Wararka

Biyo Dhaamin Laga Sameeyay Deegaano Hoostaga Magaalada Boorama

0 Visits: 678 | Sunday February 28, 2016 - 19:40:13
Maamulka Gobolka Awdal ayaa waxa ay Biyo Dhaamin ka sameeyeen Magaalada boorama ee xarunta a Gobolka Awdal biyahaasi ayaa waxa Deeq ahaan soo Bixisay Hay,ada Islaamiga ah ee Suna Khayriya ee Fadhigeedu yahay Magaalada Hargeysa Deeqdani ayaa waxa ay ka Kooban tahay 50 booyadood oo biyo ah kana Qaybisay…

Read More »

Isbahaysiga Madaxweynaha dalka Iran oo Guulo ka gaaray doorashadii Iiraan ka dhacday Jimcihii

0 Visits: 783 | Sunday February 28, 2016 - 19:36:47
Isbahaysiga Madaxweynaha Iiraan, Hassan Rouhani oo ah Isbedel-doon ayaa guulo waaweyn ka gaaray doorashadii ka dhacay Iiraan, iyadoo la filayo inay kuwada guuleystaan kuraasta Caasimadda Iiraan ee Tehran.

Read More »

SAWIRRO: Mugabe oo 92-jirsaday lana sheegay inuu yahay Hogaamiyaha ugu WEYN Caalamka

0 Visits: 847 | Sunday February 28, 2016 - 19:33:51
Madaxweynaha Dalka Zimbabwe Robert Mugabe oo u dabaal-dagay Sabtidii shalay 92-sano guuradiisii ayaa noqday Madaxweynaha ugu da'da weyn caalamka, iyadoo xaflada dhalashadiisa oo la sheegay inuu ku baxay dhaqaale badan lagu qabtay magaalada Masvingooo ku taalla Koonfur-bari dalka Zimbabwe.

Read More »

Iska horimaad duleedka Kismaayo ku dhexmaray Al-shabaab iyo ciidamada Jubaland

0 Visits: 853 | Sunday February 28, 2016 - 19:21:06
Iska horimaadkan oo ka dhacay duleedka galbeed ee xaafadda Farjanno ee magaalada Kismaayo, gaar ahaan halka loo yaqaan Haanta biyaha, ayaa u dhexeeyay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab iyo weliba ciidamo ka tirsan kuwa nabadsugidda Jubaland oo halkaasi ku sugnaa.

Read More »

Qaraxyo xoogan oo goor dhow ka dhacay magaalada Baydhabo

0 Visits: 672 | Sunday February 28, 2016 - 18:33:04
Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in qaraxyo xoogan goor dhow ay ka dhaceen bartamaha magaalada.

Read More »

Qoys Soomaali ka koobnaa 5 ruux oo ku geeriyooday dab ka kacay gurigooda magaalada Jeddah

0 Visits: 693 | Sunday February 28, 2016 - 18:30:20
Wararka ka imaanaya magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga Carabiya ayaa sheegaya in shan ruux oo isku qoys ahaa ay ku geeriyoodeen dab ka kacay gurigooda, xilli ay hurdayeen.

Read More »

Aqoon wadaag ku saabsan tayaynta afka Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho + Sawirro

0 Visits: 746 | Sunday February 28, 2016 - 18:05:00
Aqoon isweydaarsi looga hadlayay sidii loo tayayn lahaa adeegsiga afka Somaaliga ayna ka soo qeyb galeen masuuliyiin kala duwan, aqoonyahano, xeel dheerayaal ku takhasusay afka iyo marti sharaf kale ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Kenya oo soo iibsaneysa diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drones-ka

0 Visits: 740 | Sunday February 28, 2016 - 18:00:47
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay soo iibsaneyso diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee wax basaasa ee loo yaqaan drones-ka, kuwaasoomagacooda la yiraahdo Boeing Scan Eagle.

Read More »

Galmudug oo sheegtay Shabaab iyo Burcad badeeda inuu ka dhaxeeya xiriir

0 Visits: 711 | Sunday February 28, 2016 - 17:59:17
Maamulka Galmudug, ayaa si cad u sheegay inuu jiro xiriir wada shaqeyn ah oo ka dhaxeeya Kooxaha Burcad badeeda Somalida iyo Kooxda Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Somaliya.

Read More »

Tarsan "Waa Mas'uuliyad laga cararayo in Amniga Muqdisho lagu wareejiyo Gobolka Banaadir"

0 Visits: 551 | Sunday February 28, 2016 - 17:57:07
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa dhaliilay qaabkii Gobolka Banaadir loogu wareejiyay Amniga Caasimada, isagoo ku tilmaamay inay tahay arrin aan dastuuri aheyn.

Read More »

Kooxo hubaysan oo Haweenay ku dilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 671 | Sunday February 28, 2016 - 12:30:20
Kooxo hubaysan ayaa xalay Isgoyska Siinaay ee Degmada Wardhiigleey, waxa ay ku toogteen haweenay la sheegay inay ganacsato aheyd. Haweenaydan ayaa la dilay, xilli ay doonaysay goob ganacsi oo ay ku laheyd Isgoyska Siinaay inay xirto, waxaana rasaas la dhacay Kooxo hubaysan oo aanan la garaneyn haybtooda.

Read More »

Rag Shabaab ah oo Kismaayo lagu dilay iyo hub laga qabsaday

0 Visits: 597 | Sunday February 28, 2016 - 12:28:38
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda hoose, Saddex nin oo Shabaab ka tirsan, ayaa lagu dilay Magaalada Kismaayo, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha Ammaanka.

Read More »

Madaxweynaha Somaliya oo ka noqday tiradii uu sheegay in Ciidanka Kenya looga dilay weerarkii Ceelcadde

0 Visits: 625 | Sunday February 28, 2016 - 11:43:18
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa uu beeniyay inuu daaha ka rogay tirada Ciidanka Militariga Kenya looga dilay weerarkii, 15-kii bishii hore ee January, ay Ururka Al Shabaab ku qaadeen Xeradii Degmada Ceelcadde ay ku lahaayeen.

Read More »

Hilary Clinton oo Kuguuleysatay Doorashada South Carolina

0 Visits: 590 | Sunday February 28, 2016 - 11:25:07
Hillary ayaa codadka ugu badan ka heshay dadka madowga ah. Guushaan ayaa ay soo hoysay ayadoo Talaadadana la filayo doorasho kale oo tijaabo ah waa maalinta lagu magacaabo'Super Tuesday'. Saddex maalmood oo qura ayumbaa doorashadaa ka harsan qabashadeeda.

Read More »

Midowga Yurub oo shaacisay inay dhimayo dhaqaalaha ay siiyo ciidamada AMISOM.

0 Visits: 604 | Sunday February 28, 2016 - 11:15:16
War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska Midowga Yurub ayaa looga hadlay weerarkii Al-Shabaab masuuliyadiisa ay sheegteen oo habeen ka hore ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Kenya iyo Israel oo ku heshiiyay la dagaalanka Al-Shabaab.

0 Visits: 627 | Sunday February 28, 2016 - 11:11:07
Dowladaha Kenya iyo Israel ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan dagaalka Alshabaab, kadib markii uu Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta isbuucii hore booqday dalkaasi.

Read More »

Wasiirka amniga oo ka codsaday baarlamaanka inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada

0 Visits: 639 | Sunday February 28, 2016 - 10:55:00
Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Axmed ayaa baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada, si looga hortagop dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

Read More »

Xildhibaan Jeesow oo qaylo dhaan ka muujiyay qaraxyadii xalay gil gilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 581 | Sunday February 28, 2016 - 10:53:15
ildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxaa uu ka hadlay weeraradii qaraxyada loo adeegsaday, ee Ururka Al Shabaab uu xalay ka gaystay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Xoogaga Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Xerada Maslax oo ciidanka Amisom degan yihiin

0 Visits: 630 | Sunday February 28, 2016 - 09:57:45
Xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab, ayaa xalay fiidkii weerar ku qaaday Fariisinka ciidanka Amisom ay ku leeyihiin Xerada Maslax ee duleedka dhanka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Ammaanka caasimadda oo lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir

0 Visits: 726 | Sunday February 28, 2016 - 09:45:17
Kulankan oo ahaa mid deg deg ayaa waxaa looga hadlayey Amaanka magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay oo shir guddoominaaye Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidad iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare, ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, Saraakisha Hey'adaha Amniga, Guddoomiyeyaasha…

Read More »