
Qaramada Midoobay iyo EU oo iska kaasganay dhameynta askareynta Carruurta Soomaaliyeed
Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruur ee UNICEF,ayaa shaaca ka qaaday iney badbaadisay boqolaal carruur Soomaaliyeed oo ay qoran rabeen Kooxaha hubeysan ka dib markii ay siisay taageero dhaxal gal ah oo ay ku jiraan fursado xirfadeed iyo Waxbarasho sida daryeelka nafsad ahaan iyo mid madadaaleed.

Qaramada Midoobay iyo EU oo iska kaasganay dhameynta askareynta Carruurta Soomaaliyeed

Inta lagu guda jiray mashruuca 15-ka bil oo soo bilowday bishii June 2014,ayaa waxaa ka faa’ideystay in ku dhow 401-Carruur iyo dhalinyaro isugu jira inta uu socday mashruuca,waxaana ku baxday lacag gaareysa US$1 million oo timid Midowga Yurub.
Intii lagu guda jiray mashruuca 15 bil oo bilaabmay bishii Juun ee 2014, 401 caruurta iyo dhalinyarada ka faa'iideystey ka dib markii maaliyad ah oo US $ 1 milyan oo ka tirsan Midowga Yurub.

Dhalinyaradaan oo isugu jira Hablo iyo Wiilal,ayaa iska diiwaan geliyay Barnaamijka tababarka xirfada,sida Barashada maamulka,farsamada Baabuurta iyo tubooyinka.
Midowga Yurub ayaa taageero caalami siisa xukuumada iyo Shacabka Soomaaliyeed oo mudo ka badan 20-sano dagaalo ku soo jiray.
Qaramada Midoobay iyo EU oo iska kaasganay dhameynta askareynta Carruurta Soomaaliyeed
Hay'ada Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruur ee UNICEF,ayaa shaaca ka qaaday iney badbaadisay boqolaal carruur Soomaaliyeed oo ay qoran rabeen Kooxaha hubeysan ka dib markii ay siisay taageero dhaxal gal ah oo ay ku jiraan fursado xirfadeed iyo