Sports News

"Cristiano Ronaldo Waa Soo Laabtay" – Saxaafada Caalamka Oo Amaantay Xiddiga Reer Portugal Ka Dib Guushii Uu Xalayto Ku Hogaamiyay Real Madrid.

0 Visits: 833 | Thursday February 18, 2016 - 12:25:02
Saaxafada caalamka ayaa ku amaantay Cristiano Ronaldo qaab ciyaareedkii fiicnaa ee Champions League ee soo bandhigay ee kulankii ay xalayto ka badiyeen kooxda AS Roma ee ka dhacay Stadio Olimpico iyadoo jariirada reer Argentina Ole ay qortay "Cristiano oo soo laabtay"

Read More »

Kooxda Paris Saint-Germain Oo Guul Muhiim Ah Gurigeeda Ka Gaadhay Chelsea, Ibrahimovic Iyo Cavani Oo PSG Guusha U Horseeday Iyo Benfica Oo Waqtiga Dhimashada Guul dahabi Ah Ka Gaadhay Kooxda Zenit

0 Visits: 650 | Wednesday February 17, 2016 - 10:08:58
Kooxda PSG ayaa garoonkeeda guul kaga gaadhay dhigeeda Chelsea kulan xiiso badnaa oo ka dhacay gegedaParc des Princes, waxayna PSG guushan muhiimka ah ku gaadhay 2:1, waxaana goolka guusha u dhalaliyay Edinson Roberto Cavani kadib markii uu Obi Michael uu kansalay gool uqurux badan oo uu Ibrahimovic…

Read More »

Daawo Cristiano Ronaldo Oo Xanaaq Uga Baxay Shirkii Jaraa`id Ee Real Madrid Ee Ka Hor Kulanka Roma, Su`aal La Weydiiyay Ayuu Dhibsaday.

0 Visits: 763 | Wednesday February 17, 2016 - 10:03:09
Cristiano Ronaldo ayaa shalay galab ka baxay shirkii jaraa`id ee ka horeeyay kulanka caawa ay martida ugu yihiin Roma ee Champion League. Weeraryahanka Real Madrid ayaa ku guuldareystay inuu gool ku dhaliyo garoon uu marti ku yahay tan iyo markii uu shabaqa ka taabtay kooxda Eibar

Read More »

Hordhac: AS Roma v Real Madrid – Zidane Oo Bilaabanaya Waayihiisa Tababarenimo Ee Champions League Xilli Los Blancos Ay Hamineyso Inay Ka Aargudato Roma Oo Wareegaan Ku Reebtay 8 Sannadood Ka Hor.

0 Visits: 839 | Wednesday February 17, 2016 - 10:01:05
Kulanka: AS Roma v Real Madrid Garoonka: Stadio Olimpico Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Zinédine Zidane ayaa sheegay in cadaadiska uu mar walba saaran yahay Real Madrid tartanka ugu weyn qaarada Yurub, laakiin kulankiisii ugu horeysay ee isagoo tababare ah ee koobka Uefa Champions League waxa…

Read More »

EX-Ciyaaryahan Iskootwuxuu mudan yahay Macalinka Xulka Soomaaliya….

0 Visits: 843 | Tuesday February 16, 2016 - 12:59:41
Magaciisa oo dhameystiran waa Cismaan xaaji Maye waxa lagu Naynaasaa Iskoot waa mid ka mdia difaacayadii ugu Adkaa Xulka Soomaaliya Sanadihii 80meeyadii iyo Kooxdii Cawo iyo Maalin Horseed

Read More »

Hordhac: PSG v Chelsea – Blues Oo Dooneysa Inay Aargudato Xilli PSG Aan Laga Badinin 44 Kulan Islamarkaana Ay 24 Dhibcood Ku Heyso Hogaanka Ligue 1.

0 Visits: 740 | Tuesday February 16, 2016 - 10:49:37
Kulanka: PSG v Chelsea Garoonka: Parc des Princess Waqtiga: 10:45pm Saacada Geeska Afrika Tababare Laurent Blanc ayaa ka warqaba in xilli ciyaareedka Paris Saint-Germain lagu garsoori doono halka ay ka gaaraan Champions League xilli ciyaareedkan iyagoo isku diyaarinaya inay sannadkii seddexaad oo isku…

Read More »

Kooxda Jobkey oo ku guuleysatay koobka Marxuum Xasan Maxaad (Sawirro)

0 Visits: 733 | Tuesday February 16, 2016 - 10:13:44
Kooxda Kubada Cagta Jobkey ayaa ku guuleysatay tartankii lagu maamusayay Gudoomiyiihii hore ee Xiriirka Kubada Cagta Gobolka Sh/dhexe Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Maxamed (Xasey Kumaari) oo muddo labo bilood ah ka socday magaalada Jowhar.

Read More »

Meuxuu Macalin Massimiliano Allegri Ka Yiri Guushii Muhiimka Ahyd Ee Ay Kooxdiisa Ka Gaartay Hogaamiyeyaashii Horyaalka Ee Napoli ?

0 Visits: 636 | Sunday February 14, 2016 - 18:41:30
Massimiliano Allegri ayaa ka hadlay guushii dahabiga aheyd ee ay kooxdiisa ka gaartay kooxdaJuventus hogaamiyeyaashii horyaalka Seria A ee Napoli oo ku garaaceen1-0 si ay ugu fariistaan hogaanka sare ee Serie A wuxuuna sheegay inuu guushaai u tahay niyada dhis weyn.

Read More »

Daawo : Qaranka Somaliya Ee Ciyaarta Barafka Oo Guul Darro Kala Kulmay Czech Republic

0 Visits: 712 | Saturday February 13, 2016 - 09:17:37
Qaranka Somaliya ee ciyaaraha barafka ee ka qeyb galaya koobka aduunka ee ciyaartaas ee Russia ka dhaceysa ayaa guul darro kala kulmay dhiggooda Czech Republic .

Read More »

Cristiano Ronaldo Oo Eedayn Wayn Kula Kulmay Xayasiintii Uu Usameeyay Shirkada Yuhuuda Laga Leeyahay Ee HOT Iyo Falcelinta Taageerayaasha Muslitiinta Ah Ee Ronaldo

0 Visits: 720 | Thursday February 11, 2016 - 20:02:19
Markasta aduunka ayaa ku kala qaybsamaya wax kasta oo ku lugleh Israel iyo Falastiin, waxaana markan eedayn badan la kulmay xidiga xulka qaranka Porutgal iyo kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo kaas oo sidii aanu shalay idiin soo gudbinay ka qayb qaatay xayasiinta shirkada isgaadhsiinta Yuhuuda…

Read More »

11 sanno jiro Soomaali ah oo Wacdaro ka dhigay tartanka Jaamacdda Carabta=Sawiro

0 Visits: 896 | Thursday February 11, 2016 - 12:50:55
Dhalinyaro mataleysa SOOMAALIYA, ayaa ciyaar wanaagsan ka muujiyay tartan kubadda cagta ah oo ka socda dallka Qatar kaas oo loo qabtay caruur da'dooda ku egtahay 11 sano oo ka kala socda iskuullo ku yaalla 15 dal oo Jaamacadda Carabta ku mideysan.

Read More »

Human Rights Working Group (HRWG) press statement regarding Somalia's Universal Periodic Review (UPR)

0 Visits: 674 | Wednesday February 10, 2016 - 19:10:42
The Human Rights Working Group (HRWG) on Somalia, consisting of EU member states, the EU, Norway, Switzerland and the United States appreciates the active participation of the Federal Government of Somalia in the second cycle of the Universal Periodic Review (UPR) process which took place during the…

Read More »

Daawo : Goolkii Free Kick-ka Ahaa Ee Uu Coutinho Ku Qiyaameeyay West Ham , Si Cajiib Ah Ayuu Uga Dhaliyay

0 Visits: 676 | Wednesday February 10, 2016 - 12:01:34
Philippe Coutinho ayaa kooxdiisa Liverpool u dhaliyay gool Free Kick oo cajiib ahaa waliba aan laga filan qaabkii uu u dhaliyay . Goolkaas ayuu ka dhaliyay West Ham oo ay wada ciyaarayeen kulan ku celis ahaa oo wareegga 32-aad ee FA Cup-ka ahaa xilligaas oo kooxiisa lagu lahaa gool.

Read More »

Daawadayaasha Sky Sports Oo U Codeeyay Daafaca Ugu Fiican Horyaalka Premier League?

0 Visits: 670 | Wednesday February 10, 2016 - 11:59:48
Idaacada la iska arko ee Sky Sports ayaa shalayto qabatay codbixin ay ku weydiineyso daawadayaasheeda daafaca ilaa iyo haatan ugu fiican horyaalka Premier League, waxaana codbixinta ay ku sameynayeen bogga bulshada ee Twitter.

Read More »

Daawo : Goolashii Liverpool Looga Reebay FA Cup-ka , Xilli Xun Ayaa Laga Dhaliyay Goolka Guusha

0 Visits: 671 | Wednesday February 10, 2016 - 11:57:37
Kooxda Liverpool ayaa si murago leh uga hartay FA Cup-ka ka dib markii daqiiqaddii ugu dabeeysay ee waqtiga dheeriga ee 120-ka laga dhaliyay goolka guusha

Read More »

WARBIXIN: Sky Sports Oo Shax Cajiib Ah Ka Samayay Ciyaartoyda Magaca Wayn Leh Ee Uu Heshiiskoodu Dhacayo Dhamaadka Xili Ciyaareedkan, Ibrahimovic,Fernando Torres Iyo John Terry Oo Ka Mid Ah

0 Visits: 763 | Wednesday February 10, 2016 - 11:56:10
Sky Sports ayaa soo xushay shaxda ugu fiican ee ciyaartoyda uu heshiiska kooxahoodu dhacayo marka uu xili ciyaareedkani dhamaado, waxaana ka soo baxday shax cajiib ah oo ka kooban ciyaartoy khibrad iyo waayo aragnimo wayn u leh kubbada cagta. Shaxda kooxda laga sameeyay ciyaartoyda uu heshiiska kooxahoodu…

Read More »

Jose Mourinho Oo Huba Inuu Noqon Doono Tababaraha Cusub Ee Manchester United Xilli Ciyaareedka Danbe.

0 Visits: 633 | Wednesday February 10, 2016 - 11:54:40
Jose Mourinho ayaa u sheegay saaxiibadiisa inuu aaminsan yahay inuu noqon doono tababaraha xiga ee kooxda Manchester United. Ilo ku dhow tababarihii hore ee Chelsea ayaa sheegaya in heshiiska uu ku bedelayo Louis van Gaal xagaaga in inta badan la dhameeyay.

Read More »

Muxuu Jurgen Klopp Ka Yiri Kulankii Xalayto Kooxdiisa Liverpool Looga Reebay Koobka Emirates FA Cup?

0 Visits: 690 | Wednesday February 10, 2016 - 11:52:28
Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday in Liverpool ay ka qoomameysay fursadihii ay qasaariyeen iyagoo laga saaray koobka FA Cup. West Ham ayaa jabisay qalbiyada Reds iyadoo Angelo Ogbonna uu shabaqa soo taabtay iyadoo ciyaarta ay galeysay waqtigii dhimashada ee 30kii daqiiqo oo lagu daray ciyaarta.

Read More »

Maxaa Ka Jira In Madaxweyne Florentino Perez Uu Ku Dhawaa Inuu Ceyriyo Zindedine Zidane Xagaagii Hore? Extraconfidencial Ayaa Sharaxaad Ka Bixisay.

0 Visits: 672 | Wednesday February 10, 2016 - 11:49:51
Zinedine Zidane – oo haatan ah astaanta Real Madrid ah ninka ay kooxda dooneyso inuu ku hogaamiyo hanashada Champions League xilli ciyaareedkan iyagoo ciyaaraya kubad weerar ah ayaa ku dhawaa inuu ka tago Santiago Bernabeu horaantii xilli ciyaareedkan sida lagu sheegay Extraconfidencial madaama uu…

Read More »

Ninkii Ay Tareenka Paris Ku Cunsuriyeeyeen Jamaahiirta Chelsea Oo Ka Qeybgalaya Kulanka Blues Iyo PSG Ee Champions League.

0 Visits: 667 | Wednesday February 10, 2016 - 11:48:23
Ninkii ay taageerayaasha Chelsea ku cunsuriyeeyeen tareenka magaalada Paris ayaa soo xaadiri doonta kulanka ay Blues booqan doonto caasimada Faransiiska ee Champions League.

Read More »