Wararka

Kulan looga hadlayay qaban-qaabada xuska Qaraxii G/Banaadir oo la qabtay

0 Visits: 198 | Monday July 20, 2020 - 20:33:01
Guddoomiye ku-xigeennada Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada & Howlaha Guud, Marwo Basma Caamir Axmed iyo Eng. Cumar Cali Cabdi ayaa si wada-jir ah u shir Guddoomiyey kulan loogu hadlayay qaban-qaabada xuska 24 July iyo 1da August oo ku beegan Qaraxii ka dhacday Xarunta Aqalka Dowladda Hoose…

Read More »

Khasaaro xoogan oo ka dhashay Dab ka kacay dhul-beereed ku yaalla Mudug

0 Visits: 211 | Monday July 20, 2020 - 20:19:49
Maamulka deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xoogan oo Maanta qabsaday dhul beereed ballaaran oo ku yaalla halkaas. Ku dhawaad 20 beerood ayuu dabku baaba'shay, xoolana waa ay ku dhinteen sida ay warbaahinta ay sheegeen maamulka wisil ka dib markii…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada caafimaad ee Boqorka Sacudi Carabiya

0 Visits: 227 | Monday July 20, 2020 - 20:15:31
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdicasiis Bin Cabdiraxmaan Aala Sacuud ayaa xaaladiisa caafimaad ay degen tahay kadib markii la dhigay isbitaal u gaar ah Boqortooyada. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in boqorka loo seexiyay isbitaalka si baaritaan loogu sameeyo xanuun dhinaca Kaadi heysta. Wakaaladda…

Read More »

Dowladda Somalia oo fariin Deg-deg ah u dirtay Hay'addaha samafalka

0 Visits: 205 | Monday July 20, 2020 - 20:09:04
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa ugu baaqay hey'adaha ka shaqeeya gargaarka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan la gaaraan dadka ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay deegaannada qaar ee ka mid ah degmooyinka dalka. Xamsa Saciid Xamsa Wasiirka Gargaarka…

Read More »

Warkooda iyo waaya aragnimadaada.No. 5=Faallo=

0 Visits: 1535 | Monday July 20, 2020 - 19:57:12
Addoonsigu ma ahan in jir ahaan laguu addoonsado oo kaliya, Addoonsiga ugu xun waa in Maskaxda lagaa Addoonsado.Waxaa jiro Dad badan oo isku heysto in ey xur yihiin laakin Addoon Maskaxeed ah, qaarkood waa Dad aan u naqaan Aqoonyahan, qaar waa hoggaamiyayaal Bulsho, qaar waa Hantiilayaal. waxaan Aqaan…

Read More »

Dowlad Goboleedyada oo faah faahiyay kulankii ay la qaateen Madaxda Dowladda

0 Visits: 202 | Monday July 20, 2020 - 19:31:23
Madaxweynayaaasha Dowlad Goboleedyada, Puntland, koonfur Galbeed, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Galmudug ayaa waxaa ay ka hadleen kulankii ay Magaalada Dhuusamareeb kula qaateen Madaxweyne Farmaajo & Ra'iisul Wasaare Kheyre. War kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in…

Read More »

Ciidanka Dowladda oo toogasho ku dilay Wiil Dhalinyaro ah

0 Visits: 213 | Monday July 20, 2020 - 11:27:32
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa ilaalada ka haaya dhismaha ka socda wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa ay Barqanimadii Maanta toogasho ku dileen Wiil Dhalinyaro ahaa. Wiilka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Catoosh Xaaji Cali ayaa Ciidamada toogteen,isaga oo…

Read More »

Villa Somalia & Ururada Bulshada rayidka oo War-Saxaafadeed is khilaafsan soo saaray

0 Visits: 206 | Monday July 20, 2020 - 11:25:27
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Dhuusamareeb kula kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee dalka, dadaallada xasilinta dowladnimada iyo sii-amba-qaadidda qorshaha Qaran ee qabsoomidda doorasho daah-furan. Dhankooda,…

Read More »

Wabiga oo fatahaad horleh ka geystay Shabeellaha Hoose

0 Visits: 214 | Monday July 20, 2020 - 11:22:06
Maamulka Deegaanka Sabiid iyo Caanoole Moordiinle iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay fatahaad wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanadaasi isagoo timaamay in saameyn xoogan ay ku yeelatay nolosha dadka deegaanka isla markaana ay fatahaadu baabi,isay dalagyadii sanadkan ka soo go,ayay…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 20-JULY-2020

0 Visits: 811 | Monday July 20, 2020 - 11:05:49
Jubbaland oo War kasoo saartay kulan kii Md. Farmaajo iyo Axmed Madoobe Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Madaxtooyadda M/ Dhuu samareeb kulan kula qaatay Madaxweyna ha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Ax med Madoobe. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxwey ne Axmed Madoobe ayaa waxaa lagu shee…

Read More »

Gaadiidka Bajaajta oo la qabqabtay iyo qaybo ganacsiga ka mid ah oo xidhmay Laascaanood

0 Visits: 227 | Sunday July 19, 2020 - 20:53:48
thumbnail Ganacsiga badhtamaha magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool ayaa intiisa badan albaabada loo laabay ka dib cabsi ka dhalatay rabshado salka ku haya gaadiidka dadweynaha ee Bajaajta loo yaqaan oo maanta intoodii badnayd la qabqabtay. Gaadiidleydan ayaa in badan lagu amrayey in ay qaataan…

Read More »

Cadaala-daro Baahsan oo La Sheegay Inay Ka Jirto Xafiisyada Madaxda Dowladda

0 Visits: 245 | Sunday July 19, 2020 - 20:33:11
Iyadoo Fatahaado ay dhawaan ka dhaceen deegaano hoosyimaada Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Degmadda Afgooye ayaa waxa isa soo taraya baaqyada kala duwan ee loo jeedinayano dowladda faderaalka Somaliya oo ku aadan in caawinaad lala gaaro dadka uu saameynta ku yeeshay fatahaadahaasi.

Read More »

Ciidamada dowladda Libya oo u jiheystay magaalada Sirte

0 Visits: 242 | Sunday July 19, 2020 - 20:17:30
Dowladda Libya ee caalamka uu aqoonsan yahay ayaa Sabtidii ciidamadeeda u dhaqaajisay meel u dhow magaalada Sirte, oo ah halka loo maro goobaha ugu weyn ee laga soo saaro saliidda dalka, halkaasi oo ay dooneyso inay ka qabsato ciidamada Jeneral Khalifa Hafter. Goobjoogeyaal iyo teliyayaal militari ayaa…

Read More »

Lix bil kadib dhismo lagu bilaabay waddada xiriirisa Muqdisho & Afgooye

0 Visits: 230 | Sunday July 19, 2020 - 19:50:25
Muddo lix bilood ah kadib waxaa maanta dib loo bilaabay dhismaha waddada xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye oo hakad ku jiray lixdii bilood ee la soo dhaafay,kadib weeraro ka dhacay. Dhismaha waddadaas oo ay iska kaashanayaan dowladaha Qatar iyo Turkiga ayaa waxaa dhismaheeda caqabado xooggan…

Read More »

Taliska Booliska oo War kasoo saaray weerarkii ka dhacay Warta-nabada

0 Visits: 230 | Sunday July 19, 2020 - 19:13:16
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa War kasoo saaray weerarkii lagu qaaday Guri mingiska lagu tumo oo ku yaalla agagaarka Iskoolka 15-May ee Degmada Warta-nabada ee Gobolka Banaadir. Qoraa kasoo baxay Taliska Booliska ayaa waxaa lagu sheegay in Nin ku labisnaa deriska Ciidanka dowladda uu rasaas…

Read More »

Khasaarooyin hor dhac ah oo ka dhashay weerarkii lagu qaa day Guriga Mingiska lagu tumayay

0 Visits: 227 | Sunday July 19, 2020 - 18:40:12
Faah faahino ayaa kasoo baxaya Nin hubeysan oo weerar ku qaaday salaadii casir ka dib Guri Mingiska lagu tumo oo ku yaalla Degmada Warta-nabadda ee Gobolkaan Banaadir. Nin ku hubeysan qori AK47 ayaa rasaas xooggan ku furay dadweyne badan oo ku sugnaa Guriga lagu tumaayay Mingiska oo si gaar ah ugu yaalla…

Read More »

Nibiriga buluugga ah waa noole aad u qara-weyn oo badaha ku nool.

0 Visits: 221 | Sunday July 19, 2020 - 18:28:33
Nibiriga buluugga ah waa noole aad u qara-weyn oo badaha ku nool, wuxuu aad uga weyn yahay xayawaanada kala ah Diinaasoorka iyo Maroodiga

Read More »

Nin hubeysan oo dad shacab ah ku dilay Muqdisho

0 Visits: 219 | Sunday July 19, 2020 - 15:23:44
Warar aan goordhow helnay ayaa waxa ay sheegayaan nin hubeysan uu dad shacab ah ku dilay degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir. Ninka hubeysan ayaa waxaa la sheegay in uu rasaas ku furay guri lagu tumayay Mingiska, kaas oo ku yaalla xaafad ka mid ah degmada Warta Nabadda.

Read More »

Galmudug oo faah faahisay qabsoomida Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 228 | Sunday July 19, 2020 - 12:21:55
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee ku aadan qabsoomida Shirka u dhaxeeya Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka & Dowlad goboleedyada. Kulamo gaar gaar ah ayaa xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, waxaana Madaxda ay uga arrinsanayeen sida loo…

Read More »

Dad ku waxyeelobay Hoobiyeyaal degaanka Janaale & Maamulka Gobolka oo ka hadlay

0 Visits: 243 | Sunday July 19, 2020 - 12:19:31
Tiro hoobiyeyaal ah ayaa xalay ku dhacay Xaafado ka tirsan degaanka Janaale oo kamid ah degaannada hoostaga Magaalada Marka, waxaana ka dhashay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed. Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose sheegay in Al-Shabaab ay hoobiyeyaal kusoo tuureen degaanka Janaale, isla markaana dad…

Read More »