Natiijooyinka Kulamadii xalay la ciyaaray Champions League iyo Man Utd oo xalay laga badiyay.

0
Wednesday December 09, 2015 - 12:10:02 in Sports News by
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Natiijooyinka Kulamadii xalay la ciyaaray Champions League iyo Man Utd oo xalay laga badiyay.

    Waxaa la Ciyaaray 8 Disembar 2015 kulamo ka tirsan meertada 6 ee Guruubyada Champions League 2015-2016 waxaana kulamadii dhacay iskoorka Gooldhalinta Champions League ee xili ciyaareedkaan ku jabiyay Kooxda Real Madrid oo darsi Goolal ah u xambaarisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la Ciyaaray 8 Disembar 2015 kulamo ka tirsan meertada 6 ee Guruubyada Champions League 2015-2016 waxaana kulamadii dhacay iskoorka Gooldhalinta Champions League ee xili ciyaareedkaan ku jabiyay Kooxda Real Madrid oo darsi Goolal ah u xambaarisay Kooxda Reer Swedan ee Malmo oo ay ku sagootisay 8-0 Guruub A. Talaado 8 Disembar 2015

PSG vs Shakhtar Donetsk 2-0

Real Madrid vs Malmo 8-0 Goolashaan 4 ka mida waxaa dhaliyay 7 Ronaldo,3 ka mida waxaa qalinka ku duugay Banzema,goolka kalena kovacic

Kala sareynta Dhibcaha

Real Madrid 16
PSG 13
Shakhtar Donetsk 3
Malmo 3

Waxaa u soo Gudbay wareega 16ka Kooxaha Real Madrid iyo PSG

Guruub B Talaado 8 Disembar 2015

PSV vs Cska Moscow 2-1

Wolfasburg vs Man Utd 3-2 Kulankaan waxaa ku haray Kooxda Macalin vangaal ee Man Utd

Kal horeynta dhibcaha

Wolfasburg 12

PSV 10

Man Utd 8

Cska Mosco 4

N.B Macalin Vangaal iyo Kooxdiisa Man Utd waxa ay ka mid yihiin Kooxaha laga tabi doono Wareega 16

Guruub C.

Benfica vs Athletico Madrid 1-2

Galatasaray vs Fc Astana 1-1


kala Horeynta xaga dhibcaha

Athletico Madrid 13
Benfica 10

Galatasaray 5
FC Astana 4

Waxaa u Gudbay Wareega 16 Kooxaha Ath.Madrid iyo Benfica

Guruub D

Man City vs B.Moenchengladbach 4-2

Sevilla vs Juventus 1-0

Xaga kala horeynta Dhibcaha

Man City 12

Juventus 11

Sevilla 6

B. Moenchengladbach 5
Waxaa u soo gudbay Wareega 16 Kooxaha Man city iyo Juventus

2F2EF3E700000578-0-image-a-39_1449613884055 2F2F524100000578-0-image-a-41_1449613895908 article-3351488-2F2F72DF00000578-386_964x390 article-3351818-2F2F7EFF00000578-139_308x211 article-3351842-2F2EF75A00000578-568_636x417
Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2013@gmail.com

xigasho:- somaliweyn.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip