Khasaaro xoogan oo ka dhashay Dab ka kacay dhul-beereed ku yaalla Mudug

0
Monday July 20, 2020 - 20:19:49 in Wararka by
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaaro xoogan oo ka dhashay Dab ka kacay dhul-beereed ku yaalla Mudug

    Maamulka deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xoogan oo Maanta qabsaday dhul beereed ballaaran oo ku yaalla halkaas. Ku dhawaad 20 beerood ayuu dabku baaba'shay, xoolana waa ay ku dhinteen sida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka deegaanka Wisil ee Gobolka Mudug ayaa faahfaahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xoogan oo Maanta qabsaday dhul beereed ballaaran oo ku yaalla halkaas. Ku dhawaad 20 beerood ayuu dabku baaba'shay, xoolana waa ay ku dhinteen sida ay warbaahinta ay sheegeen maamulka wisil ka dib markii Dab xoogan oo ka dhashay deegaanka Maraadheere oo ka mid ah deegaanada Hobyo hoostega.
    

    Qaar ka tirsan Beeralaydii khasaaruhu soo gaaray ayaa ka warramay Musiibada dhacday, iyagoo tilmaamay in dabka uu ka baabi’iyay dhul beeleed, isla markaana waxaa ay dalbadeen caawimaad la xariirta Miraha tabaca.

Guddoomiyaha deegaanka Wisil Cali Xasan iyo Cali Ducaale ayaa Hay’addaha Dowladda Soomaaliya ee Arrimaha Gargaarka iyo kuwa Galmudug ugu baaqay in ay ka jawaabaan dhibaatada hantiyadeed ee soo gaartay dadkii beeraleyda ahaa.

    Sidoo kale wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in dabkii xooganaa ee Maanta uu sameeyay dhul baaxadiisu gaarayo 25-km oo isku weer ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip