IDIN Ma DOONAYO: Mario Balotelli Oo Si Cad Ugu Sheegay Liverpool Inuusan Dooneyn Inuu Ku Laabto Kooxda Liverpool

0
Monday April 18, 2016 - 12:16:57 in Sports News by
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    IDIN Ma DOONAYO: Mario Balotelli Oo Si Cad Ugu Sheegay Liverpool Inuusan Dooneyn Inuu Ku Laabto Kooxda Liverpool

    Mario Balotelli ayaa cadeeyay dareenkiisa ah inuusan marna dooneyn inuu ku laabto kooxda iska leh ee Liverpoolwuxuuna sheegay inuu jecel yahay sii joogitaanka kooxda ka dhisanSerie A-da ee AC Milan oo uu amaah kula joogo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mario Balotelli ayaa cadeeyay dareenkiisa ah inuusan marna dooneyn inuu ku laabto kooxda iska leh ee Liverpoolwuxuuna sheegay inuu jecel yahay sii joogitaanka kooxda ka dhisanSerie A-da ee AC Milan oo uu amaah kula joogo.

Balotelli oo hal xili ciyaareed oo murugo ah wuxuuna ku guuldareystay inuu sameyn ku yeesho kooxdii iyadaba kala daadsaneyd ee macalin Brendon Rodgers wuxuuna haatan u sheegay saxaafada sida uu ugu soo horjeedo ku laabshada kooxda Reds wuxuuna yiri "Waxaan doonayaa inaan joogo Milan” sida uu ku hor yiri KaamiradaMediaset Premium.

"Ma doonayo inaan ku laabto Liverpool, waligey farxad kuma dareemin Liverpool, sidoo kale Milan waxay heysataa lacagta, waxaan haatan dareemayaa inaan is dhisayo, waxaan garoomada ka maqnaa mudo laakin haatan sadex ilaa afartii todobaad ee ugu danbeysay waxan dareemayay qaab ciyaareedkeyga”.

mario-balotelli

Balotelli ayaa qandaraas kula jira kooxda Liverpool ilaa dhamaadka xili ciyaareedka 2017-18.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip