Jack Wilshere Oo Dhexda Ka Galay Muran Dhanka Internet-ka Ah Kadib Markii Uu Soo Dhigay Sawir Halyeeyo Man United Ah Xili Uu Taageero U Muujinayay Kooxdiisa

0
Monday April 18, 2016 - 12:18:16 in Sports News by
  • Visits: 642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jack Wilshere Oo Dhexda Ka Galay Muran Dhanka Internet-ka Ah Kadib Markii Uu Soo Dhigay Sawir Halyeeyo Man United Ah Xili Uu Taageero U Muujinayay Kooxdiisa

    Jack Wilshere ayaa dhexda ka istaagay mushkilad dhanka Internet ka ah markii uu bartiisa Twitterka soo dhigay sawir uu ku muujinayo in Arsenal ay marwaliba tahay kooxdiisa laakin uu soo dhex dhigay taalada garoonka Old Trafford albaabkiisa ku taala e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jack Wilshere ayaa dhexda ka istaagay mushkilad dhanka Internet ka ah markii uu bartiisa Twitterka soo dhigay sawir uu ku muujinayo in Arsenal ay marwaliba tahay kooxdiisa laakin uu soo dhex dhigay taalada garoonka Old Trafford albaabkiisa ku taala ee ay leeyihiin halyeeyada Man United.

Xidiga khadka dhexe ayaa barta ay bulshada wax ku wadaato soo dhigay taaladaan oo ay ku qoran tahay "Tani waa kooxdeena maanta iyo waligeedba” oo ay la socoto astaanta Arsenal laakin fashilka ay yimid markii uu soo qaatay taalada halyeeyada Man United ee kala ah George Best, Denis Law iyo Bobby Charlton, United oo ah sadexdii weeraryahan ee United ee sanadihii lixdamaadkiii kuwaasoo sabab u ahaa iney kooxda qaado koobkoodii ugu horeeyay ee European Cup sanadii 1968.

Screen-Shot-2016-04-17-at-201142

Mid kamid ah dadka Twitterka istcmaala ayaa yiri "Jack Wilshere miyaa soo dhigaya sawir Arsenalah oo ay ku jiraan weerarkii sadexleyda United ?”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip