Sports News

States continue defiling people's core values, rights with impunity

0 Visits: 943 | Monday December 14, 2015 - 19:59:57
advertisements Few Kenyans noticed that December 10 was the International Human Rights Day to mark the day when the United Nations General Assembly adopted the Universal Declaration of Human Rights in 1948. There were no noticeable events to commemorate the day in Nairobi.

Read More »

Isku aadka Champions League oo la sameeyay, Arsenal iyo Barcelona oo isku aaday

0 Visits: 903 | Monday December 14, 2015 - 19:09:15
Isku aadka wareega 16 ee Champions League ayaa goor dhow lagu sameeyay magaalada Nyon ee dalka Switzerland, halkaasoo ah xarunta Xiriirka Kubadda Cagta ee Yurub UEFA.

Read More »

Rikoorka Arsenal Ee Champions League Miyuu Soo Gabagaboobi Doonaa Caawa?

0 Visits: 915 | Wednesday December 09, 2015 - 13:02:37
Markii ugu horeysay mudd 16 sannadood ah Arsenal ayaa seegi karta wareega 16ka Champions League. Waxaana dib u eegeynaa markii ugu danbeysay ee ay ku haraan wareega group-yada Champions League.

Read More »

Wargeysyada Ingariiska Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay Qoreen Maanta Oo Arbaco Ah.

0 Visits: 890 | Wednesday December 09, 2015 - 13:00:14
Brendan Rodgers ayaa ku soo laaban kara kooxda Swansea City haddii kooxda ku dhibtooneysa Premier League ay go'aansadaan inay bedelaan Gary Monk.

Read More »

Natiijooyinka Kulamadii xalay la ciyaaray Champions League iyo Man Utd oo xalay laga badiyay.

0 Visits: 911 | Wednesday December 09, 2015 - 12:10:02
Waxaa la Ciyaaray 8 Disembar 2015 kulamo ka tirsan meertada 6 ee Guruubyada Champions League 2015-2016 waxaana kulamadii dhacay iskoorka Gooldhalinta Champions League ee xili ciyaareedkaan ku jabiyay Kooxda Real Madrid oo darsi Goolal ah u xambaarisay Kooxda Reer Swedan ee Malmo oo ay ku sagootisay…

Read More »

Warbixin: Xidiga Man United Schweinsteiger Oo Ay Macquul In Ganaax Sadex Kulan Ah Garka Loo Galiyo Kadib Falkii Uu Sameeyay Ciyaartii West Ham

0 Visits: 936 | Monday December 07, 2015 - 11:04:39
Kubad sameeyaha kooxda Manchester United Bastian Schweinsteiger ayaa laga yaabaa inuu la kulmo ganaax sadex kulan ah kadib markii uu suxul ula kac ah ku dhuftay daafaca West Ham Winston Reid ciyaartii gool la'aanta ku dhamaatay ee ka dhacday garoonka Old Trafford.

Read More »

Santi Cazorla Oo Qaliin Ku Mari Doona Spain, Loona Badinayo Inuu Seegayo Inta Ka Dhiman Xili Ciyaareedkaan

0 Visits: 990 | Monday December 07, 2015 - 10:45:12
Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Ingiriiska kubad sameeyaha Gunners Santi Cazorla ayey u badan tahay inuu seegi doono inta ka hartayu xili ciyaareedkaan kadib qaliin dhanka jilibka ah oo loogu sameyn doono dalkiisa hooyo ee Spain.

Read More »

SUUQA KALA IIBSIGA: Real Madrid Dooqeeda Koowaad Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Waa Eden Hazard

0 Visits: 1336 | Monday December 07, 2015 - 10:32:12
Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya Ingiriiska kooxda Real Madrid ayaa dooqa koowaad ee suuqa kala iibsiga ka dhigatay Eden Hazard madama mustaqbalkiisa garoonka Old Trafford uusan saldhig fiican laheyn.

Read More »

Hordhac: Stoke City vs Man City: Citizens Oo Dooneysa Iney Xajisato Hogaanka Horyaalka Ingiriiska

0 Visits: 1006 | Saturday December 05, 2015 - 10:38:45
Manchester City ayaa marti ku noqoneysa maanta garoonka Britannia Stadium kulan soo gali doona waqtiga qadada saacadda Uk, waxeyna fursad u heysataa iney xajisato hogaanka horyaalka madama ay haatan dhanka dhibcaha barbaro kula tahay Leicester City.

Read More »

Hordhac: Man United vs West Ham: Hammers Ma Raacsiin Doonaan Red Devils Wadadii Kooxaha Waaween

0 Visits: 1063 | Saturday December 05, 2015 - 10:35:56
West Ham United ayaa wadooyin lama filaan ah marsiisay kooxaha waaweyn ee horyaalka Ingiriiska madama ay koox walba guul ka gaareen. Chelsea, Arsenal, Liverpool iyo Manchester City ayey guulo ka gaareen waxeyna rajeynayaan iney United marsiiyaan wadadaas oo kale halka Manchester ay ku jirto digtooni…

Read More »

Hordhac: Arsenal vs Sunderland: Kooxda Dhaawacyada La Dhibtooneysa Ee Gunners Oo Dib U Heshay Xidigo Muhiim Ah

0 Visits: 978 | Saturday December 05, 2015 - 10:26:32
Arsenal ayaa dooneysa iney dib usoo qabsato wadadii guulaha kadib markii ay barbaro kala kulantay Norwich City todobaadkii ugu dambeeyay inkastoo xiligaas ay uga sii darneed barbaraha dhaawacyada Sanchez iyo Cazorla.

Read More »

Liverpool oo 6 gool kaga badisay Southampton

0 Visits: 1023 | Thursday December 03, 2015 - 09:35:13
Ciyaaryahan Daniel Sturridge waxa uu muujiyay soo noqoshadiisa kooxda Liverpool asigoo ku billaabay inuu laba gool dhaliyo, sidoo kale ciyaaryahan Divock Origi uu seddax jeer shabaqa ruxay, taas oo macallim Jurgen Klopp uga dhigtay inuu ka adkaado kooxda Southampton si uu ugu gudbo ciyaarta Semi finalka…

Read More »

Suuqa Kala Iibsiga: Man United Oo Chelsea & Barcelona Kula Soo Biirtay Loolanka Ay Ugu Jiraan Saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang

0 Visits: 1010 | Wednesday December 02, 2015 - 11:24:23
Manchester United ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa gooldhaliyaha kooxda Borrusia Dortmund Aubameyang kaas oo 22-gool dhaliyay, 18-kulan oo uu kooxdiisa u saftay xagaagan.

Read More »

Warbixin: Atletico Madrid Oo Diyaar U Ah Iney Bixiso Qiimaha Lagu Burburin Karo Heshiiska Diego Costa

0 Visits: 1103 | Wednesday December 02, 2015 - 11:22:26
Kooxda Atletico Madrid ayaa diyaar u ah iney dib usoo ceshato weeraryahan Diego Costa kaas oo haatan mugdi la galinayo mustaqbalkiisa kooxda Blues.

Read More »

Goolhaye Diego Lopez Oo Saxaafada La Wadaagay Mid Ka Mid Ah Riyooyinka Mario Balotelli Uu Jeclaan Lahaa Iney U Hirgalaan

0 Visits: 1017 | Wednesday December 02, 2015 - 11:15:22
Goolhayahii hore kooxda Real Madrid Diego Lopez ayaa shaaca ka qaaday sir u qarsaned Mario Balotelli isagoo saxaafada la wadaagay riyada ugu weyn ee xidigaan uu kubada cagta ka leeyahay.

Read More »

Wakiilka Daafaca Bidix Ee Liverpool Alberto Moreno Oo Ka Hadlay Wararka Xidigaan La Xiriirinaya Kooxda Real Madrid

0 Visits: 1062 | Wednesday December 02, 2015 - 11:06:43
Wakiilka daafaca bidix ee kooxda Liverpool Alberto Moreno ayaa diiday inuu inkiro arimaha soo jeedinaya in xidigaan uu ku biiro Real Madrid marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda bisha Janaayo.

Read More »

RASMI:Sergio Ramos Iyo James Rodriguez Oo Ku Kala Guulaystay Difaacii Iyo Dhexdii Xili Ciyaareedkii 2014/15 Ugu Fiicnayd Horyaalka La Ligaha

0 Visits: 1111 | Tuesday December 01, 2015 - 10:48:17
Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa loo doortay in uu ahaa difaacii ugu fiicnaa horyaalka Spain ee La Ligaha ee xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay ee 2014/15. Xaflada sanadlaha ah ee La Ligaha taas oo sanadkasta lagu bixiyo abaal marino kala duwan ayuu Ramos ku gudoomay abaal marinta in…

Read More »

RASMI: Goolhayaha Kooxda Barcelona Ee Claudio Bravo Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Goolhayihii La Ligaha Ugu Fiicnaa Xili Ciyaareedkii 2014/15

0 Visits: 991 | Tuesday December 01, 2015 - 10:45:19
Goolhayaha kooxda Barcelona ee Claudio Bravo ayaa ku guulaystay abaal marinta goolhayihii horyaalka Spain ee La Ligaha ugu fiicnaa xili ciyaareedkii 2014/15. Bravo ayaa xili ciyaareedkii hore Barcelona ka dhigay kooxda goolasha ugu yar laga dhaliyay iyada oo 19 gool oo kaliya xili ciyaareedkii dhamaa…

Read More »

RASMI:Neymar JR Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Xidigii Koonfur America Ugu Fiicnaa Horyaalka La Ligaha Ee Xili Ciyaareedkii 2014/15

0 Visits: 1065 | Tuesday December 01, 2015 - 10:39:13
Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar Jr ayaa loogu codeeyay xidiga ka soo jeeda qaarada koonfur America ee xili ciyaareedkii hore ugu fiicanaa horyaalka Spain ee La Ligaha. Neymar Junior ayaa xili ciyaareedkii hore soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo wada shaqayn layaableh…

Read More »

RASMI: Tababaraha Kooxda Barcelona Ee Luis Enrique Oo Ku Guulaystay Tababarihii Xili Ciyaareedkii 2014/15 Ugu Fiicnaa Horyaalka La Ligaha

0 Visits: 1096 | Tuesday December 01, 2015 - 10:36:19
Tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaa ku guulaystayabaal marinta tababarihii xili ciyaareedkii hore ee 2014/15 ugu fiicnaa horyaalka La Ligaha. Enrique ayaa abaal marintan ku guulaystay kadib markii uu kooxda Barcelona la soo qaatay xili ciyaareed cajiib ah.

Read More »