Falaanqeynta Kulanka Adag Ee Real Madrid Vs Villareal, Los Blancos Oo Tijaabo Adag Mareysa XIli Ay Caawa Bilaabeysa Mid Kamid Ah Shan Final Oo U Hartay

0
Wednesday April 20, 2016 - 11:26:32 in Sports News by
  • Visits: 710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Falaanqeynta Kulanka Adag Ee Real Madrid Vs Villareal, Los Blancos Oo Tijaabo Adag Mareysa XIli Ay Caawa Bilaabeysa Mid Kamid Ah Shan Final Oo U Hartay

    Real Madrid ayaa garoonkeeda Sentiago Bernabue ku soo dhaweyneysa kooxda kaalinta afaraad kaga jirta horyaalka La Liga ee Villareal iyadoo maanka ku heysa qeyb kamid ah natiijada kulamada kooxaha ay xifaaltmayaan ee Barcelona iyo Atletico oo kulamo a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real Madrid ayaa garoonkeeda Sentiago Bernabue ku soo dhaweyneysa kooxda kaalinta afaraad kaga jirta horyaalka La Liga ee Villareal iyadoo maanka ku heysa qeyb kamid ah natiijada kulamada kooxaha ay xifaaltmayaan ee Barcelona iyo Atletico oo kulamo adag safar ku tagaya Deportivo iyo Athletic Bilabao sida ay u kala horeeyaan.

Kulanka: Real Madrid Vs Villareal

Garoonka:Estadio Santiago Bernabeu

Saacada Geeska Afrika:11:00 Habeenimo

Real-Madrid-vs-Villarreal

Wararka Labada Koox:

Real Madrid ayaa kulankaan weyn doonta adeega xidigeeda Gareth Bale oo dhaawac yar ku seegaya kulankaan, Dani Carvajal oo ganaax ku seegaya iyo Pepe oo isna dhaawac ku maqan halka Villareal ay ka maqnaan doonaan xidigaha kala ah Musacchio, Costa, Pina, Castillejo iyo Soldado, kuwaasoo dhamaan qaba dhaawacyo yaryar.

Shaxaha Macquulka Ah Ee Labada Koox:

Real Madrid: Navas; Danilo, Ramos, Varane, Marcelo; Casemiro, Kroos, Modrić; James, Benzema, Ronaldo

Villarreal:Areola; Mario, Bailly, Ruiz, Rukavina; Santos, Trigueros, Bruno, Suárez; Bakambu, Baptistao




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip