Suuqa Kala Iibsiga: Man United Oo Chelsea & Barcelona Kula Soo Biirtay Loolanka Ay Ugu Jiraan Saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang

0
Wednesday December 02, 2015 - 11:24:23 in Sports News by
  • Visits: 1377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Kala Iibsiga: Man United Oo Chelsea & Barcelona Kula Soo Biirtay Loolanka Ay Ugu Jiraan Saxiixa Pierre-Emerick Aubameyang

    Manchester United ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa gooldhaliyaha kooxda Borrusia Dortmund Aubameyang kaas oo 22-gool dhaliyay, 18-kulan oo uu kooxdiisa u saftay xagaagan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Manchester United ayaa kusoo biirtay loolanka loogu jiro saxiixa gooldhaliyaha kooxda Borrusia Dortmund Aubameyang kaas oo 22-gool dhaliyay, 18-kulan oo uu kooxdiisa u saftay xagaagan.

Xidigaan heerka caalami ee had iyo jeer shabaqa dariska la ah ayey kooxo dhowr ahi ku dagaalamayaa markaana kooxda ka dhisan garoonka Old Trafford ayaa kusoo biirtay iyadoo dooneysa iney xidigaas kasoo kaxeyso Bundesliga.

Louis Van Gaal ayaa xidigaan Gabon u dhashay u arka xalka ugu fiican ee weerarka kooxdiisa inkastoo xidigaan lagu qiimeeyo aduun dhan 42 Malyan Oo Pound.

Aubameyang
Macalinkii hore Bayern Munich ayaa dhowr jeer daawaday 26-jirkaan heerka caalami wuxuuna diyaar u yahay inuu kasoo dajiyo Old Trafford marka uu furmo suuqa kala iibaiga ciyaartoyda.

Dhanka kale Jurgen Klopp ayaa dhankiisa ka xiiseynaya xidigaan heerka caalami iyadoo kooxaha Barcelona iyo Chelsea ay yahiin kooxaha hogaaminaya tartanka xidigaan loogu jiro.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip