Daawo : Qaranka Somaliya Ee Ciyaarta Barafka Oo Guul Darro Kala Kulmay Czech Republic

0
Saturday February 13, 2016 - 09:17:37 in Sports News by
  • Visits: 710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Qaranka Somaliya Ee Ciyaarta Barafka Oo Guul Darro Kala Kulmay Czech Republic

    Qaranka Somaliya ee ciyaaraha barafka ee ka qeyb galaya koobka aduunka ee ciyaartaas ee Russia ka dhaceysa ayaa guul darro kala kulmay dhiggooda Czech Republic .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaranka Somaliya ee ciyaaraha barafka ee ka qeyb galaya koobka aduunka ee ciyaartaas ee Russia ka dhaceysa ayaa guul darro kala kulmay dhiggooda Czech Republic .

been

Inkastoo heer ciyaareed wacan soo bandhigeen hadana waxaa lagu dilay Somaliya qibradda ciyaartaas oo uu dalkaas ku dheer yahay waxaana looga badiyay 17 gool.Sababaha looga badiyay ayaa lagu tilmaamay dhaawac culus oo ka gaaray goolhayahooda Mr Caydiid.

halkaan hoose ka daawo dulqaadka media

XIGASHO:-DULQAAD.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip