Cadaala-daro Baahsan oo La Sheegay Inay Ka Jirto Xafiisyada Madaxda Dowladda

0
Sunday July 19, 2020 - 20:33:11 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cadaala-daro Baahsan oo La Sheegay Inay Ka Jirto Xafiisyada Madaxda Dowladda

    Iyadoo Fatahaado ay dhawaan ka dhaceen deegaano hoosyimaada Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Degmadda Afgooye ayaa waxa isa soo taraya baaqyada kala duwan ee loo jeedinayano dowladda faderaalka Somaliya oo ku aadan in caawinaad lala gaaro dadka uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo Fatahaado ay dhawaan ka dhaceen deegaano hoosyimaada Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Degmadda Afgooye ayaa waxa isa soo taraya baaqyada kala duwan ee loo jeedinayano dowladda faderaalka Somaliya oo ku aadan in caawinaad lala gaaro dadka uu saameynta ku yeeshay fatahaadahaasi.           Waxaana horay qayla dhaan dowladda usoo diray gudoomiyaha Degmadda Afgooye iyo masuuliyiinta ugu sarsareysa Gobolka Shabeelaha Hoose taasi oo ay ku dalbanayeen in laga caawiyo fatahaadaha ku dhuftay qeybo Gobolka Shabeelaha Hoose.

             Xildhibaan Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay Koonfur Galbeed oo Radio Simba la hadlay ayaa waxa uu ka hadalay qeyla dhaanta ka soo yeeraysa dadka uu saameeyay fatahaadda ka dhacday degmada Afgooye Gobolka Shabeelaha Hoose.

          Waxaana uu Xildhibaan Dalxa eedeeyn kala duldhacay mas’uuliyiinta Dowlada Fedaraalka ah oo uu sheegay in Ahmiyad aysan siinayn dhibaatooyinka haysata dadka shacabka ah ee uu sameyay fatahaadda.

        Dalxa waxa uu tilmaamay in cadaalad daro ay ka jirto dalka wax dadka masaakiinta ah daneynaynayaa aysan jirin taasi oo ka Jawaabeysa codsiyadooda ku aadan in la caawiyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip