Sports News

Cristiano Ronaldo Oo Ku Dhaawacmay Kulankii Ay Xalay Madrid Guusha Ka Gaartay Villareal Iyo Zidane Oo Ka Hadlay

0 Visits: 769 | Thursday April 21, 2016 - 11:19:22
Xidiga koxda Real Madrid ee Cristian Ronaldo ayaa dhaawacmay dhamaadkii kulanii xalay Real Madrid guusha ka gaartay kooxda Villareal oo ay ku garaaceen 3-0 kadib goolal ka kala yimid Benzema, Vazquez iyo Modric.

Read More »

LA OGAADAY! Xiddigaha Diirada U Saaran Chelsea Xagaaga Iyo Shax Ciyaareedka Uu Antonio Conte Ka Hirgelin Doono Stamford Bridge.

0 Visits: 813 | Thursday April 21, 2016 - 11:18:10
Antonio Conte ayaa wada qorshe weyn oo uu doonayo inuu dib ugu dhiso kooxda Chelsea xilli ciyaareedka danbe.

Read More »

Hordhaca Kulanka Adag Ee Meryside Derby Ee Liverpool Vs Everton, Klopp Oo Wajahaya Kulankisii Ugu Horeeyay Ee Deby-ga Meryside

0 Visits: 750 | Wednesday April 20, 2016 - 11:30:23
Kooxda Liverpool ayaa kulan aad u adag gurigeeda ku soo dhaweyneysa kooxa ay dariska yihiin ee Everton kuwaasoo sabab u ahaa in bilowgii xili ciyaareedkaan shaqada laga ceyriyo macalinkii hore ee kooxda Liverpool ee Brendon Rodgers kadib barbaro ay ku soo galeen garoonka Goodson Park.

Read More »

Hordhaca Kulanka Man United Vs Crystal Palace, Red Devils Oo Rajeyneysa Iney Ka Faa'ideysato Barbarihi Dariskooda Ee Xalay

0 Visits: 657 | Wednesday April 20, 2016 - 11:29:14
Manchester United ayaa soo dhaweyneysa kooxda Crystal Palacekulan xiiso leh oo ka dhici doona garoonka Old Trafford habeenimada caawa ah, ghuul ay ka gaaraan kooxdaan ayeey farqiga dhibcaha ugu soo yaren doonaan kooxaha kaalmaha sare kujira ee Arsenal iyo Mancester City xili ay kooxda ay dariska yihiin…

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Deportivo Vs Barcelona, Bluagrana Miyeey Ka Soo Laaban Doontaa Musiibada Ku Habsatay Xiliga Ugu Muhiimsan Xili Ciyaareedka ?

0 Visits: 637 | Wednesday April 20, 2016 - 11:27:45
Barcelona ayaa u safri doonta kooxda Deportivo oo labadii kulan ee u danbeysay ay la ciyaarto ay kala kulmeen barbaro iyadoo kulankii ugu dnabeeyay ee xili ciyaareedkii hore uu ku dhamaaday barbaro 2-2 ah.

Read More »

Falaanqeynta Kulanka Adag Ee Real Madrid Vs Villareal, Los Blancos Oo Tijaabo Adag Mareysa XIli Ay Caawa Bilaabeysa Mid Kamid Ah Shan Final Oo U Hartay

0 Visits: 707 | Wednesday April 20, 2016 - 11:26:32
Real Madrid ayaa garoonkeeda Sentiago Bernabue ku soo dhaweyneysa kooxda kaalinta afaraad kaga jirta horyaalka La Liga ee Villareal iyadoo maanka ku heysa qeyb kamid ah natiijada kulamada kooxaha ay xifaaltmayaan ee Barcelona iyo Atletico oo kulamo adag safar ku tagaya Deportivo iyo Athletic Bilabao…

Read More »

Wakiilada Cristiano Ronaldo Oo Si Kulul U Beeniyay Wararka Xidigaan La Xiriirinaya Inuu La Hadlay Kooxda Paris

0 Visits: 581 | Wednesday April 20, 2016 - 11:24:13
Shirakada wakiilada ka ahCristiano Ronaldo' ayaa dafirtay in xidiga kooxda Real Madriduu la hadlay kooxda Paris Saint-Germain uuna u dhaqaaqi doono xagaagan iyagoo sheegay ineysan jirin wax wada hadal ah uu xidigaan la yeeshay Paris.

Read More »

Warbixin: Kadib Markii La Galay Xiligii U Xasaasisanaa Ee Horyaalka La Liga, Macalimiinta Sadexda Koox Ee Ugu Sareeya Oo Bilaabay Iney Dagaal Maskaxeed Isku Isticmaalaan

0 Visits: 584 | Wednesday April 20, 2016 - 11:22:00
Maalintii shalay aheyd iyi fiidnimadii xalay waxaa dhamaan shirkooda jaraa'id ee kulamada ay caawa iyo beri kala ciyaarayaan qabtay macalimiinta kooxaha ugu sareeya ee horyaalka La Liga Luis Enrique, Diego Simone iyo Zinedine Zidane kuwaasoo dhamaan istcimaalay dagaal maskaxeed xili lagu jiro xaalad…

Read More »

Harry Kane Iyo Dele Alli Oo Dib U Soo Kiciyay Hamiga Horyaalka Ee Tottenham Iyagoo Guul Weyn Ka Gaaray Stoke City.

0 Visits: 639 | Tuesday April 19, 2016 - 12:23:23
Qaab ciyaareed cajiib ah oo ay soo bandhigtay kooxda Tottenham ayaa keentay inay shan dhibcood u soo jirsadaan kooxda hogaanka Premier League heysa ee Leicester City ka dib markii ay 4-0 ku xasuuqeen kooxda Stoke City.

Read More »

Hordhac: Newcastle v Manchester City – Sky Blues Oo Dooneysa Inay Xajisato Kaalinta 3aad Xilli Newcastle Ay U Dagaalameyso Sii Joogitaankeeda EPL.

0 Visits: 680 | Tuesday April 19, 2016 - 12:20:30
Newcastle v Man City Kulanka: Premier League Garoonka: St James Park Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore:Kevin Friend

Read More »

Ka Dib Goolashii Harry Kane Ee Xalayto Maxaa Iska Bedelay Tartanka Gooldhalinta Horyaalka Premier League?

0 Visits: 762 | Tuesday April 19, 2016 - 12:18:50
Weeraryahanka kooxda Tottenham Harry Kane ayaa sii dheereystay hogaanka gooldhalinta horyaalka Premier League ka dib markii uu labo gool xalayto ka dhaliyay kooxda Stoke City oo kooxdiisa Tottenham ay ku badisay 4-0.

Read More »

Iker Casillas Oo Ka Hadlay Tartanka Horyaalka La Liga, Mushkilada Barcelona Heysata, Tartanka Champions League Iyo Waxyaabo Kale.

0 Visits: 605 | Tuesday April 19, 2016 - 12:17:24
Iker Casillas ayaa ka hadlay waxa ka socda horyaalka La Liga isagoo Madrid u joogay howlo shaqo oo uu ka xayaysiinayay shaambada madaxa lagu meyrto ee Head & Shoulders. Waxa uu sidoo kale ka hadlay mushkilada Barcelona iyo kooxda ku guuleysan doonta Champions League.

Read More »

Dele Alli Oo Rikoor Cusub U Dhigay Premier League Ka Dib Goolashii Uu Xalayto Ka Dhaliyay Stoke City.

0 Visits: 610 | Tuesday April 19, 2016 - 12:16:00
Dele Alli ayaa rikoor cusub u dhigay Premier League isagoo noqday xiddigii khadka dhexe ee ugu da'da yaraa ee dhaliyay 10 gool ama ka badan hal xilli ciyaareed.

Read More »

Cesc Fabregas Oo Ka Sheekeeyay Sababtii Ku Dhalisay Inuu Isaga Tago Kooxdiisa Hore Ee Barcelona Kuna Biiro Chelsea.

0 Visits: 701 | Tuesday April 19, 2016 - 12:12:15
Fabregas ayaa ka soo baxay akadeemiga La Masai ee Barceona, waxaana uu isagoo da' yar u dhaqaaqay Arsenal halkaasoo uu kabtan ka noqday ka hor inta uusan Camp Nou ku laabanin sannadii 2011 markii uu joogay Pep Guardiola.

Read More »

Arsene Wenger Oo La Fajacay Heerka Uu Gaarsiisnaa Xad-gudubkii Uu Kala Kulmay Jamaahiirta Arsenal Kulankii Crystal Palace.

0 Visits: 634 | Tuesday April 19, 2016 - 12:10:22
Arsene Wenger ayaa amakaak ka qaaday heerka uu garsiisnaa xad-gudubkii uu kala kulmay jamaahiirta Arsenal ka dib barbarihii ay kooxdiisa la gashay kooxda Crystal Palace.

Read More »

Sawirro: Jack Wilshere Oo Dhaliyay Goolkiisii Ugu Horeysay Ee Muddo Toban Bilood Ah Xilli Uu Dhaawac Kale Ka Badbaaday.

0 Visits: 619 | Tuesday April 19, 2016 - 12:07:25
Xiddiga khadka dhexe ee Arsenal iyo England Jack Wilshere ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horeysay ee muddo 10 bilood ah iyadoo kooxda Gunners ee da'dooda ka hooseysa 21 sanno ay guuldarro 2-1 ah xalayto kala kulmeen dhigooda West Brom. 24 jirkaan ayaa ku soo laabtay garoomada kulankii ay da' yarta…

Read More »

Real & Bayern Oo Ku Dagaalamaya Harry Kane, Sanchez Oo Bayern Looga Yeerayo, Mata Oo Aan Hubin Mustaqbalkiisa Old Trafford Iyo Wararkii Kale Ee Ay Qoreen Wargeysyada Maanta Oo Talaado Ah.

0 Visits: 598 | Tuesday April 19, 2016 - 12:04:55
Maalinwanaagsan meel walba oo joogtaan akhristayaasheena sharafta leh, waxaan idiin soo gudbineynaa sida aad inooga barateen maalin walba wararkii ugu waa weyn ee ay qoreen wargesyayda maanta oo Talaadoah, xuquuqda iyo sugnaanshaha wararkaan waxaa ka mas'uul ah wargeysyada magacooda uu ku hor qoran…

Read More »

Daawo :Wiilka Zidane Oo Lagu Maadeystay , Waligaa Ma Aadan Arag Goolhaye Sameeyay Qaladkaan Oo Kale

0 Visits: 633 | Monday April 18, 2016 - 12:19:40
Luca Zinedine oo goosha u ilaaliya 17-sanno jirada Real Madrrid ayaa aad looga maadeystay saacadihii la soo dhaafay baraha bulshada ee Internet-ka

Read More »

Jack Wilshere Oo Dhexda Ka Galay Muran Dhanka Internet-ka Ah Kadib Markii Uu Soo Dhigay Sawir Halyeeyo Man United Ah Xili Uu Taageero U Muujinayay Kooxdiisa

0 Visits: 633 | Monday April 18, 2016 - 12:18:16
Jack Wilshere ayaa dhexda ka istaagay mushkilad dhanka Internet ka ah markii uu bartiisa Twitterka soo dhigay sawir uu ku muujinayo in Arsenal ay marwaliba tahay kooxdiisa laakin uu soo dhex dhigay taalada garoonka Old Trafford albaabkiisa ku taala ee ay leeyihiin halyeeyada Man United.

Read More »

IDIN Ma DOONAYO: Mario Balotelli Oo Si Cad Ugu Sheegay Liverpool Inuusan Dooneyn Inuu Ku Laabto Kooxda Liverpool

0 Visits: 587 | Monday April 18, 2016 - 12:16:57
Mario Balotelli ayaa cadeeyay dareenkiisa ah inuusan marna dooneyn inuu ku laabto kooxda iska leh ee Liverpoolwuxuuna sheegay inuu jecel yahay sii joogitaanka kooxda ka dhisanSerie A-da ee AC Milan oo uu amaah kula joogo.

Read More »