RASMI:Neymar JR Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Xidigii Koonfur America Ugu Fiicnaa Horyaalka La Ligaha Ee Xili Ciyaareedkii 2014/15

0
Tuesday December 01, 2015 - 10:39:13 in Sports News by
  • Visits: 1058
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RASMI:Neymar JR Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Xidigii Koonfur America Ugu Fiicnaa Horyaalka La Ligaha Ee Xili Ciyaareedkii 2014/15

    Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar Jr ayaa loogu codeeyay xidiga ka soo jeeda qaarada koonfur America ee xili ciyaareedkii hore ugu fiicanaa horyaalka Spain ee La Ligaha. Neymar Junior ayaa xili ciyaareedkii hore soo bandhigay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar Jr ayaa loogu codeeyay xidiga ka soo jeeda qaarada koonfur America ee xili ciyaareedkii hore ugu fiicanaa horyaalka Spain ee La Ligaha. Neymar Junior ayaa xili ciyaareedkii hore soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo wada shaqayn layaableh la samaystay Messi iyo Suarez

Waxaa Qoray: Mohamoud Batalaale
Neymar ayaa xili ciyaareedkii hore ahaa xidiga labaad ee Barcelona ugu goolasha badnaa waxaana ka sareeyay Messi oo kaliya, wuxuuna Neymar door wayn ku lahaa in Barcelona ay sanad gudihii ku guulaysato afar koob isla markaana waxa uu qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa soo badhigay dhamaadkii xili ciyaareedkii hore ee xili ciyaareedkan. Neymar ayaa xili ciyaaredkii hore dhaliyay 39 gool halka uu xili ciyaareedkan hogaanka La Ligaha ku hayo 14 gool.

Neymar

Xidiga xulka qaranka Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar Jr ayaa loogu codeeyay xidiga ka soo jeeda qaarada koonfur America ee xili ciyaareedkii hore ugu fiicanaa horyaalka Spain ee La Ligaha. Neymar Junior ayaa xili ciyaareedkii hore soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo wada shaqayn layaableh la samaystay Messi iyo Suarez.

Neymarr

Neymar ayaa xili ciyaareedkii hore ahaa xidiga labaad ee Barcelona ugu goolasha badnaa waxaana ka sareeyay Messi oo kaliya, wuxuuna Neymar door wayn ku lahaa in Barcelona ay sanad gudihii ku guulaysato afar koob isla markaana waxa uu qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa soo badhigay dhamaadkii xili ciyaareedkii hore ee xili ciyaareedkan. Neymar ayaa xili ciyaaredkii hore dhaliyay 39 gool halka uu xili ciyaareedkan hogaanka La Ligaha ku hayo 14 gool.Neymarrr



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip