Qiimeynta CIyaartooyda Kulankii Man United Vs Crystal Palace, Imisa Ayaa Lagu Qiimeeyay Xidig Waliba ? Waxaa Qoray: Abdirahman Qoslaaye

0
Thursday April 21, 2016 - 11:23:39 in Sports News by
  • Visits: 662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimeynta CIyaartooyda Kulankii Man United Vs Crystal Palace, Imisa Ayaa Lagu Qiimeeyay Xidig Waliba ? Waxaa Qoray: Abdirahman Qoslaaye

    Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Crystal Palace kuwaasoo ku soo booqday garoonka Old Trafford waxayna kaliya hal dhibic u soo jirsadeen kaalinta afaraad iyagoo u dagaalamaya afarta sare iney ku dhameystaan, hadaba kumaa ahaa xi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Crystal Palace kuwaasoo ku soo booqday garoonka Old Trafford waxayna kaliya hal dhibic u soo jirsadeen kaalinta afaraad iyagoo u dagaalamaya afarta sare iney ku dhameystaan, hadaba kumaa ahaa xidigii garoonka ?

Manchester United

  • De Gea 6 – Nasiino ayuu heystay, mana jirin shaqo adag uu qabto.
  • Valencia 7 – Shaqo adag ayuu ka hayay dhanka midig.
  • Smalling 6 – Labo jeer ayuu qalqalay inta kale shaqo adag ma heyn.
  • Blind 8 – Si wanagsan ayuu u qariyay ciyaarta, kulan kale oo fiican.
  • Darmian 8 -Huruud ayuu qaatay, wuxuu dhaliyay gool waali ah, wuxuu qabsay in mid kale ay iska dhalisa Palace.
  • Mata 7 – waxa loo celiyay khadka dhexe ee caadiga ahaa, mana xumeyn
  • Schneiderlin 6 – Wuu dhisay khadka dhexe ee kooxdiisa
  • Rooney 8 – Wuu ku raaxeystay khadka dhex, wuxuuna ku laabanayaa heekiisii fiicnaa.
  • Lingard 7 -Si wanaagsan ayuu ugu ordayay Palace garabkooda bidix ee daafaca.
  • Rashford 7 – Wuxuu u muuqdaa nin la qabsaday cadaadiska inkastoo uu yaryahay.
  • Martial 7 – Halis joogta ah ayuu ku ahaa daafaca Palace
  • Manchester-United-vs-Crystal-Palace-at-Old-Trafford
  • Crystal Palace
  • Speroni 8 – Xidigii garoonka, wuxuu badbaadiyay gool badan si ciyaarta aysan u waalan.
  • Kelly 5 -Wuxuu ku dhibtooday odoka Martial.
  • Mariappa 5 – Ma uusan awoodin inuu daafacdo.
  • Delaney 4 – isagoo ayaa gool iska dhaliyay, iska ilow inuu daafacdo
  • Souare 5 – Nasiib ayuu ku lahaa inaan ciyaarta laga saarin.
  • Jedinak 5 – Shaqo fiican kama qaban khadka dhexe.
  • Cabaye 6 – Kulan fiican ayuu ciyaaray laakin kooxdiisa kama badbaadin guuldaro.
  • Zaha 7 – Dhibaato ayuu uga keenay kooxdiisi hore garabka midig
  • Lee 6 – Wuxuu heystay xoriyad badan wuxuuna fursad u abuuray Adebayor.
  • Sako 4 – Waxyar ayuu ku deeqay xili wax badan looga baahnaa.
  • Adebayor 5 –Kama faa’ideysan fursadihiisii.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip