noqday jamaahiirta kooxda xidigaan ee Barcelona laakin jawaabtiisa ayaa u noqon karta mid cadeyneysa inuu wali yahay nin kasoo horjeeda kooxda ay sida weyn u xifaaltamaan ee Barca.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip