Daawo : Goolashii Liverpool Looga Reebay FA Cup-ka , Xilli Xun Ayaa Laga Dhaliyay Goolka Guusha

0
Wednesday February 10, 2016 - 11:57:37 in Sports News by
  • Visits: 670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo : Goolashii Liverpool Looga Reebay FA Cup-ka , Xilli Xun Ayaa Laga Dhaliyay Goolka Guusha

    Kooxda Liverpool ayaa si murago leh uga hartay FA Cup-ka ka dib markii daqiiqaddii ugu dabeeysay ee waqtiga dheeriga ee 120-ka laga dhaliyay goolka guusha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda Liverpool ayaa si murago leh uga hartay FA Cup-ka ka dib markii daqiiqaddii ugu dabeeysay ee waqtiga dheeriga ee 120-ka laga dhaliyay goolka guusha

Labaad koox ayaa waqtigii caadiga ahaa ku dhameystay min hal gool oo looga horeeyay Liverpool balse xilli ciyaarta ku socotay rigoore ayaa waxaa taasi diiday Angelo Obinze Ogbonna .

Gool cajiib ahaa ayuu ka dhaliyay daqiiqaddi 120-aad iyaga oo sidaas ugu soo baxay wareegga 5-aad ee FA Cup-ka

7

Halkaan Laacibtv.net ka daawo goolasha




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip