Muxuu Riyad Mehrez Ka Yiri Guushii Uu Xalay Ka Soo Hooyay Xafladii PFA Player Of The Year Ee Abaalmarinata Sanadka ?

0
Monday April 25, 2016 - 10:41:02 in Sports News by
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Riyad Mehrez Ka Yiri Guushii Uu Xalay Ka Soo Hooyay Xafladii PFA Player Of The Year Ee Abaalmarinata Sanadka ?

    Xidiga ugu fiican horyaalka ingiriiska ee Riyad Mehrez ayaa durbaba ka hadlay guushii weyneyd ee uu xalay kasoo hooyay tartanka abaalmarinta xidiga sanadka ee horyaalka ingiriiska ee PFA Player Of The Year uu ku garaacay xidigo shan ah uu la tartamay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga ugu fiican horyaalka ingiriiska ee Riyad Mehrez ayaa durbaba ka hadlay guushii weyneyd ee uu xalay kasoo hooyay tartanka abaalmarinta xidiga sanadka ee horyaalka ingiriiska ee PFA Player Of The Year uu ku garaacay xidigo shan ah uu la tartamayay.

Mehrez ayaa dhabarkiisa mariyay xidigaha kala ah Mesut Ozil, Jamie Vardy, N’Golo Kante, Hary Kane iyo Dimitri Payet si uu ugu guuleysto abaalmarinta xidiga sanadka ee horyaalka ingiriiska.

Isagoo dareenkiisa ka hadlayay ayuu yiri "Waa farxad inaan gudoomo abaalmarintaan, waxaan doonayaa inaan u mahadceliyo saaxiibadeyda koxdeyd sababtoo ah iyaga la’aantood ma aanan heleen waxba”.

riyad-mahrez-leicester-city-celebration_3340778

Xidigaan ayaa amaan ugu qubeeyay kooxdiisa wuxuuna yiri "Waxaan nahay sida walaalo, waxaan isku caawinaa meel waliba gudaha iyo banaanka garoonka, waana taas waxa na xoojiya, mararka qaar hadii aynaan wanaagsaneyn waxaan ku fakarnaa inaan orodno, waxaan dadaal u bixinaa koox ahaan waana taas sirta ka danbeysa guusheena”.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip