Hordhac: Arsenal vs Sunderland: Kooxda Dhaawacyada La Dhibtooneysa Ee Gunners Oo Dib U Heshay Xidigo Muhiim Ah

0
Saturday December 05, 2015 - 10:26:32 in Sports News by
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhac: Arsenal vs Sunderland: Kooxda Dhaawacyada La Dhibtooneysa Ee Gunners Oo Dib U Heshay Xidigo Muhiim Ah

    Arsenal ayaa dooneysa iney dib usoo qabsato wadadii guulaha kadib markii ay barbaro kala kulantay Norwich City todobaadkii ugu dambeeyay inkastoo xiligaas ay uga sii darneed barbaraha dhaawacyada Sanchez iyo Cazorla.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arsenal ayaa dooneysa iney dib usoo qabsato wadadii guulaha kadib markii ay barbaro kala kulantay Norwich City todobaadkii ugu dambeeyay inkastoo xiligaas ay uga sii darneed barbaraha dhaawacyada Sanchez iyo Cazorla.

Si kastaba Gunners haatan waa koox ku sugan waqti adag waxeyna u baahan tahay in xidig walbaa uu muujiyo awood dheeri ah si ay kooxda kaga baxdo xaaladaan, Wenger ayaana ku qasban inuu la falgalo xaaladaan adag isla markaana uu kooxdiisa si maskaxeysan uga samatabixiyo.

arsenal-vs-sunderland-600x309

WARBIXINTA KULANKA:

Kulanka: Arsenal vs Sunderland

Tartankaa: Premier League

Garoonka: Emirates Stadium

Saacadda: 6:00 Maqribnimo (Xiliga Geeska Afrika)

MAXAA CUSUB?

Laurent Koscielny iyo Theo Walcott ayaa kulankaan kasoo muuqan kara iyadoo Cazorla uu kulankaan seegayo.

Flamini iyo Ramsey ayaa iska kaashan doona khadka dhexe madama uu maqan yahay mashiinka da’da yar ee reer France Francis Coquelin.

Dhanka kale Sunderland waxaa ka maqnaan doona Larson iyo Defoe kuwaas oo dhaawacyo kaga maqnaan doona.

MA OGTAHAY?

2009 ayey aheyd markii ugu dambeysay oo ay kooxda Sundderland guul ka gaarto dhigeeda Gunners waxaana xiligaas goolka guusha u dhaliyay Daren Bent ciyaar kusoo dhamaatay (1-0) oo ka dhacday garoonka Stadium of Light.

LINE UPKA MACQUULKA AH:

Arsenal:

Cech; Bellerin, Koscielny, Mertesacker, Monreal; Flamini, Ramsey, Ozil, J Campbell, Oxlade-Chamberlain; Giroud

Sunderland: Pantilimon; O’Shea, Coates, Kaboul; Yedlin, Cattermole, M’Vila, Lens, Van Aanholt; Borini, Fletcher




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip