Daawo : Goolkii Free Kick-ka Ahaa Ee Uu Coutinho Ku Qiyaameeyay West Ham , Si Cajiib Ah Ayuu Uga Dhaliyay

0
Wednesday February 10, 2016 - 12:01:34 in Sports News by
  • Visits: 674
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Goolkii Free Kick-ka Ahaa Ee Uu Coutinho Ku Qiyaameeyay West Ham , Si Cajiib Ah Ayuu Uga Dhaliyay

    Philippe Coutinho ayaa kooxdiisa Liverpool u dhaliyay gool Free Kick oo cajiib ahaa waliba aan laga filan qaabkii uu u dhaliyay . Goolkaas ayuu ka dhaliyay West Ham oo ay wada ciyaarayeen kulan ku celis ahaa oo wareegga 32-aad ee FA Cup-ka ahaa xi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Philippe Coutinho ayaa kooxdiisa Liverpool u dhaliyay gool Free Kick oo cajiib ahaa waliba aan laga filan qaabkii uu u dhaliyay . Goolkaas ayuu ka dhaliyay West Ham oo ay wada ciyaarayeen kulan ku celis ahaa oo wareegga 32-aad ee FA Cup-ka ahaa xilligaas oo kooxiisa lagu lahaa gool.

Xilli daafacyada West Ham sugayeen in kubadda uu qajafeeyo ayuu hoostooda ku taraarxiyay waliba si cajiib ah u gashay goosha

gool



Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolkaas




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip