Wabiga oo fatahaad horleh ka geystay Shabeellaha Hoose

0
Monday July 20, 2020 - 11:22:06 in Wararka by
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wabiga oo fatahaad horleh ka geystay Shabeellaha Hoose

    Maamulka Deegaanka Sabiid iyo Caanoole Moordiinle iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay fatahaad wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanadaasi isagoo timaamay in saameyn xoogan ay ku yeelatay nolosha dadka deegaanka isla markaana ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Deegaanka Sabiid iyo Caanoole Moordiinle iyo Raqayle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka hadlay fatahaad wabiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanadaasi isagoo timaamay in saameyn xoogan ay ku yeelatay nolosha dadka deegaanka isla markaana ay fatahaadu baabi,isay dalagyadii sanadkan ka soo go,ayay beeraha Dadka ku nool deegaanadaasi ayaa ka soo barakacaya xaafadahii ay deganaayeen, qaar kale oo ka mid ah shacabka waxey ku godoonsanyihiin meelo ka mid ah deegaanka waxaana jira xaalado bani aadannimo ee ka dhashay fatahaadaha uu wabiga shabeelle ka sameynayo qeybo kamid ah shabeellaha hoose. Gudoomiyaha deegaanka sabiib iyo caanoole moordiinle iyo raqayle Maxamed Abuukar Axmed ayaa ka warbixiyay xaaladda saameynta fatahaada uu ku yeeshay deegaanka. Gudoomiyaha deegaanka sabiib iyo caanoole moordiinle iyo raqayle Maxamed Abuukar Axmed ayaa ka codsaday dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya iyo dowladda Federaalka Soomaaliya in ay u soo gurmadaan dadka ku dhibaateysan deegaanada Sabiid iyo Caanoole. .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip