Wakiilada Cristiano Ronaldo Oo Si Kulul U Beeniyay Wararka Xidigaan La Xiriirinaya Inuu La Hadlay Kooxda Paris

0
Wednesday April 20, 2016 - 11:24:13 in Sports News by
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilada Cristiano Ronaldo Oo Si Kulul U Beeniyay Wararka Xidigaan La Xiriirinaya Inuu La Hadlay Kooxda Paris

    Shirakada wakiilada ka ahCristiano Ronaldo' ayaa dafirtay in xidiga kooxda Real Madriduu la hadlay kooxda Paris Saint-Germain uuna u dhaqaaqi doono xagaagan iyagoo sheegay ineysan jirin wax wada hadal ah uu xidigaan la yeeshay Paris.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirakada wakiilada ka ahCristiano Ronaldo' ayaa dafirtay in xidiga kooxda Real Madriduu la hadlay kooxda Paris Saint-Germain uuna u dhaqaaqi doono xagaagan iyagoo sheegay ineysan jirin wax wada hadal ah uu xidigaan la yeeshay Paris.

Warar shalay soo baxay ayaa sheegay in xidiga heerka caalami ee xulka Portugal uu u safray magaalada Paris si uu wada hadalo ula soo yeesho madaxweynaha ahna milkiilaha PSG ee Nasser Al-Khelaifi.

Afhayeenka hey’da wakiilada u ah Cristiano oo lagu magacaabo Gestifute ayaa beeniyay warkaas isagoo u sheegay shabakada Goal "Cristiano iyo PSG waa sheeko aan jirin” waxayna warar kale oo soo baxay ayaa sheegaya in xidigaan uu gaaray magaalada Paris laakin uu u aaday arimo ganacsi.

MADRID, SPAIN - APRIL 12: Cristiano Ronaldo of Real Madrid celebrates his second goal during the UEFA Champions League quarter final second leg match between Real Madrid CF and VfL Wolfsburg at Estadio Santiago Bernabeu on April 12, 2016 in Madrid, Spain. (Photo by Mike Hewitt/Getty Images)

MADRID, SPAIN – APRIL 12: Cristiano Ronaldo of Real Madrid celebrates his second goal during the UEFA Champions League quarter final second leg match between Real Madrid CF and VfL Wolfsburg at Estadio Santiago Bernabeu on April 12, 2016 in Madrid, Spain. (Photo by Mike Hewitt/Getty Images)

Arintaan ayaa soo if baxday markii ay shalay majalada France Football qortay in xidigaan uu gaaray magaalada Paris si uu wada hadalo ula yeeasho kooxda ka dhisan caasimada France ee Paris uguna soo biiri xagaagan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip